Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Galmudug iyo Kuxigeenkiisa oo la Kulmay Wafdi Muqdisho uga baxay Joojinta Colaadda Gaalkacyo

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Galmudug iyo Kuxigeenkiisa oo la Kulmay Wafdi Muqdisho uga baxay Joojinta Colaadda Gaalkacyo

Cadaado–Codkamudug– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa Xalay Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado kula kulmay Wafdi ka socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo ku baxay Joojinta Colaadda Magaalada Gaalkacyo. Madaxda Galmudug iyo Wafdiga Muqdisho uga baxay Dhex-dhexaadinta Colaadda Gobolka Mudug ee uu Hogaaminayo Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Abwaanada Abwaan Xirsi Dhuux […]

November 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Itoobiya oo mar kale Dad Rayid ah ku Dilay Gobolka Galgaduud

Ciidamada Itoobiya oo mar kale Dad Rayid ah ku Dilay Gobolka Galgaduud

Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay in Degaanka Dac oo hoostaga degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud ay ku dileen Afar Qof kuna dhaawaceen illaa 6 kale. Maamulka Degmada Ceel-buur ayaa Xaqiijiyay Dilka Afarta Ruux iyo dhaawaca Lixda kale,waxaana dadka Dhintay ku jira Nabaddoon lagu Magacaabo Axmed Cabdulle Dhoobac oo 85 sano jir ah. Wararka ayaa […]

November 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DAAWO SAWIRADA: Banaanbaxyo ka socda Mareykanka

DAAWO SAWIRADA: Banaanbaxyo ka socda Mareykanka

USA-CodkamudugFM- Banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka socda Gobolada Dalka Mareykanka. Bannaanbaxyadan oo ay hogaaminayan dhalinyaro arday u badan, ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii ka bilowday magaalooyinka New York, Washington, Boston, Chicago, Berkeley, Pittsburgh, Portland, Austin iyo Nashville. Bannaanbaxayaasha, ayaa waxay ka careysan yihiin hadaladii uu Donald Trump […]

November 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah faahin weerar ka dhacay Qandala

Faah faahin weerar ka dhacay Qandala

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa weerar Ciidanka Badda ee Maamulka Puntland xalay ay ku qaadeen Kooxda Daacish ee ku sugan Degmada Qandala. Weerarkan ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan oo Ciidanka Badda ee Puntland ay ku qaadeen kooxda Daacish, kadib markii ay kooxda Daacish ka dareemeen dhaq dhaqaaq xoogan. Dagaalkan oo aan […]

November 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Soomaali walaac ka muujisay Doorashada Trump

Soomaali walaac ka muujisay Doorashada Trump

Soomaalida ku nool Gobolada Dalka Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay in Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka loo doortay Donald Trump. Donald Trump ayaa xilka Madaxtinimada Dalka Mareykanka waxaa uu kaga guuleystay Hillary Clinton oo ka socotay xisbiga Dimuqraadiga ee Dalkaasi. Soomaalida qaar ee ku nool Dalka Mareykanka ayaa walaac waxa ay ka muujiyeen in Madaxweynaha […]

November 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Waa Sidee Saaka Xaalada Gaalkacyo Maxaasa Ka socda

Waa Sidee Saaka Xaalada Gaalkacyo Maxaasa Ka socda

Xaalada magaalada gaalkacyo ayaaa ah saaka mid dagan mana jirto wax dagaal ah ama rasaas ah oo saaka gaalkacyo laga maqlayo balse waxaa wali iska soo horjeeda ciidamada galmudug iyo puntland oo galbeedka gaalkacyo isku horfadhiya Labada dhinac ayaa ku dadaalaya dhaqan galinta hashiiskii xabad joojinta ahaa ee ay labada madaxwayne gaareen kaasi oo wada […]

November 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wafuud Kala duwan Oo Gaalkacyo Kusoo Fool Leh

Wafuud Kala duwan Oo Gaalkacyo Kusoo Fool Leh

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ee bartmaha dalka soomaaliya ayaa waxaa kusoo fool leh saacadaha soo socda wafuud kala duwan oo heer caalami ah kuwaasi oo gaalkacyo u imaanaya daminta colaada daba dheeraatay ee galmudug iyo puntland Wafuudaan ayaa iskugu jira madax ka imaanaysa maamul gobaleedyada beesha caalamka qaybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Siyaasi Axmed Shire Falagle”Dagaalka Gaalkacyo Hal Dhanbuu Ka Socdaa

Dhagayso:Siyaasi Axmed Shire Falagle”Dagaalka Gaalkacyo Hal Dhanbuu Ka Socdaa

Siyaasi axmed shire falagle oo ka mid ah siyaasiyiinta reer galmudug ee dalka dibadiisa ku sugan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacada codkamudug kaga hadlay dagaalka gaalkacyo ee dhex maraya galmudug iyo puntland Axmed shire falagle ayaa sheegay in dagaalka gaalkacyo uu wado cabdi wali maxamed cali gaas madaxwaynaha puntland uuna ku mashquulinayo […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Gudi Ka Socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Maanta Cadaado Gaaray

Daawo Sawirada:Gudi Ka Socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Maanta Cadaado Gaaray

Xubnahaan ka kala socda Gulaha abwaanada soomaliyeed iyo aqoonkyahano kana soo anbabaxay Casimada dalka ee muqdisho ayaa maanta soo Gaaray magalada Cadaado waxaana Garoonka ku soo dhaweyaya masuulyin katirsan Galmudug iyo Qeybaha Bulshada iyagoona socdaalkooda hal ku dhig uga dhigay socdaalka xal u hilada Colaada Galkacyo. Cabdi xuseen shiiq maxamuud gudoomiye ku xigeenka gobolka mudug […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Taariikhda Donald Trump

Taariikhda Donald Trump

Donald John Trump wuxuu dhashay 14-kii June 1946 wuxuu ku dhashay kuna koray magaaladda New York , waa ilmaha afaraad nin hantiille ahaa oo ka ganacsan jiray guryaha oo lagu magacaabi jiray Fred Trump, inkastoo qoyskiisu hanti leeyihiin haddana waxaa la filayey in uu ka shaqeeyo shaqooyinka ugu hooseeya ee shirkadda Aabihiis laakiin waxaa loo […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news