Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

DHAGEYSO: Galmudug oo dagaal ku qaadaysa kooxaha burcadbadeeda

DHAGEYSO: Galmudug oo dagaal ku qaadaysa kooxaha burcadbadeeda

Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen. Kadib markii ciidanka Nabadsugidda Qaranku xalay hawlgal ay ka fuliyeen  deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ay ku soo badbaadiyeen Loise  Njoki Weru oo ah haweeney Kenyan ah oo 2-sano u qafaalneed koox burcad ah ayaa […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

K/Galbeed oo ka hadashay Dagaalkii Goof-gaduud

K/Galbeed oo ka hadashay Dagaalkii Goof-gaduud

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay Deegaanka Goof-gaduud ee duleedka Magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku dagaalameen Ciidanka K/Galbeed iyo Dagaalyahano ka tirsan Shabaab. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed, Xasan Cabdi Maxamed (Eelaay)  ayaa sheegay Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM in ay xaqiijiyeen gacan ku haynta Goofgaduud, sidoo kalena […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Hooyo Asli Xaaji“ Colaada Gaalkacyo waxaa ku dhimanayo wiilkii aan dhalay iyo kii ila dhashay [Dhagayso Waraysi murugo leh]

Dhagayso:Hooyo Asli Xaaji“ Colaada Gaalkacyo waxaa ku dhimanayo wiilkii aan dhalay iyo kii ila dhashay [Dhagayso Waraysi murugo leh]

Hooyo asli xaaji nuur oo ka mid ah hooyooyinkii ka cararay colaada gaalkacyo oo waraysi gaar ah siiyay shabakada warbaahinta codkamudug xili ay ku sugnayd goob baadiya ah oo ay ku barakacday ayaa sheegtay in dhibaato wayn ay kasoo gaartay colaada gaalkacyo “Anaga waxaa nasoo barakiciyay maamulada galmudug iyo puntland mid anaa u dhashay oo […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Nin Mindi ku Hubeysnaa oo Caawa Weeraray Safaarada Mareykanka ee Magaalada Nairobi

Nin Mindi ku Hubeysnaa oo Caawa Weeraray Safaarada Mareykanka ee Magaalada Nairobi

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in Nin ku hubeysnaa Mindi islamarkaana looga shakisan yahay shabaab in ay toogasho ku dileen Ciidamada ilaalada safaarada Mareykanka ay ku leeyahay Magaalaas, kadib markii uu weeraray askari ilaalo ka ahaa safaaradda. “Safaarada Maraykanka waxa ay xaqiijinaysaa in toogasho ka dhacday meel ku dhow […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Waraysi Xiiso Leh:Gudoomiyaha Hobyo Oo Codkamudug Uga Waramay Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Ee Hobyo Ka Socda

Dhagayso:Waraysi Xiiso Leh:Gudoomiyaha Hobyo Oo Codkamudug Uga Waramay Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Ee Hobyo Ka Socda

Dhaq dhaqaaq xoogan oo dhanka ganacsiga ah ayaa xiligaan laga dareemayaa magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug waxaana magaalada maalmihii dambe soo gaarayay doonyo iyo maraakiib sida shixnado ganacsi maalinimadii shalay ayaa hobyo waxaa soo gaaray markab sida shactar loogu tala galay in lagu dajiyo badeecooyinka kasoo dagaya dakada magaalada hobyo Gudoomiyaha dagmada hobyo ee […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Safiirka Jabuuti u Fadhiya Soomaaliya oo Gaaray Baladweyne

Safiirka Jabuuti u Fadhiya Soomaaliya oo Gaaray Baladweyne

Wafdi uu Hogaaminayo Safiirka Dowladda Jabuuti ufadhiya Soomaliya, Amb Aden Xassan Aden ayaa goordhow gaaray magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan. Safarka Safiirka waxaa ku wehlinayo saraakiil ka tirsan ciidamada jabuuti waxaana sababaha ay u gaareen magaalada baladweyne ay tahay sida ay ugu kuur geli lahaayeen howlgalka ciidanka amisom gaar ahan kuwa jabuuti iyo sida […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Dhaq-dhaqaaq Ganacsi oo ka Bilowday Dekadda Hobyo Ee Gobalka Mudug

Daawo Sawirada:Dhaq-dhaqaaq Ganacsi oo ka Bilowday Dekadda Hobyo Ee Gobalka Mudug

Waxaa dhaq dhaqaaq Ganacsi oo aad u xoogan xiligaan uu ka jiraa dekadda magaalada Hobyo ee gobolka mudug. Dhawaan waxaa dekadda Hobyo la geeyay shactar loogu talagalay in uu gacan ka geysto socodsiinta howlaha gacansi ee dekadda. Maamulka galmudug ayaa maalmihi la soo dhaafay waday qoshe lagu hormarinayo dekadda degmada hobyo ee gobolka mudug. Weli […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed oo kulan deg deg ka yeeshay Xaalada Tiyeegloow

Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed oo kulan deg deg ka yeeshay Xaalada Tiyeegloow

Golaha wasiirada Maamulka Koonfurgalbeed ayaa xaley kulan deg deg ahaa ka yeeshay Xaalada degmada Tiyeegloow ee gobolka bakool oo ay shaley isaga baxeen ciidanka itoobiya iyadoona al –shabaab ay la wareegen gacan ku heynta degmadaasi. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa diirada lagu saaray xaalada ay wajaheyso degmadaasi xili ay si iskooda ah ay […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Kooxda Daacish oo isaga baxday Degmada Qandala

Kooxda Daacish oo isaga baxday Degmada Qandala

Koox sheegatay in ay ka tirsanyihiin kooxda daacish islamarkaana shaley la wareegtay gacan ku heynta Degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa xaley isaga baxay degmadaasi. Wararka ka imaanaya qandala ayaa ku waramaya in saakay xaalada deegaankaasi ay degen tahay,waxaa degmada meel aan ka fogeyn shaley soo gaaray ciidamo hubeysan oo ka tirsan maamulka puntland. Dadka […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo M/weyne Guuleed kala hadlay Jojinta Dagaalka Gaalkacyo

Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo M/weyne Guuleed kala hadlay Jojinta Dagaalka Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Xalane kula kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Madaxweynaha Galmudug iyo Safiirka Mareykanka ee Arrimaha Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka wada hadlay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo,Doorshadii ka dhacday Galmudug ee Xubnaha Aqalka sare  iyo Arrimo kale. Safiirka Dowladda Mareykanka Stephen Schwartz ayaa […]

October 26 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news