Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

Dhagayso Barnamijka Tusmada Caawa Kana Dhagayso Wararkii ugu Xiisaha Badna Ee Somaliya Kadhacay iyo Wariye Hanad Cabdi Farax

Dhagayso Barnamijka Tusmada Caawa Kana Dhagayso Wararkii ugu Xiisaha Badna Ee Somaliya Kadhacay iyo Wariye Hanad Cabdi Farax

KADHAGAYSO BARNAMIJKA TUSMADA CODKAMUDUG GALKACYO HOBYO GAWAN WISIL IYO DEEGANO KALE OO GALMUDUG HOOSYIMADA DHAGAYSO BARNAMIJKA TUSMADA CAWA 21 5 2013

May 21 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada Wariyaasha Galmudug oo Maanta Tababar loo Soo Gaban Gabeeyay

Daawo Sawirada Wariyaasha Galmudug oo Maanta Tababar loo Soo Gaban Gabeeyay

Tababarkan oo Soconayay Mudo 2 Maalmood ah isla markana Ay ka Qayb Galeen in ku Dhaw 26 Wariye oo ka shaqeeya Galmudug aya Maanta Waxa Tababar Loogu Soo Gaban Gabeyay Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Dowlada Galmudug waxana Tababarkan Bixinayay Mas,uuliyin ka Socday Hay,ada Releif International Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Axmad Baasto oo Tababarkan Saxafiyinta u soo [...]

May 17 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowalda Ethopia oo Mar Kale Sheegtay inaysan Ciidamadeedu ka Baxayn Somaliya

Dowalda Ethopia oo Mar Kale Sheegtay inaysan Ciidamadeedu ka Baxayn  Somaliya

Ka dib dood weyn oo dhexmartay Mas’uuliyiin ka tirsan Machadka horumarka iyo Nabada ee Ethiopia ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada dalka Soomaaliya iyo halka ay wax marayaan, iyagoona si gaar ah u lafa guray ciidamada Ethiopia ee gacanta Meleteri Siinaya dowlada Soomaaliya. Waxayna sheegeen in ciidamada Ethiopia aysan ka bixi doonin Soomaaliya tan iyo [...]

May 17 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

(Dhagayso) Barnaamijka La Soco Horumarka iyo Dib u Dhaca Deeganka iyo Wariye Liiban Ciise Cumar

(Dhagayso) Barnaamijka La  Soco Horumarka iyo Dib u Dhaca Deeganka iyo Wariye Liiban Ciise Cumar

Barnaamijka Lasoco Hourmarka iyo Dib u DHaca Deganka Waxad Dhagaysatan Habeenka Jimco uu Baxayo sabtina ay soo Galayso Waxana Barnaamnija Cawa idin la Socod Siinaya Liiban CIiise Cumar Xarunta Gaalkacyo FM:89.5MHZ Galkacyo,Hobyo,Wasil,Dhabad iyo Deganada ku Xiiran Gobalka Hobyo HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DHAGAYSATID BARNAAMIJKA Dhagayso Barnaamijka Barnaamijka lasoco horumar iyo Dib u Dhaxa [...]

May 17 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasarada Warfaafinta Galmudug oo Siminaar Soconaya 2 Maalmood u Furtay Saxafiyinta Ka Shaqeeya Galmudug

Wasarada Warfaafinta Galmudug oo Siminaar Soconaya 2 Maalmood u Furtay  Saxafiyinta Ka Shaqeeya Galmudug

Wasiirka Wasarada Warfaafinta Galmudug Axmad Baasto ayaa maanta siminaar u Furay Wariyaasha Ka Hawulgala Deganada Dowlad gobaledka Galmudug iyadoona Siminaarkan ay soo Qaban Qaabisay Hay,ada Rileaf International Siminaarkan oo Soconaya Mudo 2 Maalmood ah aya waxa ka qayb galay ku dhawaad 24 wariye oo ka shaqeeya deganada Dowlad gobaledka galmudg waxana siminarkan bixinayay Mas,uuliyin ka [...]

May 16 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada Shaqaalaha Markabka Rihaam 3 oo Dalbaday in Laga Siidaayo Gacanta Burcad Badeeda Somalida

Daawo Sawirada Shaqaalaha Markabka Rihaam 3 oo Dalbaday in Laga Siidaayo Gacanta Burcad Badeeda Somalida

Burcad Badeed Somali ah ayaa waxa ay dalbanayaan Lacago madax furasho kadib markii in mudo ah ay gacanta ku hayeen lahaystayaal ka soo jeeda Fidnam ,japan,taywaan iyo sidoo kale filibiin. Wariye Libaan Ciise Cumar oo la kulmay lahaystasha ayaa Tilmamaya in Xaaladooda cafimaad laga deerinayo ,waxana uu shegay in kabtankii markabka uu dhintay iyo mid [...]

May 5 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Amaanka Waqooyiga Gaalkacyo oo laga Deerinayo Kadib Qaraxyo ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Madaxwaynaha Kenya oo shaaca ka Qaaday in uu ka Qayb Galayo Shirka ka Dhacaya London

Madaxwaynaha Kenya oo shaaca ka Qaaday in uu ka Qayb Galayo Shirka ka Dhacaya London

Wararka Codkamudug ay ka helayso Kenya ayaa shegaya in madaxwayne uhuru kenyati uu ka qayb galayo shirka ka dhaca london ee looga hadlayo arimaha somaliya wararkan aya lagu baahiyay jaraaidyada ka soo baxa kenya xili madaxda ka tirsan wadamada daneeya arimaha somaliya sida msar ay ka qayg galaayn shirka ka dhacayo london ee diirada lagu [...]

May 3 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Prof jawaari” Dowlada Guulo ayay ka soo Hoyday Kulamadii Turkiga aan kula Qaadanay Madaxda Caalamka”

Prof jawaari” Dowlada Guulo ayay ka soo Hoyday Kulamadii Turkiga aan kula Qaadanay Madaxda Caalamka”

Max’ed Sheikh Cismaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Muqdisho Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport kula hadlay saxaafada, waxa uuna sheegay in safarkiisa uu ahaa casuumaad uu ka helay gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga taasi oo uu ujeedkeeda ku sheegay sidii ay wada shaqeyn u dhex mari laheyd Baarlamaanada [...]

May 3 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiirkii hore waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame oo in ka badan 50 Arday gu Doon Siiyay Shahaadooyin kuwaasi oo ka Qalin jabiyay Dugsiga Waaberi Computer ee Gaalkacyo

Wasiirkii hore waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame  oo in ka badan 50 Arday gu Doon Siiyay Shahaadooyin  kuwaasi  oo ka Qalin jabiyay Dugsiga Waaberi Computer ee Gaalkacyo

Xafladan oo Ahayd mid Shahaadooyin lagu gu doon Siinay arday ka Qalin jabisay Dusiga Waabari Gaar ahan Compuerka Ayaa Munasabadii Shahaadooyinka lagu gu Doon Siinayay Waxa ka soo Qayb Galay Wasiir kii Hore ee Wasarada Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Galmudg ,Xubno ka tirsan Wasaarada Waxbarashada Galmudug, iyo sidoo kale Qaar ka Tirsan Golaha Wasiirada Galmudug Xafladan [...]

May 3 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news