Dahabshiil-Gif
 
Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

Dhagayso::Galmudug Oo Digniin u Dirtay Darwalada Gaadiidka Iyo Shacabka Gaalkacyo

Dhagayso::Galmudug Oo Digniin u Dirtay Darwalada Gaadiidka Iyo Shacabka Gaalkacyo

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray digniin kama dambeys ah oo ku wajahan shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kale darawalada gaadiidka kaxeeya. Digniintaan ayaa Waxaa si wadajir ah Usoo Saaray maamulka degmada Gaalkacyo iyo Taliska Qeybta Booliiska Galmudug, waxaana ay ku wajahan tahay waxyeelo loo geystay qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Gaalkacyo […]

February 28 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug oo War Murtiyeed Kasoo Saartay Arimaha Maamul Usameenta Gobollada Dhexe

Dhagayso:Galmudug oo War Murtiyeed Kasoo Saartay Arimaha Maamul Usameenta Gobollada Dhexe

Kulan Maanta Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug Ay Ku Yeesheen Waxgaradka Galmudug iyo Madaxda Maamulka Ayaa Waxa Ay Kasoo Saareen Kulan Kooda Baaq ,Talooyin Iyo Go,aamo Kasoo Baxay Kaasi Oo La Xariira Maamul Usameenta Gobolada Dhexe. Waxa Ay Ku Baaqeen Masuuliyiinta in Laga Qeybgalo Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Dhawaan Ka Furmaya Magaalada Cadaado,Sidoo […]

February 13 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Madaxweyne C/Qeybdiid: Dagaalka Guriceel Waa Ayaan daro”

Dhagayso: Madaxweyne C/Qeybdiid: Dagaalka Guriceel Waa Ayaan daro”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Oo Maanta Saxaafada Kula Hadlay Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug Ayaa Uugu Baaqay Dhinacyada isku Haya Degmada Guriceel inay Joojiyaan Dagaalka islamarkaana Wax Walba Ay Wada Hadal Ku Dhameeyaan. Madaxweynaha Galmudug Ayaa Sheegay in Xiligaan Gobolada Dhexe Ay Ku Hawlan Yihiin Maamul Ay Ku Midaysan Yihiin […]

February 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso: Madaxweynaha Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Gaalkacyo Xaruumo Cusub

Daawo Sawirada+Dhagayso: Madaxweynaha Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Gaalkacyo Xaruumo Cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Ayaa Maanta Xariga Ka Jaray Xaruumaha Dowlada Hoose,Garsoorka,Garoonka Kubada Cagta C/laahi Ciise Maxamuud Iyo Qayb Cusub oo Lagu kordhiyay Madaxtooyada Galmudug Kadib Munaasibad Ka Dhacday Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug Hirgelinta Xaruumahan waxaa iska kaashaday Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Hay’adda TIS . Mudane Cabdi Qaybdiid Madaxweynaha […]

February 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Gobollada Dhexe Ee Wadanka Sweden

Daawo Sawirada:Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Gobollada Dhexe Ee Wadanka Sweden

Xaflad  si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhaweeynaayey Madaxweye kuxigeenka Galmudug State Mudane Abdisamad Nuur Guuleed ayaa lagu qabaty hoolka shirarka Jubba restournt ee caasimadda wadanka Sweden ee Stockholm. Xafladdan  oo ahayd casho sharaf ayaa waxaa kasoo qayb galay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dagan wadanka Sweden gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Gobolada dhexe. Kulankan lagu […]

February 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso:in Ka Badan 30 Haween Ah oo Maanta Tababar Uuga Furmay Gaalkacyo

Daawo Sawirada+Dhagayso:in Ka Badan 30 Haween Ah oo Maanta Tababar Uuga Furmay Gaalkacyo

Aqoon iswaydaarsi kusaabsan doorka Ay Haweenka Soomaliyeed ka gali karaan Nabada iyo dib u heshiisinta Ayaa maanta ka Furmay Magalada Gaalkacyo, Waxaana kafaa idaysan doona ilaa iyo 30-Sodan Haween Ah Oo Ka kala yimid Dagmooyinka Baladweyne, Dhuusamareeb,Guriceel.Caabudwaaq iyo Gaalkacyo ,Waxaana  Madasha furitaanka Tababarkaasi kusaabsan Nabadgalyada dib u heshiisinta  kasoo qaybgalay masuuliyin katirsan Galmudug, Saraakiisha hay,adaha […]

February 10 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:WARAYSI: Madaxweynaha Galmudug oo Ka Hadlaya Xiriirka Galmudug iyo Dowlada Somalia+Arimaha Gobolada Dhexe

Dhagayso:WARAYSI: Madaxweynaha Galmudug oo Ka Hadlaya Xiriirka Galmudug iyo Dowlada Somalia+Arimaha Gobolada Dhexe

C/xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug oo Waraysi Gaar Ah Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Ka Hadlay Xiriirka U Dhaxeeya Galmudug iyo Dowlada Somalia iyo Sidoo Kale Arimaha Gobolada Dhexe. Waxa uu Madaxweynaha Sheegay in Shirkii Muqdisho Ee udhaxeeyay Dowlada Somalia iyo Qaarka Mid Ah Madaxda Maamulada Dalka Uusan Quseen Galmudug Wixii Kasoo Baxa islamarkaana Aysan Aqoonsanayn. […]

February 7 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Wali Ay Kasocdaan Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowlada Somalia

Dhagayso: Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Wali Ay Kasocdaan Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowlada Somalia

Wali Waxaa Ka Socda Deegaanada Galmudug Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Dowlada Somalia Kadib Markii Dowlada Somalia Ay Magaalada Muqdisho Ku Qabatay Shir Ay Ka Qeybgaleen Qaar Ka Mid Ah Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka iyadoona Galmudug oo Ka Mid Ah Maamuladii Soo Dhisay Dowlada Somalia Aan Lagu Casuumin Shirkaasi. Magaalooyinka Hobyo.Wisil,Ceeldibir,Galinsoor,Xarardheere,iyo Magaalooyin Dhowr Ah Ayaa Wali […]

February 7 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

A trip to a part of Bengal where humans are bought and sold everyday

A trip to a part of Bengal where humans are bought and sold everyday

  A trip to a part of Bengal where humans are bought and sold everyday   KOLKATA:  It takes about two hours by road and then a boat to reach Sandeshkhali, an island in the Sunderbans. This area is infamous for the conflict between its residents and tigers. Now, it has a bigger problem to contend […]

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso:Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowlada Somalia Oo Galmudug Ka Dhacay

Daawo Sawirada+Dhagayso:Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowlada Somalia Oo Galmudug Ka Dhacay

Dibad baxyaashani ruxay Maanta Magaalada Gaalkacyo oo siwada jir ah u soo Abaabuleen Madaxda maamulka iyo Qaybaha bulshada rayidka Galmudug Ayaa si kulul Waxa Looga soo Horjeestay shirka kasocda Magaalada muqdisho. Boqolaal Dibad Baxyada Ah Oo Socod Kumaray Maanta Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo Ayaa Hakad galiyey isku Socodkii Dadka iyo Gaadiidka wadooyinka Qaar ,Waxaana Dadweynuhu Ay […]

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news