Dahabshiil-Gif
 
Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

Sawiro::Madaxda iyo Jaaliyada Galmudug oo Hanbalyo u Diraya Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Arimaha Dibada Ahmed Ali Kadiye

Sawiro::Madaxda iyo Jaaliyada Galmudug oo Hanbalyo u Diraya Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Arimaha Dibada Ahmed Ali Kadiye

Jaaliyada Dowlad Gobaleedka Galmudug   ,  Golaha Wasitada Dowlad Gobaleedka Galmudug  Ganacsatada Salaadiinta iyo Qaybaha Kala duwan ee bulshada Galmudug Waxa Hanbalyo  Guul ah u Dirayan  Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Arimaha Dibada  Ahmed Cali Kadiye oo ah Aqoon Yahan  Ka Soo Jeeda Reer Galmudug oo Wayo Arag ah Aqoon Durugsana  u Leh Siyasada Dalka Guud […]

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AQRISO:::Ururada Bulshada Rayidka Ee Gobolada Dhexe Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Shirka Muqdiso

AQRISO:::Ururada Bulshada Rayidka Ee Gobolada Dhexe Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Shirka Muqdiso

XAFIISKA WARARKA RADIO CODKAMUDUG BY: Hanad Abdi Faarah Email: Hanadnasta@gmail.com

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dag Dag: Banaanbax Loogasoo Horjeedo Xusul Duubka Siyaasadeed Ee Muqdisho Oo Gaalkacyo Ka Socda

Dag Dag: Banaanbax Loogasoo Horjeedo Xusul Duubka Siyaasadeed Ee Muqdisho Oo Gaalkacyo Ka Socda

Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Xiligaan Waxaa Ka Socda Banaanbax Looga Soo Hoejeedo Xusul Duubka Siyaasadeed Ee Kasocda Magaalada Muqdisho. Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Galmudug Ayaa iskuugu Soo Baxay Magaalada Gaalkacyo iyagoo Socdaal Kusoo Maray Wadooyinka Waa Wayn Ee Magaalada Kadibna Iskuugu Yimid Barxada C/laahi Ciise Maxamuud Waxaana Ka Qeybgalay Oo […]

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Halkee Wax Umarayaan Gudiga Farsamada Maamul Usameenta Gobolada Dhexe (WARBIXIN)

Halkee Wax Umarayaan Gudiga Farsamada Maamul Usameenta Gobolada Dhexe (WARBIXIN)

Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka qeyb qaadanaya sugida amniga shirka dhowaan la geynayo Magaalada Cadaado Ee Xaruunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Madaxa Amniga ee Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ayaa ka sheegay degmada Cadaado in Ra’iisul Wasaaraha ay u gudbiyeen […]

February 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xukumada Soomaliya Waxa ku Jiro Wasiiro Tayo Prof Ahmed Higal Abrar

Xukumada  Soomaliya Waxa ku Jiro Wasiiro Tayo  Prof Ahmed Higal Abrar

  Asc  Dhamaan Warbaahinada Soomaliyeed ee Jecel Horumarka Soomaliya Gaar ahaan Codkamdug.com  Run ahaan Tii Dalka Waxa  uu Maraya Marxalad adag oo aan indhaha laga qabsan Karin ,qof kasta oo raba in uu dal hogaansho waxaa dalka  bur burinaya  waa  shaqsiyaad gaar ah oo aan doonayn in horary loo dhaqaalo  xukumada soomaliya  waxaa  ku jiro […]

February 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:::Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Oo kulan la qatay Jaaliyada Galmudug ee wadanka Finland .

Daawo Sawirada:::Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Oo kulan la qatay Jaaliyada Galmudug ee wadanka Finland .

Cabdisamad Nuur Guuled Oo Booqasho ku maraya wadamada la isku yimaado Scandneviayanka ayaa soo gaaray wadanka Finland wuxuna Kullan ad u balaran la qatay Jaaliyada Galmudug ee wadankaani isagoo kala hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Hormarinta Deegannada Uu Maamulku Gacanta ku hayo iyo sidii loo kala xog Qadan lahaa Labbada dhinacba. Xassan Xashaah oo […]

February 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::Hay,ada IRC Oo Degmada Ceeldibir Ka Baxday iyo Maamulka Degmadaasi oo Qeylo Dhaan Ka Muujiyay Xaalada Isbitalka Degmadaasi

Dhagayso::Hay,ada IRC Oo Degmada Ceeldibir Ka Baxday iyo Maamulka Degmadaasi oo Qeylo Dhaan Ka Muujiyay Xaalada Isbitalka Degmadaasi

C/raxmaan Sh.Xasan Gudoomiyaha Degmada Ceeldibir oo La Hadlay idaacada Codkamudug Ayaa Qaylo Dhaan Ka Muujiyay Xaalada isbitalka Degmadaasi Kadib Markii Degmadaasi Ay Ka Baxday Hay,ada IRC oo Gacanta Ku Haysa Isbitalka Degmadaasi. Waxa uu Sheegay Gudoomiyaha in Bulshada Reer Ceeldibir Ay Dib Uugu Laabanayaan Maalmo Murugo Leh oo Ay Horay Uuga Soo Gudbeen Bulshada Ku […]

February 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawirro+Dhagayo:Maamulka Degmada Gaalkacyo”Shacabku Waa in ay Bixiyaan Canshuurta”

Sawirro+Dhagayo:Maamulka Degmada Gaalkacyo”Shacabku Waa in ay Bixiyaan Canshuurta”

Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Bile Diini Cali Ayaa Waxa Uu Maanta kormeer ku Tagay Xaruunta Suuqa hanti Dhowr Ee Xaafada Howl-wadeeg Ee magaalada Gaalkacyo isagoo Warbixin Kaga Dhagaystay Maamulka Suuqaas. Waxa uu Shacabka Gaalkacyo Ka Dalbaday Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug inay Bixiyaan Canshuurta oo Ay Ka Qeybqaataan Horumarka Deegaanka. Halkaan Hoose Ka Dhagayso […]

February 1 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:::Shirar dib u heshiisiineed Oo Si Xowli Ah Uuga Socda Dhusamareeb

Daawo Sawirada:::Shirar dib u heshiisiineed Oo Si Xowli Ah Uuga Socda Dhusamareeb

Shirar dib-u-heshiisiineed oo ay hore ugu baaqeen Beelaha Wada Daga Gobolka Galguduud ayaa shalay ilaa maanta waxay ka dhacayaan Xarunta cusub ee “Nabadda iyo Mideynta Soomaaliya” ee degmada Dhusamareeb Ee Gobolka Galgaduud. Wafdi ballaadhan oo tiro ahaan kor u dhaafaya 212,  xubnood kana kala yimid degmooyinka iyo tuulooyinka waqooyiga gobolka Galgaduud oo maalin kahor  gaarey […]

February 1 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan Asc Warbaahinta Soomalida ee Jecel Horumarka Soomaliya Run ahaantii Dalkan Soomaliya Waxa uu Marayaa Xaalad Adag oo Dunida oo Dhan ay la Yaaban Tahay iyo Shacabkii oo ka Niyad Jabay Waxqabadka Dalka Sida awgeed ayaa Maqaalkan Waxaaan Ugu Mgac Daray Shacab iyo Dowlad aan isku […]

January 31 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news