Dahabshiil-Gif
 
Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

DHAGAYSO:Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug oo Been Abuur Ku Tilmaamay Hadal Kasoo Yeeray Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo Ee Puntland

DHAGAYSO:Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug oo Been Abuur Ku Tilmaamay Hadal Kasoo Yeeray Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo Ee Puntland

Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Ayaa Been Abuur Ku Tilmaamay Hadal Kasoo Yeeray Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo Ee Puntland Kaasoo Ahaa in Qaraxyada iyo Dilalka Qorsheesan Ee Ka Dhacaya Waqooyiga Gaalkacyo Laga Soo Abaabulo Dhanka Galmudug. Shirjaraa,id oo uu Maantay Xafiiskiisa Ku Qabtay Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Cismaan Cadceed Cilmi Ayuu Kaga Jawaabay Hadalka […]

January 7 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Soomaaliya oo Sharikada ARC Ee Shiinaha Uuga Digtay Shidaal Qodista Ay Ka Wado Awdal “WarSaxaafadeed”

Soomaaliya oo Sharikada ARC Ee Shiinaha Uuga Digtay Shidaal Qodista Ay Ka Wado Awdal “WarSaxaafadeed”

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas oo waayahan danbe si sharci darra ah macdan baaris iyo qodis uga wada Buuraha Simoodi ee Gobolka Awdal. ARC hawlaha sharci darrada ah ee ay wado waxay abuurtay xasilooni darro soo wajahday degaanadaas kadib markii […]

January 7 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Muqdisho:Macallin Ku Dhaawacmay Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

Muqdisho:Macallin Ku Dhaawacmay Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bambo loogu xiray gaarigiisa oo marayay agagaarka Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Macallinka oo magaciisa lau sheegay Cabdixaliim ayaa la tilmaamay in mid ka mid ah lugihiisa uu ku waayay qaraxa, waxaana iminka lagu […]

January 7 2015 | Posted in ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika

Wafdigaani ka socday Midawga Afrika ee uu hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midawga Afrika Ismaaciil Sharji ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Abaan duulaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi, Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Dalka […]

January 7 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: (Shirka Jaraa,id) Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ka Socda Waqooyiga Gobolka Mudug Ee Cadaado Gaaray

Dhagayso: (Shirka Jaraa,id) Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ka Socda Waqooyiga Gobolka Mudug Ee Cadaado Gaaray

Xubno isugu Jira Aqoonyahano ,siyaasiyiin iyo Waxgarad ka Tagay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo maalmahana ku sugnaa Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Shirjaraa,id Ay Degmadaasi Ku Qabteen Waxa Ay ku sheegeen in deegaanada ay ka yimaadeen Ee Woqooyiga Gobolka Mudug Ay Ka Soo Qayb Galayaan shirka Cadaado Lagu qabanayo Ee Maamulka Loogu Dhisayo […]

January 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Mudug Oo Sheegay In Dad Gaar Ah Ay Hurinayaan Dagaalka Saaxo

Dhagayso:Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Mudug Oo Sheegay In Dad Gaar Ah Ay Hurinayaan Dagaalka Saaxo

Gudoomiyahii Hore Ee Gobalka Mudug Ee Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad Gaar Ah oo ka shaqeynaya hurinta dagaalo u dhaxeeya beelo wada dega deegaanka Saaxo. Waxa uu si kulul u Eedeeyay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Puntland in isaga uu sheegay in deegaanka Saaxo uu yahay deegaan Puntland, taasi oo uu […]

January 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Prof Cali Xaashi Dhoore Oo Maanta isku Soo sharaxay Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Gobollada Dhexe

Dhagayso+Sawiro:Prof Cali Xaashi Dhoore Oo Maanta isku Soo sharaxay Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Gobollada Dhexe

Munaasabad Uu iskusoo Taagayay Musharax Cusub Xilka Madaxtinimada Ee Maamul Goboleedka Gobollada Mudug iyo Galgaduud Ayaa Maanta Waxa Ay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho. Prof Cali Xaashi Dhoore Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Mudug Iyo Galguduud Kadib Munaasibad Ka Dhacday Magaalada Muqdisho oo Ay Ka […]

January 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ergo ka socota waqooyiga Gobolka mudug oo cadaado Gaaray Kana Qeybgalaya Shirka Maamulka Gobolada Dhexe

Ergo ka socota waqooyiga Gobolka mudug oo cadaado Gaaray Kana Qeybgalaya Shirka Maamulka Gobolada Dhexe

Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka socda woqooyiga Gobolka Mudug oo ku sugan degmada Cadaado ayaa sheegay in ay ka qayb galayaan shirka maamulka loogu samaynayo gobollada Mudug iyo Gal-gaduud. Xubnahan oo isugu jira Aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka Tagay magaalada Gaalkacyo maalmahana ku sugnaa degmada Cadaado ee gobolka galgaduud ayaa shirkooda jaraa’id waxa ay ku sheegeen in […]

January 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii U Qabsoomay Sanadkii Tagay Ee 2014

Dhagayso: Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii U Qabsoomay Sanadkii Tagay Ee 2014

Bile Diini Cali Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug oo Maanta Saxaafada Kula Hadlay Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug Ayaa Ka Warbixiyay Waxyaabihii U Qabsoomay Sanadkii Tagay Ee 2014 iyo Qorshaha Sanadkan 2015 Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka XAFIISKA WARARKA-RADIO CODKAMUDUG WQ: Hanad Abdi Faarah Nagalasoo Xiriir Codkamudugfm@gmail.com Ama Hanadnasta@gmail.com Ama Tell:+252907603456

January 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Nin Madaxa Looga Jiro Oo Walaalkiis Ku Dilay Degmada Jowhar Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Nin Madaxa Looga Jiro Oo Walaalkiis Ku Dilay Degmada Jowhar Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Magaalada Jowhar Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Wiil ayaa waxaa uu Walaalkiis ku Dilay Faas ama “Masaar” kedib Markii sida la sheegay uu Muddo Labadooda u dhexeeyay Khilaaf dhanka Qoyska ah. Wiilka Dilka geystay ayaa la sheegay in dhowr mar oo hore ay is Khilaafeen walaalkiis, Kedib Markii uu Faaska ku Dilay ayaa la sheegay in […]

January 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news