Dahabshiil-Gif
 
Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

AMISOM”Cornel Xumud Xilka Loogama Qaadin Weerarkii Xalane”

AMISOM”Cornel Xumud Xilka Loogama Qaadin Weerarkii Xalane”

Danjiraha Midowga Afrika  ee Soomaaliya, Mamadu Siduku oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Ciidamada AMISOM Ee Xalane Ayaa  ka hadlay Xilka qaadistii lagu sameeyay Afhayeen Cali Aadan Xumud,waxaana uu sheegay in Xumud aan xilka looga qaadin Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen xarunta Xalane islamarkaana uu Waqtigiisu uu dhamaaday. Danjire, Mamadu Siduku Ayaa Xusay in Afhayeen […]

January 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhalashada Nabi Muxammad (NNKH) Oo Looga Dabbaal degay Beledweyne iyo Xeraale

Dhalashada Nabi Muxammad (NNKH) Oo Looga Dabbaal degay Beledweyne iyo Xeraale

Dhalashada Nabiga, oo sidoo kale loo Yaqaanno Mawliid Al-Nabi, Ayaa maanta looga dabbaaldegayaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Mawliidka ayaa sanad kasta la xusaa maalinta 12-aad ee bisha Rabiicul Awal. Culumada Beledweyne ayaa soo qabanqaabiyay dabbaaldegga, waxaana ka qeyb-galaya mas’uuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka iyo degmada iyo dadweyne aad u badan. Sheekh Axmed Maxamed […]

January 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada ::Xaflad Lagu Tagerayay Maamul u Samaynta Gobalada Mudug iyo Galgaduud oo UK lagu Qabtay

Daawo Sawirada ::Xaflad  Lagu  Tagerayay Maamul u Samaynta Gobalada Mudug    iyo Galgaduud  oo UK lagu Qabtay

Xafladan oo dhacday Tariikhdu Markay ahayd 1 Janaayo 2015 laguna Taagerayay Musharax Cabdi Raxmaan Maxamed ((( Diinaari)) oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Gobalada dhaxe ayaa xafladaasi waxaa ka soo qayb galay odayaal.culumo awdiin siyaasiyiin .iyo sidoo kale qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool ukwaxaana ay taaero la garab istaageen musharax […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Taliska Ciidanka Bada Galmudug oo Sheegay in Ay Talaabo Ka Qaadayaan Kooxaha Jariifka Kuhaya Xeebaha Galmudug

Dhagayso: Taliska Ciidanka Bada Galmudug oo Sheegay in Ay Talaabo Ka Qaadayaan Kooxaha Jariifka Kuhaya Xeebaha Galmudug

Taliska Ciidanka Bada Galmudug Ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin Sidii Ay Uuga hortagi lahaayeen kooxaha Jariifka kawada xeebaha Galmudug Gaar Ahaan Aaga Xeebta Magaalada Hobyo Ee Gobolka Hobyo, Halkaasi oo la rumaysan yahay in Ay Dhibaato Ku hayaan Burcad badeed iyo doonyo kaluumaysi Oo halkaasi dhibaato ku haya Sida Talisku Uu sheegay. Faarax […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:-Maamulka Gobalka Mudug Dhanka Puntland Oo Ka Hadlay Qaraxyo Waqooyiga Gaalkacyo kadhacay

Dhagayso:-Maamulka Gobalka Mudug Dhanka Puntland Oo Ka Hadlay Qaraxyo Waqooyiga Gaalkacyo kadhacay

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Ee Maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur oo Saxaafadda kula hadlay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Ayaa Ka Hadlay Qaraxyada Maalmahan Dambe ka Dhacayay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo,Waxaana Uu Sheegay Masuulkan in Ciidamada Maamulka Puntland Ay Wadaan Hawlgalo Ay Ku Baadi Goobayaan Cida Ka Dambaysa Qaraxyada Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. ‘’Booliska waa shaqaynayaan,waana dhamaan la’dahay,waana […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasaarada Caafimaadka Somalia”Ebola kama jiro Soomaaliya”

Wasaarada Caafimaadka Somalia”Ebola kama jiro Soomaaliya”

Wasaaradda Caafimaadka oo baaritaan ku sameysay muwaadin Soomaali ah oo Warbaahinta qaar ay ku sheegeen in uu qabo cudurka Ebola kana yimid dalka Guinea ayaa la tilmaamay in muwaadinkaasi uusan qabin cudurka lagu sheegay. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda caafimaadka ayaa lagu xasuy in Cabdiqaadir Jiinow Barrow oo ah muwaadinka ka yimid dalka Guinea, uusan […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ximan iyo Xeeb:Shirku inuu Cadaado ka dhaco waxba kama Harin”

Ximan iyo Xeeb:Shirku inuu Cadaado ka dhaco waxba kama Harin”

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in ay hadda Dhankooda Diyaariyeen Kaalintii ay ku lahaayeen Maamul u Sameynta Gobollada dhexe ee Dalka. Maxamed Xaaji Xuseen Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa uu sheegay in Dhankooda ay dhameystireen Kaalintoodii, halka hadda ay u Fadhiyaan ay tahay DFS oo la Wareegtay Qorshaha Maamulka […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Guddiga Farsamadda Maamul u sameynta G/dhexe oo war kasoosaaray halka ay wax umarayaan

Guddiga Farsamadda Maamul u sameynta G/dhexe oo war kasoosaaray halka ay wax umarayaan

Kulankii 34-aad oo aay isugu yimid guddiga farsamadda maamul usameeynta GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug oo uu shir gudoominayay Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga Maxamed Xaashi Cabdi. Shirkaa ayeey guddigu waxeey uga hadleen waxyaabihii u qabsoomay tan iyo intay gudoonka doorteen iyo waxa ku soo wajahan ooy tahay inay qabtaan. Waxyaabaha ay ka hadleen ayaa waxaa ka mid […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso:Madaxwaynaha Soomaliya Oo Ka Qayb Galaya Shirka Lagu Dhisayo Maamulka Gobolada Dhexe oo Dhawaan Cadaado Ka Furmi Doona

Dhageyso:Madaxwaynaha Soomaliya Oo Ka Qayb Galaya Shirka Lagu Dhisayo Maamulka Gobolada Dhexe oo Dhawaan Cadaado Ka Furmi Doona

Madaxweynaha Dowladda faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Lugu Wadaa Dhawaan inuu u safro degmada Cadaado,halkaas oo ay ka socoto dhismaha maamul la sheegay gobollada dhexe in loo dhisayo Booqashadan waxaa la filaya inay u billaabato madaxweynaha iyo wafdi wahelin doono,marka la soo dhiso xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Cumar Sharmaarke Halkaan Hoose Ka […]

January 2 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xasan Cabdi: Cirfo Ayaa Loo Maxkamadeynayaa Dadkii lagu Dilay Guriceel

Xasan Cabdi: Cirfo Ayaa Loo Maxkamadeynayaa Dadkii lagu Dilay Guriceel

Xubin Sare oo ka Tirsan Ciidamada Maamulka Ahlu-sunna ee ka Baxay degmooyinka Dhuusa-mareeb iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka ee Dowladda Federalka ah loo Maxkamadeyn doono dhibaatadii Gaartay dad Shacab ah oo shalay dibadbax dhigayay. Xasan Cabdi Cali, waxaa uu ka mid yahay Xubnaha Sare ee Ahlu-sunna dhanka Ciidamada waxaana uu […]

January 2 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news