Dahabshiil-Gif
 
Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

Dhagayso: Barnaamijka Tusmada Codkamudug ee Caawa oo Xiiso Leh iyo Wariye Bile Labis

Dhagayso: Barnaamijka Tusmada Codkamudug ee Caawa oo Xiiso Leh iyo Wariye Bile Labis

Aqristayaasha idaacada Codkamudug Ee Ku Xiran Webkeena ee Www.Codkamudug.com Waxaan idiin Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Tusmada Codkamudug ee Caawa oo Xiiso Leh Waxaa Barnaamijka Tusmada Caawa Soo Jeedinaya Bile Tahliil Cilmi ( Bile Labis) Halkaan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijka Tusmada Codkamudug iyo Wariye Bile Labis

August 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Lacago Faaliso Ah oo soo galay Gaalkacyo iyo Maamulka Galmudug oo fariin u diray Maamulka W/qooyiga Gaalkacyo

Daawo Sawirada:Lacago Faaliso Ah oo soo galay Gaalkacyo iyo Maamulka Galmudug oo fariin u diray Maamulka W/qooyiga Gaalkacyo

Duqa Dagmada Gaalkacyo Ee Dawlada Galmudug Bile  Diini Cali ayaa sheegay in Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo  uu Magaalada Soo galinayo Lacago Faaliso ah shacabka Galmudug ayuu kaga digay in ay lacagtaa is ticmalaan ayna soo sheegaan hadii ay arkaan. Duqa dagmada Gaalkacyo ayaa  fariin adag oo xambaarsan hanjabaad u diray Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo  oo uu sheegay […]

August 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

WARBIXIN::Qori qoys Madhaliyee Yaan Laqaawin Qarankaan_Dhagayso

WARBIXIN::Qori qoys Madhaliyee Yaan Laqaawin Qarankaan_Dhagayso

Dib usoo kabashadii qarankeena soomaaliyeed iyo qafiifitaankii dagaaladii qabaailka kusalaysnaa kadib miyay san door banaan ahayn in qalinka wax lagu qaybsado halkii taas badalkeeda qurigu xal noqonlahaa. Qasnadaha cabbayska kujirah ,iyo kicitaanka qabaailku waa waxii wiilal badan waalidkood ay kuwaayeen markii loosoo wariyay dhimashadiisa wiilashoodii oo saakay bad qabay. Gobolka mudug oo duunyadda kunool iyo […]

July 28 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada ::Sweden oo Lagu Qabtay Xaflad Lagu Tagerayay Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Galmudug

Daawo Sawirada ::Sweden oo Lagu Qabtay Xaflad Lagu Tagerayay Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Galmudug

Xafladan oo Lagu Qabtay Wadanka Sweden isla Markana ay ka soo Qayb Galen Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Reer Galmudug ee ku Nool Sweden ayaa Waxaa lagu Taagerayay Maamulka Cusub ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaliyeed ee Galmudug  Mudane Cabdi Karin Xuseen Guled Waxana Xaflada Soo  Buux Dhaafiyay Dad Aad u Farabadan kuwaasi oo […]

July 27 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada::Banaanbax Lagu Taageerayo Madaxweynaha Galmudug oo Ka Dhacay Gaalkacyo

Daawo Sawirada::Banaanbax Lagu Taageerayo Madaxweynaha Galmudug oo Ka Dhacay Gaalkacyo

Boqolaal Ka Tirsan Shacabka Reer Gaalkacyo oo Ka Kala Yimid Xaafadaha Gaalkacyo Ayaa Maanta iskuugu Soo baxay Barxada Kubada Cagta Ee C.laahi Ciise Maxamuud Kuwaasi oo Muujinayay Sida ay utaageersan yihiin Dowlada Cusub Ee Galmudug Bile Diini Cali Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin wafdiga uu hogaaminayo madaxwaynaha Galmudug in Gaalakcyo ay […]

July 20 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo Booqday isbitalka Gaalkacyo

Daawo Sawirada: Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo Booqday isbitalka Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed Ayaa Maanta Booqday isbitalka Magaalada Gaalkacyo oo Ay Kujiraan Bukaano Kala Duwan oo Ka Kala Yimid Gobolada Galmudug. C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug Ayaa Hawlwadeenada isbitalka Gaalkacyo Ka Dhagaystay Warbixino La Xariira Sida uu ushaqeeyo isbitalka iyo Baahiyaha Kajira Asagoona Madaxweynaha Balanqaad Usameeyay isbitalka Galkacyo Wixii Fariin Ah […]

July 20 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo Kormeeray Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo Kormeeray Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo Maalintii Shalay Soo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Ayaa Maanta Kormeeray Dhismaha Wadada isku Xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo Taasi oo Ay Gacanta Ku Hayaan Howsheeda Gudiga Hormuarinta Bulshada Ee GOB. Madaxweynaha Galmudug Ayaa Goobta Ka Sheekay in Ka Maamul Ahaan Ay Ku Tabarucayaan $50,000 (Konton kun oo Dollar) […]

July 20 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::Waraysi Codkamudug Ay La Yeelatay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug

Dhagayso::Waraysi Codkamudug Ay La Yeelatay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey Oo Gaaray Magaalada CaabudWaaq Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Wareysi Gaar Ah Oo uu Siiyay idaacada Codkamudug Waxa uu kaga Warbixiyay Ujeedka Safarkiisa iyo Dadaalada La Doonayo in Lagu Xaliyo Khilaafka udhaxeeya Ahlusunada Dhuusamareeb iyo Galmudug Si Dowlada Galmudug Ay uugu Wareegto Magaalo Madaxda Dowlada Ee Dhuusamareeb […]

July 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada::Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo La Kulmay Madaxweynihii Hore Ee Galmudug iyo Masuuliyiin Kale

Daawo Sawirada::Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo La Kulmay Madaxweynihii Hore Ee Galmudug iyo Masuuliyiin Kale

Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xusen Guuleed ayaa Xalay la kulmay Madaxweyihii Hore ee Galmudug Mudane Cabdi xasan Cawaale (Qeybdiid)iyo sidoo kale masuulyiin kale oo uu Ka Mid Yahay madaxweyne ku xigeenkii maamulka ximan iyo xeeb cabdi maxamed suldaan axmed nuur kulanka ayaa ka dhacay Degmada Cadaado ee Xarunta Kumeel Gaarka ee Dowlada Goboleedka Galmudug masuuliyiinta […]

July 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro-Gen:C/Qeybdiid oo Kormeeray Qaarka Mid Ah Xeryaha Ciidamada Galmudug” Hadii la ismaagana oo Nalasoo Gardareestana Galmudug Gacmaha isi Saaran Mayso ”Dhagayso

Sawiro-Gen:C/Qeybdiid oo Kormeeray Qaarka Mid Ah Xeryaha Ciidamada Galmudug” Hadii la ismaagana oo Nalasoo Gardareestana Galmudug Gacmaha isi Saaran Mayso ”Dhagayso

Madaxweyihi Hore Ee Galmudug Mudane Cabdi xasan cawaale (Qeybdiid) Ayaa Maanta Waxa Uu Booqday Qaar Ka Mid Ah Xeryaha Ciidamada Galmudug Gaar Ahaan Xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug Ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo. Mudane Cabdi qeybdiid Waxaa kormeerkiisa Maanta uu Kutagay Xeryaha Ciidamada ku Wehlinayay Mas’uuliyiin hore ugu Tirsana Maamulkii Hore Ee Galmudug. Boqolaal ka Tirsan Ciidamada […]

July 9 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news