Dahabshiil-Gif
 
Home » ENGLISH NEWS You are browsing entries filed in “ENGLISH NEWS”

Dhagayso:: Shacabka Gaalkacyo iyo Gaadiidleyda Oo Isku Dhiban(WARBIXIN)

Dhagayso:: Shacabka Gaalkacyo iyo Gaadiidleyda Oo Isku Dhiban(WARBIXIN)

Dhawaan Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug Waxaa Lagu Sameeyay Dib u habeyn iyadoo la dhisay Laba wado oo horay u bur bursanaa. Hadaba laamiyada oo la dhisay waxa ay keeneen in si xoogan ay u socdaan gaadiidka, mararka qaarna gaadiidleyna ay hareer maraan sharciga wadooyinka. Shacabka Gaalkacyo iyo gaadiidleyda hadda waa ay isku dhiban […]

March 19 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug FM89.5mhz

Dhagayso::Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug FM89.5mhz

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug,Waxaa Tabinaya Barnaamijka Wariye Hanad Abdi Faarah  

March 19 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug Oo Xiiso Leh

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug Oo Xiiso Leh

Codkamudug.com Waxay idiin Soo Gudbinaysaa Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug oo Habeen Walba Ka Baxa idaacada Codkamudug Saacadu Markay Tahay 9:35pm Halkaan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijka Waxaa Tabinaya Hanad Abdi Faarah  

March 17 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Sida Galmudug Maanta Loogusoo Dhaweeyay Wasiirada Waxbarashada Dowlada Somalia

Wasiirka Waxbarashada Dowlada Somalia Oo Galmudug Soo Gaartay Booqatayna Goobaha Waxbarasho Ee Galmudug

Wasiirka Waxbarashada Dowlada Somalia Oo Galmudug Soo Gaartay Booqatayna Goobaha Waxbarasho Ee Galmudug

Wasiiradda Iyo Wafdi Ay Hogaaineyso Oo Maanta Soo Gaartay Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Dowlada Galmudug Ayaa Kulan Looga Hadlayey Wada Shaqeynta Df Somaliya Iyo Dowlad Goboleedka Galmudug Ee Dhanka Waxbarshada Waxa Ay kula yeelatay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Galmudug. Wasiiradda Ayaa Markaas Kadib Booqasho waxa ay ku Tagtay Goobaha Waxbarshada Galmudug Sida […]

March 17 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug Oo Codsaneysa in Laga Caawiyo Dhismaha Dekada Magaalada Hobyo

Galmudug Oo Codsaneysa in Laga Caawiyo Dhismaha Dekada Magaalada Hobyo

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Dekadaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ugu baaqay Hay’adaha Caalamiga ah, Ganacsatada iyo Dowladda Soomaaliya inay ka gacan siiyaan dhismaha Dekada Magaalada Hobyo. C/qaadir Cali Jaamac Qalab xoor ayaa sheegay in Dekada ay tahay mid burbursan si loo dhisana ay u baahan yihiin inay taageero ka helaan dhinacyada ay quseeyso dhismaha Dekada oo […]

March 17 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug oo Xiiso Leh iyo Wariye Hanad Abdi Faarah

Dhagayso: Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug oo Xiiso Leh iyo Wariye Hanad Abdi Faarah

Codkamudug.com Waxay idiin Soo Gudbinaysaa Barnaamijka Tusmada idaacada Codkamudug Ka Baxa Habeen Walba Saacadu Markay Tahay 9:35pm  Barnaamijka Tusmada Waxaa Tabinaya Wariye Hanad Abdi Faarah

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada::Gudiga Dhaqaalo Aruurinta Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Oo Kulan La Qaatay Shacabka Degmada Hawlwadaag

Daawo Sawirada::Gudiga Dhaqaalo Aruurinta Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Oo Kulan La Qaatay Shacabka Degmada Hawlwadaag

Gudiga Dhaqaalo Uruurinta Wadada isku Xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo Ayaa Maanta Xaruunta Xaafada Hawlwadaag Ee Magaalada Gaalkacyo Waxa Ay Kulan Kula Qaateen Maamulka Iyo Bulshada Xaafada. Ejeedka Kulanka Ay Maanta La Qaateen Gudiga Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Maamulka iyo Shacabka Xaafada Ayaa Ahaa Sidii Xaafada Hawlwadaag Ay Kaalin Uugu Qaadan Lahays […]

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Axmed Macalin Fiqi“Saraakiisha xiran Waalidkooda iyo Xaasaskooda Ayay Ku Waayeen La Dagaalanka Alshabaab”

Axmed Macalin Fiqi“Saraakiisha xiran Waalidkooda iyo Xaasaskooda Ayay Ku Waayeen La Dagaalanka Alshabaab”

Axmed Macalin Fiqi Agaasimihii hore ee hay’adda nabad suggida qaranka Kana Mid Ah Musharixiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Mudug iyo Galguduud Ayaa sheegey in saraakiisha 11-ka ah ee loo xirxirey qarixii Hoteel SYL uu isaga si shaqsiyan u yaqaano, islamarkaasina intii ay dagaalka kula jireen Alshabaab ay ku waayeen xubno […]

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Bilicda Xaruunta Loogu Talagalay in Lagu Qabto Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Cadaado

Daawo Sawirada: Bilicda Xaruunta Loogu Talagalay in Lagu Qabto Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Cadaado

Codkamudug.com Waxay idiin Soo Gudbinaysaa Sawiro Kooban Oo Kusaabsan Bilicda Xaruunta Lagu Qabanayo Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Oo Maamulka Ximan iyo Xeeb Uu Diyaariyay Daawasho Wacan Sawirkan Waa Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Xaruunta Kusugan

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news