Home » Fariimo Nabadeed
You are browsing entries filed in “Fariimo Nabadeed”
Tababarkan oo Soconayay Mudo 2 Maalmood ah isla markana Ay ka Qayb Galeen in ku Dhaw 26 Wariye oo ka shaqeeya Galmudug aya Maanta Waxa Tababar Loogu Soo Gaban Gabeyay Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Dowlada Galmudug waxana Tababarkan Bixinayay Mas,uuliyin ka Socday Hay,ada Releif International Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Axmad Baasto oo Tababarkan Saxafiyinta u soo [...]
May 17 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Ka dib dood weyn oo dhexmartay Mas’uuliyiin ka tirsan Machadka horumarka iyo Nabada ee Ethiopia ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada dalka Soomaaliya iyo halka ay wax marayaan, iyagoona si gaar ah u lafa guray ciidamada Ethiopia ee gacanta Meleteri Siinaya dowlada Soomaaliya. Waxayna sheegeen in ciidamada Ethiopia aysan ka bixi doonin Soomaaliya tan iyo [...]
May 17 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Barnaamijka Lasoco Hourmarka iyo Dib u DHaca Deganka Waxad Dhagaysatan Habeenka Jimco uu Baxayo sabtina ay soo Galayso Waxana Barnaamnija Cawa idin la Socod Siinaya Liiban CIiise Cumar Xarunta Gaalkacyo FM:89.5MHZ Galkacyo,Hobyo,Wasil,Dhabad iyo Deganada ku Xiiran Gobalka Hobyo HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DHAGAYSATID BARNAAMIJKA Dhagayso Barnaamijka Barnaamijka lasoco horumar iyo Dib u Dhaxa [...]
May 17 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Wasiirka Wasarada Warfaafinta Galmudug Axmad Baasto ayaa maanta siminaar u Furay Wariyaasha Ka Hawulgala Deganada Dowlad gobaledka Galmudug iyadoona Siminaarkan ay soo Qaban Qaabisay Hay,ada Rileaf International Siminaarkan oo Soconaya Mudo 2 Maalmood ah aya waxa ka qayb galay ku dhawaad 24 wariye oo ka shaqeeya deganada Dowlad gobaledka galmudg waxana siminarkan bixinayay Mas,uuliyin ka [...]
May 16 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Burcad Badeed Somali ah ayaa waxa ay dalbanayaan Lacago madax furasho kadib markii in mudo ah ay gacanta ku hayeen lahaystayaal ka soo jeeda Fidnam ,japan,taywaan iyo sidoo kale filibiin. Wariye Libaan Ciise Cumar oo la kulmay lahaystasha ayaa Tilmamaya in Xaaladooda cafimaad laga deerinayo ,waxana uu shegay in kabtankii markabka uu dhintay iyo mid [...]
May 5 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Wararka Codkamudug ay ka helayso Kenya ayaa shegaya in madaxwayne uhuru kenyati uu ka qayb galayo shirka ka dhaca london ee looga hadlayo arimaha somaliya wararkan aya lagu baahiyay jaraaidyada ka soo baxa kenya xili madaxda ka tirsan wadamada daneeya arimaha somaliya sida msar ay ka qayg galaayn shirka ka dhacayo london ee diirada lagu [...]
May 3 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Max’ed Sheikh Cismaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Muqdisho Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport kula hadlay saxaafada, waxa uuna sheegay in safarkiisa uu ahaa casuumaad uu ka helay gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga taasi oo uu ujeedkeeda ku sheegay sidii ay wada shaqeyn u dhex mari laheyd Baarlamaanada [...]
May 3 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
Xafladan oo Ahayd mid Shahaadooyin lagu gu doon Siinay arday ka Qalin jabisay Dusiga Waabari Gaar ahan Compuerka Ayaa Munasabadii Shahaadooyinka lagu gu Doon Siinayay Waxa ka soo Qayb Galay Wasiir kii Hore ee Wasarada Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Galmudg ,Xubno ka tirsan Wasaarada Waxbarashada Galmudug, iyo sidoo kale Qaar ka Tirsan Golaha Wasiirada Galmudug Xafladan [...]
May 3 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »
27kii bisha April, waxuu ururka SOSDA ku qabtay nagaalada Hobyo seminar /workshop ku saabasan joojonta hawlaha burcad badeedka iyo xuquuqda bani’aadanka. Waxaa seminarkaa soo diyaariyay ururka SOSDA/Daryeel oo taageera ka hela Ururuka Form Syd / Sida ee dalka Sweden. Wakiilada SOSDA iyo Daryeel Mudane Mohamed Haji Ereg iyo Omar Mohamoud oo shirkaas seminarka soo qaban [...]
May 1 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fariimo Nabadeed, maqaalo, wararka, waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »