Dahabshiil-Gif
 
Home » Fishing You are browsing entries filed in “Fishing”

Dhagayso:Galmudug oo Maxkamadeesay Ajaanib Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ciidamadu Ay Soo Qabteen

Dhagayso:Galmudug oo Maxkamadeesay Ajaanib Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ciidamadu Ay Soo Qabteen

  Maxkamada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug Ayaa Maanta Xukun Ku Riday Ajaanib Saarna Doon Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ay Soo Qabteen Ciidamada Bada Galmudug.     Taliye Kuxigeenka Ciidamada Bada Galmudug C/rashiid Maxamed Axmed Cimri oo Waraysi Gaar Ah Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Ka Warbixiyay Sida Ay udhacday Maxkamadeenta […]

January 11 2017 | Posted in Fishing, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug oo qabatay dooni kalluumeysi sharci-daro ah waday

Galmudug oo qabatay dooni kalluumeysi sharci-daro ah waday

Ciidanka badda Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay dooni kalluumeysi sharci daro ah ka waday xeebaha Galmudug, kadib howlgal ay ciidanka ka sameeyeen xeebaha ku teedsan degaanada Galmudug.   Doonidaan ayaa laga leeyahay dalka Yamen.   Ciidanka Badda dowlad goboleed Galmudug ayaa dhaawacay labo ka mid ah shaqaalihii doonida waday ka dib markii ay isku […]

January 8 2017 | Posted in Fishing, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Shacabka Magaalada Hobyo oo soo dhaweeyay Hormarka ka socda dekedda

Dhagayso+Sawiro:Shacabka Magaalada Hobyo oo soo dhaweeyay Hormarka ka socda dekedda

Shacabka Reer Galmudug ee ku nool Magaalada Hobyo ayaa soo dhaweeyay Hormarka Lixaadka leh ee ay ku talaabsatay Dekedda Magaalada Hobyo ee Dowladda Galmudug. Dekedda Hobyo oo Shaqo ay ka heleen Boqolaal Dhalinyaro ah markii dib loo furay ayaa hadda waxaa ka Degeya Gaadiidka Nuuca Raaxada ah iyo Agabyo kale oo Nolosha Aadanaha  Muhiim u […]

December 18 2016 | Posted in Fishing, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Markab Si Sharcidarro ah Uga kalluumeysanayay Xeebaha Soomaaliya oo La Qabtay+Sawirro

Markab Si Sharcidarro ah  Uga kalluumeysanayay Xeebaha Soomaaliya oo La Qabtay+Sawirro

Wasaraadda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa shaacisay in Ciidamada Badda Soomaliya ay gacanta ku dhigeen markab si sharcidarro ah  uga kalluumeysanayay xeebaha Soomaaliya kaasoo lagu qabtay xeebaha magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Wasiir ku xigeenka Wasaraadda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda F. Soomaaliya Siciid Jaamac Maxamed Qaalib oo maanta shir […]

December 5 2016 | Posted in Fishing, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warbixin Cajiib Ah:Maxaa Laga Dhaxlay Colaada Gaalkacyo By Wariye Mahad America

Dhagayso:Warbixin Cajiib Ah:Maxaa Laga Dhaxlay Colaada Gaalkacyo By Wariye Mahad America

Dhagaystayaasheena ku xiran wabsiteka codkamudug.com waxaan halkaan idiin ku soo gudbinaynaa warbixin aad u xiisa badan oo la magac baxday maxaa laga dhaxlay colaadaha soo noq noqday ee gaalkacyo waxaa diyaariyay soona jeedinaya wariye mahad daahir maxamed [America] ee dhagaysi wacan

November 3 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxawyne ku xigeenka galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyay howlaha doorashooyinka dalka

Dhagayso:Madaxawyne ku xigeenka galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyay howlaha doorashooyinka dalka

Maxamed cabdi xaashi carabeey madaxwayne ku xigeenka galmudug ahna ku simaha madaxwaynaha ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howlaha doorashooyinka dalka gaara ahaan qaybta galmudug Madaxwayne ku xigeenka galmudug ayaa shaaciyay in wixii tabasha ah oo ay qabaan beelaha galmudug ay gudiga doorashooyink dadban qaybta galmudug xalin doonaan balse maamulku uusan shuqul ku lahayn […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Deg Deg:Dagaalka Gaalkacyo Oo Xoogaystay Iyo Hoobiyaal Haatan Lagu Garaacayo Xaafadaha Gaalkacyo

Deg Deg:Dagaalka Gaalkacyo Oo Xoogaystay Iyo Hoobiyaal Haatan Lagu Garaacayo Xaafadaha Gaalkacyo

Dagaal xoogan oo maanta ka bilowday magaalada gaalkacyo ayaaa xoogaystay duhurnimadii maanta waxaana haatan dagaalka xoogiisu uu ka socdaa galbeedka gaalkacyo Dagaalka haatan socda ayaa ka xoog badan kii subaxnimadii hore ee saaka bilowday waxaana xaafadaha magaalada lagu garaacayaa hoobiyaal ay isku ridayaan labada dhinac dad rayid ah ayaa ku wax yeeloobay dagaalka haatan socda […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wadamada Reer Galbeed oo Itoobiya Ugu Digay in ay Caburiso Shacabkeeda Markii Xaalad Deg Deg ah ay Soo Rogtay

Wadamada Reer Galbeed oo Itoobiya Ugu Digay in ay Caburiso Shacabkeeda Markii Xaalad Deg Deg ah ay Soo Rogtay

Warbaahinta reer galbeedka gaar ahaan kuwa mareykanka sida wargeyska Washington Post iyo kuwa Ingiriiska gaar ahaan Wargeyska The Guardian ayaa qoraya in dalalka reer galbeedka ay Itoobiya uga digayaan caburinta ay ku heyso dadkeeda, markii dhowaan ay soo rogtay xaalad deg deg ah. Wasaarrada Arrimaha dibadda dowladda Mareykanka Afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo John […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wasiir Taardhuleed’ Ahlusuna Waa Pranch Puntland Mana Ogala Hormarka Dadka Gobalad Dhexe

Dhagayso:Wasiir Taardhuleed’ Ahlusuna Waa Pranch Puntland Mana Ogala Hormarka Dadka Gobalad Dhexe

Wasiirka amniga dawlada galmudug cismaan ciise nuur taardhuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay dagmada godinlabe ee gobalka galgaduud halkaasi oo weerar ay kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan ahlusuna Wasiirka ayaa sheegay in kooxda ahlusuna ee ku sugan gobalka galgaduud ay yihiin pranch ama qayb ka mid ah maamulka puntland oo […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Odayaasha Cadaado’ Maamulka Ahlusuna Waa In Uu Joojiyaa Weerarka Qaawan Uu Godinlabe Kusoo Qaaday

Dhagayso:Odayaasha Cadaado’ Maamulka Ahlusuna Waa In Uu Joojiyaa Weerarka Qaawan Uu Godinlabe Kusoo Qaaday

Kulan ay kalinkii dambe oo maanta magaalada cadaado ku yeesheen waxgaradka iyo odayaasha magaalada cadaado ayay kaga hadleen dagaalkii ka dhacay dagmada godinlabe ee gobalka galgaduud kaasi oo dhex maray ciidanka nabad sugida galmudug iyo malayshiyaad gacanka ka helaya xoogaga ahlusuna ee fadhigoodu yahay magaalada dhuusamareeb Odayaasha reer cadaado ayaa sheegay in ahlusuna ay weerar […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news