Dahabshiil-Gif
 
Home » Fishing You are browsing entries filed in “Fishing”

Daawo Sawirada::Gudiga Dhaqaalo Aruurinta Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Oo Kulan La Qaatay Shacabka Degmada Hawlwadaag

Daawo Sawirada::Gudiga Dhaqaalo Aruurinta Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Oo Kulan La Qaatay Shacabka Degmada Hawlwadaag

Gudiga Dhaqaalo Uruurinta Wadada isku Xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo Ayaa Maanta Xaruunta Xaafada Hawlwadaag Ee Magaalada Gaalkacyo Waxa Ay Kulan Kula Qaateen Maamulka Iyo Bulshada Xaafada. Ejeedka Kulanka Ay Maanta La Qaateen Gudiga Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo Maamulka iyo Shacabka Xaafada Ayaa Ahaa Sidii Xaafada Hawlwadaag Ay Kaalin Uugu Qaadan Lahays […]

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Axmed Macalin Fiqi“Saraakiisha xiran Waalidkooda iyo Xaasaskooda Ayay Ku Waayeen La Dagaalanka Alshabaab”

Axmed Macalin Fiqi“Saraakiisha xiran Waalidkooda iyo Xaasaskooda Ayay Ku Waayeen La Dagaalanka Alshabaab”

Axmed Macalin Fiqi Agaasimihii hore ee hay’adda nabad suggida qaranka Kana Mid Ah Musharixiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Mudug iyo Galguduud Ayaa sheegey in saraakiisha 11-ka ah ee loo xirxirey qarixii Hoteel SYL uu isaga si shaqsiyan u yaqaano, islamarkaasina intii ay dagaalka kula jireen Alshabaab ay ku waayeen xubno […]

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Bilicda Xaruunta Loogu Talagalay in Lagu Qabto Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Cadaado

Daawo Sawirada: Bilicda Xaruunta Loogu Talagalay in Lagu Qabto Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Cadaado

Codkamudug.com Waxay idiin Soo Gudbinaysaa Sawiro Kooban Oo Kusaabsan Bilicda Xaruunta Lagu Qabanayo Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Oo Maamulka Ximan iyo Xeeb Uu Diyaariyay Daawasho Wacan Sawirkan Waa Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Xaruunta Kusugan

March 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:: Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug Ka Baxa 9:35pm

Dhagayso:: Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug Ka Baxa 9:35pm

Radio Codkamudug Waxay idiin Soo Gudbinaysaa Barnaamijka Tusmada Codkamudug oo idaacada Ka Baxa Habeen Walba Saacadu Markay Tahay 9:35pm Halkaan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijka Jabriil Cismaan Cilmi Ayaa Tabinaya

March 15 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug oo Faah faahin Ka Bixisay Furitaanka Dekada Magaalada Hobyo

Dhagayso:Galmudug oo Faah faahin Ka Bixisay Furitaanka Dekada Magaalada Hobyo

Cabdulqaadir cali jaamac qalabxoor Wasiirka kaluumaysiga Qayraad Bada iyo Dekeda Galmudug Ayaa Warbaahinta Codkamudug Uuga Waramay sida ay u shaqaynayso Dekeda magaalada Hoybo Oo Markii Labaad Ay ku soo xirteen doonyo wada shixnado Ganacsi oo Ururan Ganacsto Soomaaliyeed. Cabdulqaadir Cali Jaamac Qalabxoor Ayaa Sheegay in Dekeda Magaalada Hobyo si arasmi ah Ay shaqadeedu u Bilaabatay […]

March 12 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Masuuliyiin iyo Waxgarad Ka Socotay Galmudug iyo Madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Kulan yeeshay

Dhagayso:Masuuliyiin iyo Waxgarad Ka Socotay Galmudug iyo Madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Kulan yeeshay

Masuuliyiin iyo Waxgarad Ka socday Galmudug oo Shalay Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xaruunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Maanta Waxa Ay Kulan La Qaateen Masuuliyiinta Maamulkaasi,Waxaana Kulanka Looga Hadlay Sidii Loo Dar dar Galin Lahaa Dhisma Maamulka La Loosameenayo Gobolada Mudug iyo Galguduud. Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Carays Maxamed oo la Hadlay Codkamudug Waxa […]

March 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso:Wadada Astaan Hobyo Ee Gaalkacyo Galmudug Oo Maanta Xariga Laga Jaray

Daawo Sawirada+Dhagayso:Wadada Astaan Hobyo Ee Gaalkacyo Galmudug Oo Maanta Xariga Laga Jaray

Kusimaha Madaxweynaha Galmudug Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxamuud Hayl iyo Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah Xariga Uuga Jaray Wadada Astaan Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Laami La Saaray. Xasan Maxamuud Hayl Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadlay Munaasibada Xarig Jarka Wadada Astaan Hobyo Waxa uu Sheegay in Wadadaan […]

March 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Kaluumaysatada Gobolka Mudug oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye

Daawo Sawirada: Kaluumaysatada Gobolka Mudug oo Ka Cabanaya Maraakiib Shisheeye

Kaluumaysatada ka jilaabata xeebaha Gobalka Mudug ayaa cabasha xoogan ka muujinaya doonyo shishiiye oo jilaabasho sharci darra ah kawada xeebaha ku yaala deegaanada dhaca dhinaca waqooyi bari Gobalka Mudug. Dadka Kaluumeysata ah ayaa sheegay in ay kala kulmaan dhibaatooyin doonyo si sharci dara ah uga kalluumeeysata Marsooyinka u dhaxeeya degmada Hobyo iyo deegaanka Galhagoog oo […]

March 4 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

TACSI:::MARXUUMAD FAADUMA MAXAMED HIRAABE OO KU GEERIYOOTEY MAGAALADA LONDON

TACSI:::MARXUUMAD FAADUMA MAXAMED HIRAABE OO KU GEERIYOOTEY MAGAALADA LONDON

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUMAD FAADUMA MAXAMED HIRAABE(FAADUMA MADAD) OO KU GEERIYOOTEY MAGAALADA LONDON ISNIINTII OO TAARIIKHDU AHAYD 02/03/2015 ANNAGOO KALA AH Prof. Maxamed Axmed kaahiye Dr, cabdirisaaq Axmed Dalmar Dr. Maxamuud Warsame Dr. Cabicasiis Maxamed Xaaji guddoomiyaha galmudug ee denmark Dr. Xasan Kaafi Dr. Yaasiin Baby Avv. Xasan Nuurradil Dr. Maxamuud Cali […]

March 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Halkee Ayuu Ku Dambeeyay Ciidamadii isku Dhafka Ahaa Ee Loo Sameenayay Gobolada Dhexe

Dhagayso:Halkee Ayuu Ku Dambeeyay Ciidamadii isku Dhafka Ahaa Ee Loo Sameenayay Gobolada Dhexe

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Gobolada Dhexe Maxamuud Cilmi Gulaafe oo Waraysi Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Waxa Uu Ka Waramay Qorshihii Ciidankii isku Dhafka Aha Ee Loo Sameenayay Gobolada Dhexe. Waxa uu Sheegay Taliye Kuxigeenka in Ciidamada Uu Tababaro Uuga Socda Degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbale Waxa uu Sidoo Kale Tilmaamay in Ciidamo Kale oo Laga Qoray […]

March 2 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news