Dahabshiil-Gif
 
Home » Fishing You are browsing entries filed in “Fishing”

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka M/Hirshabeelle

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka M/Hirshabeelle

Wararka laga helaayo Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle oo ay soo saartay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowladda Soomaaliya. Dib udhaca jadwalka ku yimid ayaa loo sababeeyay arimo farsamo, waxaana la sheegay in dib laga soo saari doono jadwalka saxda ah […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Madaxwaynaha Galmudug Oo Gaaray Dagmada Godinlabe Ee Gobalka Galgaduud

Daawo Sawirada:Madaxwaynaha Galmudug Oo Gaaray Dagmada Godinlabe Ee Gobalka Galgaduud

Madaxweynaha Dowladda Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo wata Ciidamo aad u badan ayaa tagay Degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud,halkaas oo Maanta uu ka dhacay Dagaal Culus oo dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Ahlusunna. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu halkaa kula hadlo Bulshada Magaalada Godinlabe iyo Khasaarihii ka dhashay Dagaalkii Maanta. Sidoo kale Ciidamada Ahlusunna ayaa la […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Magaalada Gaalkacyo Oo Maanta Dagan Iyo Waan Waan Socota

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Magaalada Gaalkacyo Oo Maanta Dagan Iyo Waan Waan Socota

Ka dib dagaal kooban oo shalay galinkii dambe ka dhacay magaalada gaalkacyo ayaa saaka waxaa dagan xaalada magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug   Dagaalkii shalay ayaa ka dhacay galbeedka xaafada garsoor ee magaalada gaalkacyo waxaana halkaasi dagaal mudo halsaac ah socday uu ku dhex maray ciidamo kala taabacsan galmudug iyo puntland waxaana intii uu […]

October 11 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Mid Ka Mid Ah Askartii Galmudug Ee Ku Dhaawacmay Duqayntii Maraykanka Oo Baaq Diray

Dhagayso:Mid Ka Mid Ah Askartii Galmudug Ee Ku Dhaawacmay Duqayntii Maraykanka Oo Baaq Diray

Ayadoo magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya la gaarsiiyay dhawaan qaar ka mid ah askartii galmudug ee maraykanku uu ku duqeeyay deegaanka jeexdin ee bariga gobalka mudug ayaa wali waxaa askartaasi xaaladooda caafimaad lagula tacaalaya isbitaalka madiina ee magaalada muqdisho Mid ka mid ah askarta dhaawaca ah ayaa dawlada soomaaliya iyo tan galmudug waxa uu ugu […]

October 2 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Maamulka Galmudug Oo Colaada Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug Ku Eedeeyay Puntland

Dhagayso:Maamulka Galmudug Oo Colaada Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug Ku Eedeeyay Puntland

Nabadoon cali xuseen cali oo ka mid ah nabadoonada galmudug ee kasoo jeeda deegaanada dhaca bariga gobalka mudug ayaa maamulka puntland waxa uu ku eedeeyay in uu ka dambeeyo colaado baryihii dambe ka taagnaa deegaanka bali busle ee bariga gobalka mudug Wuxuuna sheegay in malayshiyaad taageersan maamulka puntland ay dil iyo dhac u gaysteen dad […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In La Taageero Qaxootiga Koonfurta Suudaan Ee Ku Sugan Dalka Uganda

Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In La Taageero Qaxootiga Koonfurta Suudaan Ee Ku Sugan Dalka Uganda

Dowladda Uganda ayaa waxa ay sheegtay in ay ku qasbanaan doonto inay kala bar dhinto cunnada gargaarka ah ee ay siiso qaxootiga ka soo cararay colaadda Suudaanta koofureed, haddii aanan la kordhin taageerada ay ka hesho deeq bixiyayaasha. Sidaasi waxa lagu sheegay warbixin laga soo saaray xafiiska Ra’iisal wasaaraha Uganda oo ah xafiiska u qaabilsan […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya oo Gaaray Deegaanka Godin Labe ee Gobolka Galgaduud

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya oo Gaaray Deegaanka Godin Labe ee Gobolka Galgaduud

Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa Maanta gaaray Deegaanka Godin Labe ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaliya. Waxaa Safarkiisa deegaanka Godin Labe ee Gobolka Galgaduud, ku wehlinaayay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh,Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Galmudug, siyaasiyiin kale. Wasiirka arrimaha Gudaha […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso:-Ciidamada Nabad Sugida oo Caawa Gudaha u Galay Xarunta Idaacada Shabeelle

Dhageyso:-Ciidamada Nabad Sugida oo Caawa Gudaha u Galay Xarunta Idaacada Shabeelle

Ciidamo Ka Tirsan kuwa Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ayaa Goordhaweyd Gudaha u galay Xarunta Idaacada Shabeelle ee Magaalada Muqdisho oo ku taala degmada Hodan. Ciidamada Nabad Sugida ayaa ka kaxeystay Xarunta idaacada qaar kamid ah shaqaalaha oo xiligaas ku sugnaa xarunta. Wariye Maxamed aadan ibraahim Onkod oo ah war doone ka Tirsan […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiir Cabdi rashiid Maxamed Xidig Masuul ku dayasho mudan”

Wasiir Cabdi rashiid Maxamed Xidig Masuul ku dayasho mudan”

Siyaasiyiinta Soomaaliya sanadihii danbe soo maray saaxada Siyaasada Dalka gaar ahaan Xildhibaanada iyo Wasiirada dalka soo maray sanadihii la soo dhaafay ayaa waxaan warbixin kooban ka bixin doonaa shaqsiyaadkaas iyo wax bulshada ku soo kordhiyeen sanadihii ay joogeen dalka. Waxaan Qoralkan ku eegi doonaa shaqsiyada iyo wax qabadkii Mudane C/rashiid Xidig waa Xildhibaan ka tirsan […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

C/kariin Guuleed ayaa waxaa ku wehliyay booqashada uu ugu tagay Madaxweyne Shariif Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kampala Sayid Axmed Sheekh Dahir, waxayna kaga wada hadleen xaalada dalka iyo marxaladihii u dambeeyay Madaxweyne Guuleed ayaa uga warbixiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xaalada dalka, doorashooyinka la galayo iyo dhismaha dowlad goboleedyada. Labada Mas’uul ayaa is weydaarsaday hadalo […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news