Dahabshiil-Gif
 
Home » Fishing You are browsing entries filed in “Fishing”

Daawo Sawirada::Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo La Kulmay Madaxweynihii Hore Ee Galmudug iyo Masuuliyiin Kale

Daawo Sawirada::Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo La Kulmay Madaxweynihii Hore Ee Galmudug iyo Masuuliyiin Kale

Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xusen Guuleed ayaa Xalay la kulmay Madaxweyihii Hore ee Galmudug Mudane Cabdi xasan Cawaale (Qeybdiid)iyo sidoo kale masuulyiin kale oo uu Ka Mid Yahay madaxweyne ku xigeenkii maamulka ximan iyo xeeb cabdi maxamed suldaan axmed nuur kulanka ayaa ka dhacay Degmada Cadaado ee Xarunta Kumeel Gaarka ee Dowlada Goboleedka Galmudug masuuliyiinta […]

July 11 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro-Gen:C/Qeybdiid oo Kormeeray Qaarka Mid Ah Xeryaha Ciidamada Galmudug” Hadii la ismaagana oo Nalasoo Gardareestana Galmudug Gacmaha isi Saaran Mayso ”Dhagayso

Sawiro-Gen:C/Qeybdiid oo Kormeeray Qaarka Mid Ah Xeryaha Ciidamada Galmudug” Hadii la ismaagana oo Nalasoo Gardareestana Galmudug Gacmaha isi Saaran Mayso ”Dhagayso

Madaxweyihi Hore Ee Galmudug Mudane Cabdi xasan cawaale (Qeybdiid) Ayaa Maanta Waxa Uu Booqday Qaar Ka Mid Ah Xeryaha Ciidamada Galmudug Gaar Ahaan Xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug Ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo. Mudane Cabdi qeybdiid Waxaa kormeerkiisa Maanta uu Kutagay Xeryaha Ciidamada ku Wehlinayay Mas’uuliyiin hore ugu Tirsana Maamulkii Hore Ee Galmudug. Boqolaal ka Tirsan Ciidamada […]

July 9 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Waraysi Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo Arrimo Badan Ka Hadlaya

Dhagayso: Waraysi Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo Arrimo Badan Ka Hadlaya

Madaxweynaha cusub Ee Galmudug Mudane Cabdi Kiriim Xuseen Guuleed ayaa ka warbixiyay ujeeddada uu ugu tartamayay Madaxweynaha Maamulka,waxyaabaha uu qabanayo iyo dhismaha Xukuumadda ay leedahay Galmudug iyo wax ka qabashada Caqabadaha horyaalla. waxaa uu sheegay Caqabadaha heysta maamulkiisa isaga oo ka billaabay in uu dhisayo Xukuumad ay u dhanyihiin Dadka dega Gobollada dhexe,waxaa uu sheegay […]

July 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadlay Howlaha Horyaala Baarlamaanka Galmudug

Dhagayso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadlay Howlaha Horyaala Baarlamaanka Galmudug

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ka warbixiyay kadib doorashadiisii iyo tii Madaxweynahaba howlaha horyaalla Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Guddoomiyaha ayaa wareysigiisa kaga hadlay dhinacyo badan oo quseeya howlaha horyaalla, habkii uu soo maray dhismaha Baarlamaanka iyo waliba dhismaha ilaa heer Madaxweyne oo 4tii Bishan July lagu soo gabagabeeyay Magaalada Cadaado.

July 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada::Munaasabad lagu Taageerayo Madaxda Cusub Ee Galmudug Oo Cadaado Lagu Qabtay

Daawo Sawirada::Munaasabad lagu Taageerayo Madaxda Cusub Ee Galmudug Oo Cadaado Lagu Qabtay

Munaasabadda lagu soo dhawaynayay hogaanka cusub ee Galmudug ee xalay lagu qabtay magaalada Cadaado ayaa waxaa ka soo qaygalay madaxwaynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ku xigeenkisa Maxamed Xaashi Cabdi, gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir, xubno ka tirsan golaha Baarlamanka Galmudug, qaybo ka mid ah bulshada rayid ka ah. Faadumo Qaran oo ka mid ah […]

July 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Banaanbax Lagu Soo Dhaweenayo Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo Gaalkacyo Ka Dhacay

Banaanbax Lagu Soo Dhaweenayo Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo Gaalkacyo Ka Dhacay

Isu soo bax lagu taageerayay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta C/laahi Ciise ee magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Dibad baxaan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka degmada Gaalkacyo, xubno ka tirsanaa golihii wasiirada maamulkkii hore ee Galmudug iyo boqalaal dadweeynaa oo kala socday bulshada […]

July 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Baarlamanaka ka hor hadlay

Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Baarlamanaka ka hor hadlay

Hoolka uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud ee magaalada cadaado ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday khudbadaha ay jeedinayaan musharaxiinta u taagan xilka madaxweyne_nimo ee maamul goboleedka Galmudug iyo xilka madaxweyne ku xigeenka. Musharaxiinta ayaa halkaasi kusoo bandhigay waxyaabaha ay qaban doonaan hadii loo doorto madaxweynaha dowlad_Goboleedka Galmudug […]

July 2 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Akhri:::Liiska Xubnaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug State Oo Dhameestiran

Akhri:::Liiska Xubnaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug State Oo Dhameestiran

    No Magaca Beesha Degmadda 1 Maxamed Mire Axmed Madhibaan Dhuusamareeb 2 Maxamed Xassan Xuseen Madhibaan Cadaado 3 Khadiija Cadaan Jimcaale Tumaal Ceeldheer 4 Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise Murusade/Habaradinle Galhareeri 5 Garaad Yuusuf Maxamuud Murusade/Habaridinle Galhareeri 6 Cabdikarin Macalin Axmed Murusade/Abakar/Israfil Ceelbuur 7  Maxamed Geedi Cawaale Murusade/Abakar/Saciid Ceelbuur 8  Cabdikarin Cumar Axmed Murusade/Cabdalle Galhareeri 9 […]

June 29 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

War Deg Deg Ah : Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo La Shaaciyey-Akhriso

War Deg Deg Ah : Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo La Shaaciyey-Akhriso

Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda Gobollada dhexe ayaa shaaciyey inta badan liiska xubnaha Baarlmaanka Dowlad Gobolleedka Galmudug. Guddoomiyaha Gudigga Farsamadda Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa ku amaantay odayaasha dhaqanku sida hufnaanta iyo caddaaladda leh ee ay usoo xuleen xubnihi Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Galmudug. Xaliimo Yareey ayaa tiri “aad iyo aad ayaan ugu mahadcelineynaa odayaasheenna dhaqanka, […]

June 20 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro,Gudiga Farsamada Maamul Usameenta Gobolada Dhexe oo Bulshada Gaalkacyo usoo Bandhigay Dastuurka Maamulka Uuyeelanayo Si Ay uga Doodaan

Sawiro,Gudiga Farsamada Maamul Usameenta Gobolada Dhexe oo Bulshada Gaalkacyo usoo Bandhigay Dastuurka Maamulka Uuyeelanayo Si Ay uga Doodaan

  Xubno Ka Tirsan Gudiga Farsamada Maamul Usamenta Gobolada Dhexe oo Soo Gaaray Caasimada Galmudug Ee Gaalkacyo Ayaa u Qeybiyay Bulshada Gaalkacyo Qabyo Qoraalka Dastuurka Maamulka Uu Yeelanayo Si Ay uuga Doodaan Ka Hor Inta Aan La Ansixin Dastuurka. Maayarka Magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali Ayaa Kusugnaa Goobta Lagu Qeybinayay Dastuurka oo Ah Hotelka Embacy […]

June 12 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news