Dahabshiil-Gif
 
Home » Fishing You are browsing entries filed in “Fishing”

Waxgaradka Gobolada Dhexe oo ka Digay Dib u Dhac Kuyimaada shirka Maamul USameeynta Gobolada Dhexe

Waxgaradka Gobolada Dhexe oo ka Digay Dib u Dhac Kuyimaada shirka Maamul  USameeynta Gobolada Dhexe

Iyadoo ay soo If baxayaan Warar sheegaaya in uu Khilaaf Xoogani ka Curtay Shirka Maamul u Sameeynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud Ayaa waxaa ay ku baaqayaan Waxgaradka kasoo Jeeda Labada Gobol in la Xaliyo Khilaakaasi. Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolada Dhexe Oo Maanta Kullan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ay dadka kasoo Jeeda Gobolada Mudug […]

May 1 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AKHRI::Abwaanad Sahra Daahir Mire Oo Tix kooban ka Qortay Siyaasada Gobalada Dhexe

AKHRI::Abwaanad Sahra Daahir Mire Oo Tix kooban ka Qortay Siyaasada Gobalada Dhexe

waxaan maqlayay wax baa la gatay, xildhibaan baa xil gatay, madaxwaynaa xildhibaano gatay, raisulwasaare ayaa xildhibaano gatay, iyadoo dhamaantood ay ujeedadoodu tahay in talada dalka ay la wareegaan, hadaba hadii la is gadanayo meeday cadaaladii iyo odayaashii Soomaaliyeed ee ka faani jiray in laaluush ay qaataan, dadkana kala saari jiray, Muqdisho ayaan ku ogayn waxbaa […]

April 30 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Galmudug oo ka Qayb Gashay Shir Looga hadlayo arimaha bada somaliya oo kenya lagu Qabtay

Daawo Sawirada: Galmudug oo ka Qayb Gashay Shir Looga hadlayo arimaha bada somaliya oo kenya lagu Qabtay

27/04/2015 A three-day Stakeholders Forum (27-29 April) to review draft guidelines for the establishment of a Somalia Maritime Administration, coordinated and funded by IMO, is being hosted by the Kenya Maritime Authority at the Sarova Whitesands Beach Hotel, Mombasa, Kenya, with the aim of developing a framework for establishing a Somalia Maritime Administration to provide […]

April 28 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Halkee Marayaan Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

Dhagayso:Halkee Marayaan Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

Dhawaan Waxaa Bilowday Dhismaha Wadada isku Xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo Ay Ka Qeybqaadanayaan Bulshada Galmudug ,iyadoo Arintan Ay Ka Dambeesay Markii Si Rasmi Ah Ay Ushaqo Bilowday Dekada Hobyo islamarkaana Burbur Xoogan Uuka Muuqdo Wadadii Loomari Lahaa Dekada. Gudoomiyaha Hantidhowrka Ee Gudiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada Ee (GOB) Pro Cumar Salaad Cilmi oo […]

April 24 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo Ka Warbixiyay Horumaro Ka Socda Magaalada

Dhagayso::Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo Ka Warbixiyay Horumaro Ka Socda Magaalada

Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay horumar ka socda magaalada, iyo sidoo kale qorshaha sanadkaan uu maamulka damacsan yahay. Duqa Magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xilligaan magaalada ay ka socdaan isbedallo badan oo dhanka bilicda ah, islamarkaana sanadkaan la keenay Leerar kale […]

April 21 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AQRISO::Liiska Magacyada Murashaxiinta Uugu Caansan Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Dhexe

AQRISO::Liiska Magacyada Murashaxiinta Uugu Caansan Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Dhexe

Tan iyo markii July 30-keedii 2014-kii la saxiixay heshiiska maamul u sameynta gobolada dhexe waxaa isa soo tarayey Murashaxiinta doonaya in ay noqdaan Madaxweynaha Maamulka gobolada dhexe. Hadabada Codkamudug Waxaa ay diiwaan galisay Liiska, Magacyada iyo Taariiqda ay murashaxiintaas isa soo sharaxeen. Liiskan hoose, Waa murashaxiin sheegay in ay hami ka qabaan jagada Madaxweynimada, waxaa […]

April 17 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxweynaha Galmudug oo Khudbad Taariikhi Ah Maanta Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Maamul Usamenta Gobolada Dhexe

Dhagayso:Madaxweynaha Galmudug oo Khudbad Taariikhi Ah Maanta Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Maamul Usamenta Gobolada Dhexe

Madaxweynaha Galmudug Mudane C/xasan Cawaale Qeybdiid Kana Mid Ah Musharixiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Loosameenayo Gobolada Mudug iyo Galguduud Ayaa Maanta Khudbad Taariikhi Ah Waxa UuKa Jeediyay Furitaanka Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Dalka Somalia. C/Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug Waxa uu Sheegay in 8-Sideedii Sano Ee Ay Jirtay Galmudug oo Ka Kooban Gal […]

April 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Shirkii Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Oo Si Rasmi Ah Maanta Uga Furmay Cadaado

Daawo Sawirada:Shirkii Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Oo Si Rasmi Ah Maanta Uga Furmay Cadaado

Shirkii Maamul usameyta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud ee Xiliyadii U danbeeyay uu hareeyay Qilaafku ayaa Maanta Wuxuu ka furmay Magaalada Cadaado Waxaa Shirkaani Si rasmi ah u Daah furey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Xaflada Furitaanka ayaa waxaa ka qayb Galay Saxiixayaashii Shirkan,Gudiga Farsamada,Ugaasyada Beelaha Dega Labada Gobol,Madaxda Dhaqanka Siyaasiyiin Iyo Ururada Bulshada . Shirka Oo […]

April 16 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::Odayaasha Dhuusamareeb oo digniin kasoo saaray Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe

Dhagayso::Odayaasha Dhuusamareeb oo digniin kasoo saaray Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe

Odayaasha Magaalada Dhuusamareeb ayaa uga digay Wasaaradda arrimaha gudaha Dowladda Soomaaliya in Mas’uuliyada Shirka Maamul u sameynta ay u gacan galiso Dad ka yimid Magaalada Muqdisho oo aan war u heyn xaaladda Deegaanka. “anaga ma aanu diidin in aan aadno Cadaado, go’aanadeena ayey ka mid tahay laakiin ma qaadaneyno in Dad ka yimid Baararka Xamar […]

April 15 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso: Maamulada Galmudug,Ximan iyo Xeeb iyo Ahlu Sunna Oo Soo Saaray Go,aan Adag

Daawo Sawirada+Dhagayso: Maamulada Galmudug,Ximan iyo Xeeb iyo Ahlu Sunna Oo Soo Saaray Go,aan Adag

Maamulada Galmudug, Ahlu Sunna iyo Ximan & Xeeb oo saddexduba ka wada dhisan Gobolada Dhexe, ayaa waxay eedeymo u jeediyeen Dowladda Federalka Somaliya, iyagoona ku dhaliilay inay ka gaabisay qabsoomidda Shirka Maamul U Samaynta Gobolada Dhexe. Madaxweynaha Galmudug General Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), Gudoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlu Sunada Gobolada Dhexe Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan […]

April 14 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news