Dahabshiil-Gif
 
Home » maqaalo You are browsing entries filed in “maqaalo”

Dhagayso:Waraysi Gaar Ah:Dhismaha Dakada Hobyo Oo Dhawaan Bilaaban Doonta

Dhagayso:Waraysi Gaar Ah:Dhismaha Dakada Hobyo Oo Dhawaan Bilaaban Doonta

Dhaq dhaqaaq xoogan oo dhanka ganacsiga ah ayaa haatan laga dareemayaa magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug waxaana dakada hobyo oo haatan si kmg ah u furan maalmihii dambe kusoo xirtay doonyo sida shixnado ganacsi Gudoomiyaha dagmada hobyo ee galmudug C /lahi cali axmed faat oo waraysi gaar ah siiyay idaacada codkamudug studiyaheeda gaalkacyo ayaa […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Magaalada Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Magaalada Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe oo ah caasimada maamulka Koofur Galbeed. Shariif Xasan ayaa lagu wadaa inuu xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed ee dhowaan laga dhisay Baraawe. Ammaanka magaalada Baraawe ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo wafdiga Madaxweynaha Koofur Galbeed ay […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Qarax Miino oo Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Maqaayad ku Taala Degmada Beled-xaawo

Qarax Miino oo Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Maqaayad ku Taala Degmada Beled-xaawo

Inta la xaqiijiyay saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Somaliya way ku dhinteen halka shan kale oo isugu jira askar iyo shacab ay ku dhaawacmeen kadib markii galabta uu qarax miino uu ka dhacay maqaayad ku taala degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in la […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Cabdi Qaybdiid’ Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhex Taagan Galmudug Iyo Puntland

Dhagayso:Cabdi Qaybdiid’ Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhex Taagan Galmudug Iyo Puntland

Janaraal cabdi xasan cawaale qaybdiid madaxwaynihii hore ee galmudug haatana ah musharax u tartamaya in uu ka mid noqdo baarlamaanka cusub ee soomaaliya ayaa sheegay in puntland ay doonayso in ay colaad ka dhex abuurto dadyowga reer mudug geesta kalana ku baaqay in laga digtoonaado arintaasi Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo la Hadlay warbaahina ayaa […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Taliye ku Xigeenka Labaad ee Ciidanka Boliska Somalia oo Booqday Xaruumaha Boliska Galmudug ee Gaalkacyo”

Dhagayso: Taliye ku Xigeenka Labaad ee Ciidanka  Boliska Somalia oo Booqday Xaruumaha Boliska Galmudug ee Gaalkacyo”

Taliye ku xigeenka labaad ciidanka booliiska soomaaliyeed jenaraal bashiir cabdi maxamed oo shalay socdaal dhulka ah kusoo gaaray magaalada galkacyo kadib howlo shaqo oo uu maalmihii udanbeeyay ku joogay qaar ka mida deegaanada dowlad gobaledka soomaaliyeed ee Piuntland ayaa maanta kormeer ku aadan uu kuurgalida xaalada ciidanka boliiska fadaraalka soomaaliyeed ee Galmudug ku tagay qaar […]

August 24 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dawlada Nageria oo Sheegtay in ay Duqeynla beegsatay Hogaamiyaha kooxda Boko Haram

Dawlada Nageria oo Sheegtay in ay Duqeynla beegsatay Hogaamiyaha kooxda Boko Haram

Hogaamiyaha kooxda Boko Haram ayaa la aaminsanyahay in uu ku dhaawacmay weeraro diyaaradaha dagaalka ee dalkaas ay ka geysteen waqooyi barri sida ay sheegtay warbaahinta dalkaas oo soo xigatay saraakiil sare oo ka tirsan dawlada. Warka ayaa intaas ku daraya in dagaalyahano ka tirsan Boko Haram lala bar tilmaameedsaday duqayn dhinaca hawada ah kaynta Sambisa […]

August 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxweynaha Soomali-land:- “Somaliland Waa Maamul Buuxiyey Dhammaan Shuruudihii Looga Baahnaa Madax-bannaanida.”

Dhagayso:Madaxweynaha Soomali-land:- “Somaliland Waa Maamul Buuxiyey Dhammaan Shuruudihii Looga Baahnaa Madax-bannaanida.”

Madaxweynaha Maamulka Somali-land axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka qeyb galay Munaasabad maanta Lagu soo bandhigay qoraal cabasho (Petition Letter) saxiixa in ka badan hal milyan oo ruux, kaasoo lagu dalbanayo Aqoonsiga iyo madax banaanida Somaliland ayaa sheegay umadda Somali-land aan marnaba laga hor istaagi Karin in ay ka go’aan Soomaliya inteeda Kale. Madaxweyne Axmed […]

August 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Golaha wasiirada Dawlada Galmudug oo kulan xasaasi ah ku yeeshay cadaado

Dhagayso:Golaha wasiirada Dawlada  Galmudug oo kulan xasaasi ah ku yeeshay cadaado

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) Madaweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa shir Gudoominayay kulanka ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Galmudug. Wasaarada Maaliyadda maamulka Galmudug oo kulanka warbixin looga dhageystay ayaa soo bandhigtay waxqabadkeeda ku aadan sanadkii la soo dhaafay, Wasaarada Maaliyadda Maamulka Galmudug ayaa sidoo kale ka hor sheegtay Golaha Wasiirada Galmudug in ay sii dar […]

August 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Maamulka Galmudug Oo Colaada Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug Ku Eedeeyay Puntland

Dhagayso:Maamulka Galmudug Oo Colaada Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug Ku Eedeeyay Puntland

Nabadoon cali xuseen cali oo ka mid ah nabadoonada galmudug ee kasoo jeeda deegaanada dhaca bariga gobalka mudug ayaa maamulka puntland waxa uu ku eedeeyay in uu ka dambeeyo colaado baryihii dambe ka taagnaa deegaanka bali busle ee bariga gobalka mudug Wuxuuna sheegay in malayshiyaad taageersan maamulka puntland ay dil iyo dhac u gaysteen dad […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah-faahin ku Saabsan Qarax Goordhaweyd ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Faah-faahin ku Saabsan Qarax Goordhaweyd ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Sida wararka aynu ku helayno Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida ayaa gacanta ku dhigay caawa fiidkii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo marayay isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa ku amray sida la sheegay labo ruux oo gaariga saarnaa oo watay labo qori oo Ak 47-ka in soo dagaan waxaa kadib ay ciidamada baaritaano […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news