Dahabshiil-Gif
 
Home » maqaalo You are browsing entries filed in “maqaalo”

Dhagayso: Taliye ku Xigeenka Labaad ee Ciidanka Boliska Somalia oo Booqday Xaruumaha Boliska Galmudug ee Gaalkacyo”

Dhagayso: Taliye ku Xigeenka Labaad ee Ciidanka  Boliska Somalia oo Booqday Xaruumaha Boliska Galmudug ee Gaalkacyo”

Taliye ku xigeenka labaad ciidanka booliiska soomaaliyeed jenaraal bashiir cabdi maxamed oo shalay socdaal dhulka ah kusoo gaaray magaalada galkacyo kadib howlo shaqo oo uu maalmihii udanbeeyay ku joogay qaar ka mida deegaanada dowlad gobaledka soomaaliyeed ee Piuntland ayaa maanta kormeer ku aadan uu kuurgalida xaalada ciidanka boliiska fadaraalka soomaaliyeed ee Galmudug ku tagay qaar […]

August 24 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dawlada Nageria oo Sheegtay in ay Duqeynla beegsatay Hogaamiyaha kooxda Boko Haram

Dawlada Nageria oo Sheegtay in ay Duqeynla beegsatay Hogaamiyaha kooxda Boko Haram

Hogaamiyaha kooxda Boko Haram ayaa la aaminsanyahay in uu ku dhaawacmay weeraro diyaaradaha dagaalka ee dalkaas ay ka geysteen waqooyi barri sida ay sheegtay warbaahinta dalkaas oo soo xigatay saraakiil sare oo ka tirsan dawlada. Warka ayaa intaas ku daraya in dagaalyahano ka tirsan Boko Haram lala bar tilmaameedsaday duqayn dhinaca hawada ah kaynta Sambisa […]

August 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxweynaha Soomali-land:- “Somaliland Waa Maamul Buuxiyey Dhammaan Shuruudihii Looga Baahnaa Madax-bannaanida.”

Dhagayso:Madaxweynaha Soomali-land:- “Somaliland Waa Maamul Buuxiyey Dhammaan Shuruudihii Looga Baahnaa Madax-bannaanida.”

Madaxweynaha Maamulka Somali-land axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka qeyb galay Munaasabad maanta Lagu soo bandhigay qoraal cabasho (Petition Letter) saxiixa in ka badan hal milyan oo ruux, kaasoo lagu dalbanayo Aqoonsiga iyo madax banaanida Somaliland ayaa sheegay umadda Somali-land aan marnaba laga hor istaagi Karin in ay ka go’aan Soomaliya inteeda Kale. Madaxweyne Axmed […]

August 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Golaha wasiirada Dawlada Galmudug oo kulan xasaasi ah ku yeeshay cadaado

Dhagayso:Golaha wasiirada Dawlada  Galmudug oo kulan xasaasi ah ku yeeshay cadaado

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) Madaweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa shir Gudoominayay kulanka ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Galmudug. Wasaarada Maaliyadda maamulka Galmudug oo kulanka warbixin looga dhageystay ayaa soo bandhigtay waxqabadkeeda ku aadan sanadkii la soo dhaafay, Wasaarada Maaliyadda Maamulka Galmudug ayaa sidoo kale ka hor sheegtay Golaha Wasiirada Galmudug in ay sii dar […]

August 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Maamulka Galmudug Oo Colaada Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug Ku Eedeeyay Puntland

Dhagayso:Maamulka Galmudug Oo Colaada Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug Ku Eedeeyay Puntland

Nabadoon cali xuseen cali oo ka mid ah nabadoonada galmudug ee kasoo jeeda deegaanada dhaca bariga gobalka mudug ayaa maamulka puntland waxa uu ku eedeeyay in uu ka dambeeyo colaado baryihii dambe ka taagnaa deegaanka bali busle ee bariga gobalka mudug Wuxuuna sheegay in malayshiyaad taageersan maamulka puntland ay dil iyo dhac u gaysteen dad […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah-faahin ku Saabsan Qarax Goordhaweyd ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Faah-faahin ku Saabsan Qarax Goordhaweyd ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Sida wararka aynu ku helayno Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida ayaa gacanta ku dhigay caawa fiidkii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo marayay isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa ku amray sida la sheegay labo ruux oo gaariga saarnaa oo watay labo qori oo Ak 47-ka in soo dagaan waxaa kadib ay ciidamada baaritaano […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Golaha Wasiirada Galmudug Oo Kulan Koodii Khmiis Laha Ahaa Ku Yeeshay Cadaado Arimo Dhowr Ahna Kaga Hadlay

Dhagayso:Golaha Wasiirada Galmudug Oo Kulan Koodii Khmiis Laha Ahaa Ku Yeeshay Cadaado Arimo Dhowr Ahna Kaga Hadlay

kulanka ay maantay golaha wasiirada galmudug ku yee sheeg magaalada cadaado ee kmg ayaa waxaa shirgudoominaayay madaxweyne kuxigeenka galmudug maxamed xaashi abdi. kulanka oo qaatay saacado badan ayaa inta uu socday waxa wasiiradu ugu doodeen arimo badan oo ay kamidyihiin amniga,xakameynta isbaarooyinka sharcidarada ah dhaqaalaha iyo raashin macaabino ah oo dowlada turkiga ay ugu deeqday […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiir Cabdi rashiid Maxamed Xidig Masuul ku dayasho mudan”

Wasiir Cabdi rashiid Maxamed Xidig Masuul ku dayasho mudan”

Siyaasiyiinta Soomaaliya sanadihii danbe soo maray saaxada Siyaasada Dalka gaar ahaan Xildhibaanada iyo Wasiirada dalka soo maray sanadihii la soo dhaafay ayaa waxaan warbixin kooban ka bixin doonaa shaqsiyaadkaas iyo wax bulshada ku soo kordhiyeen sanadihii ay joogeen dalka. Waxaan Qoralkan ku eegi doonaa shaqsiyada iyo wax qabadkii Mudane C/rashiid Xidig waa Xildhibaan ka tirsan […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

C/kariin Guuleed ayaa waxaa ku wehliyay booqashada uu ugu tagay Madaxweyne Shariif Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kampala Sayid Axmed Sheekh Dahir, waxayna kaga wada hadleen xaalada dalka iyo marxaladihii u dambeeyay Madaxweyne Guuleed ayaa uga warbixiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xaalada dalka, doorashooyinka la galayo iyo dhismaha dowlad goboleedyada. Labada Mas’uul ayaa is weydaarsaday hadalo […]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Warka Subax 18-08-2016

DHAGEYSO: Warka Subax 18-08-2016

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO EE RADIO CODKAMUDUG OO UU SOO JEEDINAYO WARIYE MAHAD DAAHIR MAXAMED [AMERICA]

August 18 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news