Dahabshiil-Gif
 
Home » maqaalo You are browsing entries filed in “maqaalo”

Madaafiic Xalay Lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha iyo Madaxtooyada Baydhabo (Sawirro)

Madaafiic Xalay Lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha iyo Madaxtooyada Baydhabo (Sawirro)

Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay qeybo kamida xaafadaha magaaladda ay kusoo dhaceen madaafiic aan la garaneyn halka ay ka yimaadeen, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Inta la ogyahay Madaafiicdaan waxaa ku geeriyooday 4-ruux sidoo kalana waxaa ku dhaawacmay ilaa iyo 20-kale. Dadka ku dhaawacmay madaafiicda ayaa la […]

July 2 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxa Taliban oo baaq u diray Kabul

Madaxa Taliban oo baaq u diray Kabul

  Hogaamiyaha cusub ee Talibanka Afghanistan, Maulawi Haibatullah Akhundzada, ayaa sheegay in haddii xukuumadda Kabul ay xiriirka u jarto dowladaha galbeedka ee taageersan, ay markaasi ka baaraandegi doonaan sidii ay ugala xaajoon lahaayeen nabad ka dhalata dalkaasi. Waa hadalkii ugu horreeyay ee uu jeediyo hogaamiyaha cusub tan iyo markii la magacaabay bishii May ee sanadkan. […]

July 2 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dawlada kenya oo shaacisay in ay duqayn ku dishay saraakiil ka tirsan ururka alshabaab

Dawlada kenya oo  shaacisay in ay duqayn ku dishay saraakiil ka tirsan ururka alshabaab

Dawlada dalka Kenya ayaa sheegtay in Ciidamada Kenya ee ku hawlgala magaca AMISOM ay duqaymo dhinaca cirka ah ka geysteen xero ku taala Gobolka Gedo oo ay ku sugnaayeen al-shabaab halkaas oo ay tilmaamtay in ay ku dishay askar ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Kenya ayaa sheegin inta xubnood oo ay ku dishay duqayntaas balse waxa […]

July 2 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso:Dagmada bandiiradleey oo markii ugu horaysay laga hirgaliyay dugsi sare

Daawo Sawirada+Dhagayso:Dagmada bandiiradleey oo markii ugu horaysay laga hirgaliyay dugsi sare

  Munaasabad si heer saraa loo soo agaasimay laguna wareejinayay dugsi sare oo markii ugu haraysay laga hirgaliyay dagmada bandiiradleey ee gobalka mudug ayaa maanta ka dhacday gudaha dagmada bandiiradleey ee gobalka mudug munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiinta wasaarada waxbarashada galmudug iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka galmudug maamulka dagmada bandiiradleey iyo qaybaha kala […]

June 29 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AQRISO: Maamulka Galmudug oo Guddi u Saaray Dagaal dhawaan ka dhacay Deegaanka Qeydaro.

AQRISO: Maamulka Galmudug oo Guddi u Saaray Dagaal dhawaan ka dhacay Deegaanka Qeydaro.

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa   guddi  soo baara dagaaladii  dhawaan ka dhacay deegaanada hoos yimaada qeydro  iyo  baxdo  dagaaladaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Gudigaan ayaa ka kooban 10 xubnood oo iskugu jira wasiiro , xildhibaano  iyo odayaal dhaqan  ayadoon gudoomiye looga dhigay wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada Dowlad Goboleedka […]

June 29 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Maamulka dagmada hobyo ee galmudug oo faahfaahin ka bixiyay qoryashaal lagu hormarinayo dagmada hobyo ee gobalka mudug

Dhagayso:Maamulka dagmada hobyo ee galmudug oo faahfaahin ka bixiyay qoryashaal lagu hormarinayo dagmada hobyo ee gobalka mudug

Gudoomiyaha dagmada hobyo ee gobalka mudug cabdulaahi cali axmed faat oo u waranmay idaacada codkamudug ee magaalada gaalkacyo ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan qorshayaasha lagu hormarinayo dagmada hobyo ee gobalka mudug Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in inta uu jiray maamulka cusub ee dagmada hobyo uu ku guulaystay dhismaha sedex wado oo muhiim ah oo […]

June 27 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhgayso:Siyaasi cabdi waal oo madaxda soomaaliya ku eedeeyay in ay marin habaabiyeen hanaanka doorashooyinka dalka

Dhgayso:Siyaasi cabdi waal oo madaxda soomaaliya ku eedeeyay in ay marin habaabiyeen hanaanka doorashooyinka dalka

Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaas Cabdi waal oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaliyeed ayaa ku eedeeyay Madaxda soomalida iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka ka jira in ay afduubteen Hanaanka Doorashada sanadkaan 2016-ka Isagoo wareysi siiyay Idaacada codkamudug siyaasiga Cabdi waal ayuu sheegay in madaxda soomalida iyo kuwa maamul Goboleedyada ay ka midaysan yihiin afduubka loo geystay hanaankii […]

June 27 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

In ka badan 100 dhalinyara ah oo bartay xirfado shaqo oo maanta shahaadooyin la gudoonsiiyay Galkacyo.Sawiro

In ka badan 100 dhalinyara ah oo bartay xirfado shaqo oo maanta shahaadooyin la gudoonsiiyay Galkacyo.Sawiro

Ilaa 115 dhalinyara ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa maanta shahaadooyin la gudoonsiiyay kadib markii ay soo dhameeystay tababar la xariira barashada xirfado kala duwan oo ay ku shaqeeystaan kuwaasi oo ay si lacag la aan ah muddo lix bilood ah uga baranayeen xarunta tababarka xirfadaha ee Mudug eek u taala magaalada galkacyo […]

June 23 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhgayso;Barnaamijka dhacdooyinka ramadaanka ee radio codkamudug iyo wariye mahad daahir maxamed mahad America

Dhgayso;Barnaamijka dhacdooyinka ramadaanka ee radio codkamudug  iyo wariye mahad daahir maxamed mahad America

Dhgaytayaasha iyo aqristayaasheena ku xiran webkeena codkamudug.com waxaan halkaani idin kugu soo gudbinaynaa barnaamijka dhacdooyinka ramadaanka ee idaacada codkamudug oo ah barnaamij kabaxa idaacada codkamudug inta lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan Waxaa caaway barnaamijka idinla socodsiin doono wariye mahada daahir maxamed {America} Soo saaristi; Cali xasan barqadle cali gaab Farsamadii; Hanad cabdi faarax hanad […]

June 8 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Taariiq Kooban Marxuum C/laahi Xasan Jaamac {kabaweyne}

Taariiq Kooban Marxuum C/laahi Xasan Jaamac {kabaweyne}

Akhristayaasheena Waxaa Si Qaas Ah Uuguso Gudbinaynaa Taariiq Kooban oo Kusaabsan Allaha Unaxariste Marxuum C/laahi Xasan Jaamac Kabaweyne oo Arbacadii Ku Dhintay Weerar Kooxda Alshabaab Ay Ku Qaadeen Hotelka Ambasaddor ee Magaalada Muqdisho isagoo Khamiistiina Aas Qaran Loogu Sameeyay Muqdisho. Taariiq Nololeedka Xildhibaan C/laahi Jamac Waxa uu Dhashay 1955. Gobolada Dhexe ee Dalka. Waxbarashadiisi Waxa […]

June 3 2016 | Posted in maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news