Dahabshiil-Gif
 
Home » maqaalo You are browsing entries filed in “maqaalo”

Hindiya oo war ka soo saartay Maxkamadeynta Dhalinyaro Soomaali ah

Hindiya oo war ka soo saartay Maxkamadeynta Dhalinyaro Soomaali ah

Waxaa dib loo dhigay Maxkamadeynta Dhalinyaro Soomaali ah oo maanta lagu waday in la soo taago Maxkamad ku taalla Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Hindiya ee Mumbai, kuwaas oo loo heysto falal la xiriira Burcad Badeednimo. Dhalinyarada Soomaalida ah ee loo heysto falka la xiriira Burcad Badeednimada ayaa waxa ay tiradooda gaareysaa 117, waxaana Dowladda Hindiya ay […]

September 30 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Banaanbax Maalinkii Labaad Gaalkacyo Ka Socda Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Ka Qayb Galaya Daawo Sawirada

Banaanbax Maalinkii Labaad Gaalkacyo Ka Socda Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug  Oo Ka Qayb Galaya Daawo Sawirada

  Magaalad gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa saaka mar kale ku waa bariisatay banaanbyo balaaran oo looga soo horjeedo dawlada maraykanka iyo hadalkii ay kasoo saartay duqayntii diyaaradheedu ay ka gaysteen bariga magaalada gaalkacyo Amaanka magaalada gaalkacyo ayaa si wayn loo adkeeyay si aysan rabshado ugu dhalan banaanbaxaasi waxaana banaan baxa maanta ka qayb […]

September 29 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Waraysi’ Xildhibaan Qalabxoor ‘Waxaa Go.aan Lagu Gaaray In Ciidamada Maraykanku Ay Ka Baxaan Garoon Diyaaradaha Waqooyiga Gaalkacyo

Dhagayso:Waraysi’ Xildhibaan Qalabxoor ‘Waxaa Go.aan Lagu Gaaray In Ciidamada Maraykanku Ay Ka Baxaan Garoon Diyaaradaha Waqooyiga Gaalkacyo

Xildhibaan cabdullqaadir cali jaamac qalabxoor oo ka tirsan baarlamaanka dawlada soomaaliya haatana doonaya in uu ka mid noqdo baarlamaanka cusub ee dalka oo waraysi gaar ah idaacada codkamudug ayaa sheegay in baarlamaanka soomaaliya iyo madaxda galmudug ay go.aan ku gaareen in ciidamada maraykanka ee ku sugan garoonka diyaaradaha waqooyiga gaalkacyo ay iskaga baxaan halkaasi HALKAAN […]

September 29 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Caawa Iyo Codkamudug By Wariye Mahad America

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Caawa Iyo Codkamudug By Wariye Mahad America

Dahagytayaasha ku Xiran idaacada codkamudug iyo aqristayaasha codkamudug.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaaa barnaamijka tusmada codkamudug oo xiiso gaar ah xambaarsan Soojeedintii:Mahad Daahir Maxamed [America] Farsamadii:Maxamed Muxiyadiin Saxansaxo Soosaaristii:Cali Daacad HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxawaynaha galmudug oo dib ugu laabtay cadaado kana hadlay arimo dhowr ah

Dhagayso:Madaxawaynaha galmudug oo dib ugu laabtay cadaado kana hadlay arimo dhowr ah

Madaxweynaha Galmudug oo galinkii dambe ee maanta soo gaaray magalada cadaado ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay duqeyntii ciidamada dowlada markeynka ay u geysteen ciidamo ka tirsan maamulka galmudug oo maray deegaanka jeexdin ee bariga gobolka mudug , Guuleeda ayaa sheegay in cida ka dambeysa falkaasi ay hada wada hadal u socdaan isagoona ugu […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhgayso:Wararkii ugu dambeeyay duqayn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka gaalkacyo

Dhgayso:Wararkii ugu dambeeyay duqayn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka gaalkacyo

Diyaarada dagaal oo laga leeyahay dalka maraykanka ayaa xalay saqdii dhexe weerar ka gaystay deegaanka jeexdin ee gobalka mudug Weerarkaasi ka dhacay duleedka gaalkacyo ayaa waxaa ku dhintay 12 ruux halka ku dhawaad 10 kalana ay ku dhaawacmeen HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO WARARKII UGU DAMBEEYAY IYO WARIYE MAHAD AMERICA

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug By Cali Xasan Barqadle Cali Gaab

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug By Cali Xasan Barqadle Cali Gaab

Dhagaytayaasha codkamudug iyo aqristayaasha wabsiteka idaacada codkamudug waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa barnaamijka tusmada codkamudug Soojeedintii:Cali Xasan Barqadle [Cali Gaab ] Soosaaristii:Mahad Daahi Maxamed [America] Farsamadii:Maxamed Muxiyadiin [Saxansaxo] HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA

September 27 2016 | Posted in maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Banaanbax ka dhacay Cadaado Eee Gobalka Galgaduud

Banaanbax ka dhacay Cadaado Eee Gobalka Galgaduud

Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug waxaa maanta ka dhacay Banaanbax ay dadka ku diiddan yihiin xukun Maxkamad ku taalla Dalka Hindiya ay ku ridday Dhallinayaro Soomaaliyeed oo ay ku eedeysay in ay Burcad Badeed yihiin. Dibadbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah Dowladda Hindiya iyo xukunka dilka ah ee lagu riday 50 Maxaabiis  ee Soomaalida […]

September 26 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Qardho

Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Qardho

Waxaa maanta Magaalada Qardho gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaamiyaanyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Ra’iisul wasaaraha ayaa intii uu socdaalka shaqo ku joogay magaalada Qardho waxa uu kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxa uuna kala hadlay arimaha doorashooyinka dalka iyo horumarda kala duwan ee ay ku tallaabsadeen […]

September 26 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AKHRISO: War Saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka

AKHRISO: War Saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka

Muddo 47 sano ka dib, Soomaliya waxay ku dhaqaaqday inay qabsato doorashooyin 2016 ka. Doorashadan dadban waxay ka duwan tahay dhammaan hannaankii hore ee soo xulidda wakiillada dadweynaha ee hay’adihii hoggaaminta ee dalka horey uga dhacay. Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), asagoo ka amba qaadaya arrintaas, wuxuu u xaqiijinayaa dadka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada beesha […]

September 22 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news