Dahabshiil-Gif
 
Home » maqaalo You are browsing entries filed in “maqaalo”

Shirkii Madasha Wada-tashiga oo laga soo Hormariyay Waqtigii loo qabtay inuu Muqdisho ka dhaco

Shirkii Madasha Wada-tashiga oo laga soo Hormariyay Waqtigii loo qabtay inuu Muqdisho ka dhaco

Shirkii Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran oo la filayay inuu Muqdisho ka furmo 7-Bishaan ayaa laga soo hormariyay Mudadii loo qabtay. Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Shirka Madasha Wada-tashiga uu Beri ka furmi doono Magaalada Muqdisho islamarkaana laga soo hormariyay Mudadii hore. Sababta Shirka Madasha loo soo hormariyay […]

September 4 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhgayso:Wax Garadka Galmudug Iyo Puntland Oo hashiis Hor Dhac Ah Ka Gaaray Xiisad Baryihii Dambe Ka Taagnayd Gaalkacyo

Dhgayso:Wax Garadka Galmudug Iyo Puntland Oo hashiis Hor Dhac Ah  Ka Gaaray Xiisad Baryihii Dambe Ka Taagnayd Gaalkacyo

Wax garadka gobalka mudug ee maamulada galmudug iyo puntland oo baryihii dambe ku howlanaa xalinta xiisada ka dhalatay saldhig ciidan oo maamulka galmudug oo ka dhisayay galbeed gaalkacyo ayaa sheegay in arintaasi hashiis hor dhac ah laga gaaray lana dhamaystiri doono Nabadoon cali diiriye aloore oo ka mid ah wax garadka arintaasi ku howlan ayaa […]

September 4 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Raisulwasaare Ku-xigeenka Soomaliya Iyo Denjire Michael Keating oo Kawada Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Raisulwasaare Ku-xigeenka Soomaliya Iyo Denjire Michael Keating oo Kawada Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Raisulwasaare Ku-xigeenka Soomaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobe  u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Denjire Michael Keating, ayaa maanta kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho iyagoo kawada Hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya sanadkaan 2016-ka. Labada Mas’uul ayaa kawada Hadlay sida loogu diyaar Garoobay arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya sanadkaan  iyagoo tilmaamay In […]

September 4 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso:Gudoomiyaha barlamanka galmudug oo beeniyay in ay hakad ku jiraan howlaha baarlamaanka galmudug

Dhageyso:Gudoomiyaha barlamanka galmudug oo beeniyay in ay hakad ku jiraan howlaha baarlamaanka galmudug

  Gudoomiyaha barlamanka dowlad gobaleedka galmudug cali gacal casir oo wareysi gaar ah siisay radio codka mudug ayaa sheegay in uu si rasmi ah ufuranyahay kala fadhiga labaad ee barlamanka dowlad gobaleed galmudug Gudoomiyaha barlamanka dowlad gobaleedka galmudug cali gacal casir oo hadalkiisa siiwata ayaa wax kama jiraan kutilmaamay warar sheegayay in shaqooyinkii barlamanka galmudug […]

September 4 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ganacsigu Xor Weeyee Qabiil Yaanan Lagu Xirin :Qormo Xiiso leh By Mahad America

Ganacsigu Xor Weeyee Qabiil Yaanan Lagu Xirin :Qormo Xiiso leh By Mahad America

Ka dib bur burkii dawladii dhexe ee soomaaliya waxay umadda soomaaliyeed gashay dagaalo sokeeye oo ragaadiyay guud ahaan dalka soomaaliya balse arinta kaliyah ee ay dadka soomaaliyeed ka midaysan yihiin ayaa ah ganacsiga oo si xor ah ay soomaalidu isku dhaafsadaan waxna u kala iib sadaan Soomaaliya oo kaliyah maaha meelaha ganacsiga la is waydaarsado […]

September 3 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Tixraaca Wararka Fiidnimo Ee Radio Codkamudug By Mahad America

Dhagayso:Barnaamijka Tixraaca Wararka Fiidnimo Ee Radio Codkamudug By Mahad America

Dhagaystayaasha iyo aqristayaasha ku xiran wabkeena codkamudug.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa barnaamijka tixraaca wararka fiidnimo oo ah barnaamij idaacada ka baxa habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha Waxaa caawa barnaamijka soo diyaarshay soona jeedinaya wariyaheena Mahad Daahir Maxamed [America] Farsamadii: Nuuradiin Cabdikariin Nadka HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA OO AAD U XIISA […]

August 29 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Kornel Bishaar Abshir Geedi:” Waxaan Qabanay Askar Dhaawacday Dad Shacab ah iyo Mas’uul La Socday”,

Kornel Bishaar Abshir Geedi:” Waxaan Qabanay Askar Dhaawacday Dad Shacab ah iyo Mas’uul La Socday”,

Qaar kamid ah ilaalada Mas’uul ka Tirsan Dowlada Soomaliya ayaa maanta rasaaseeyay dad shacab ah oo marayay wadada hormarta dekeda magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ay qabteen gaari uu lahaa mas’uul ka tirsan dowladda iyo ilaaladii saarneed gaariga, […]

August 29 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Waraysi Gaar Ah:Dhismaha Dakada Hobyo Oo Dhawaan Bilaaban Doonta

Dhagayso:Waraysi Gaar Ah:Dhismaha Dakada Hobyo Oo Dhawaan Bilaaban Doonta

Dhaq dhaqaaq xoogan oo dhanka ganacsiga ah ayaa haatan laga dareemayaa magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug waxaana dakada hobyo oo haatan si kmg ah u furan maalmihii dambe kusoo xirtay doonyo sida shixnado ganacsi Gudoomiyaha dagmada hobyo ee galmudug C /lahi cali axmed faat oo waraysi gaar ah siiyay idaacada codkamudug studiyaheeda gaalkacyo ayaa […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Magaalada Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Magaalada Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe oo ah caasimada maamulka Koofur Galbeed. Shariif Xasan ayaa lagu wadaa inuu xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed ee dhowaan laga dhisay Baraawe. Ammaanka magaalada Baraawe ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo wafdiga Madaxweynaha Koofur Galbeed ay […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Qarax Miino oo Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Maqaayad ku Taala Degmada Beled-xaawo

Qarax Miino oo Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Maqaayad ku Taala Degmada Beled-xaawo

Inta la xaqiijiyay saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Somaliya way ku dhinteen halka shan kale oo isugu jira askar iyo shacab ay ku dhaawacmeen kadib markii galabta uu qarax miino uu ka dhacay maqaayad ku taala degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in la […]

August 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news