Dahabshiil-Gif
 
Home » Nabadda You are browsing entries filed in “Nabadda”

Dhageyso ::-Barnaamijka Salamaha iida iyo Damaashadka Wariyaasha idaacada Codkamudug

Dhageyso ::-Barnaamijka Salamaha iida iyo Damaashadka Wariyaasha idaacada Codkamudug

Halkan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka Salaamaha Wariyaasha Codkamudug oo Aad iid Walba Ka Dhageysataan idaacada Codkamudug Waxana Barnamijkan Alaba ka Qayb Gala Wariyasha idaacada Codkamudug Meel Waliba Ay Joogaan iyadoona U jeedka Barnamijku u Yahy in Wariyasha Codkamudug ay Faraxada Ciida idin la Qayb Sadaan Wariyaasha Barnaamijka Ka Qayb Galaya 1: Hanad Cabdi Farax {Nasta} […]

June 28 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo Gaalkacyo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Dhagayso+Sawiro:Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo Gaalkacyo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Fadraalka Somaliya ayaa manta soo gaaray Magalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug, Wasiirka ayaa Garoonka Diyaaradaha wax Ku soo Dhaweyey Wasiiro iyo Mamulada Gobolka Galmudug  iyo Sidokale Sarakiil Ciidan Waxaana Loo Soo Galbiyay Kunfurta Magalada Gaalkacyo Ee Galmudug Halkaasi oo Si Rasmi ah wasiirka Iyo Xubnaha Ka Socoday Maamulka Puntland Afur […]

June 21 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso Dhamaan Qudbadihii Laga Jeediyay Hashiiska Gaalkacyo Ku Dhex Maray Galmudug iyo Puntland

Dhagayso Dhamaan Qudbadihii Laga Jeediyay Hashiiska Gaalkacyo Ku Dhex Maray Galmudug iyo Puntland

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa hashiis ku gaaray maamulada galmudug iyo puntland hashiiskaasi oo ku saabsab adkaynta nabadgalyada guud ee gobalka muudg gaar ahaan tan gaalkacyo.     Waxana qodobada hashiiskaani ugu muhiimsan in laseemyo ciidan isku dhaf ah oo suga amniga guud ee gaalkacyo iyo in la furo wadooyinkii ku xirmay […]

June 21 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Akhriso:-Heshiiska Galmudug iyo Puntland

Akhriso:-Heshiiska Galmudug iyo Puntland

Qodobo wax ku ool ah ayaa ka soo baxay, Shirarkii u dhexeeyay Galmudug iyo Puntland ee looga hadlayay Nabad-geylada magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobalka Mudug. Halkaan Hoose Ka Akhriso Wrsaxaafadeedka  

June 21 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DAAWO SAWIRRADA:- Qaraxa ka dhacay Wadajir

DAAWO SAWIRRADA:- Qaraxa ka dhacay Wadajir

Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari Hoomey ah, kaasi oo la soo saaay Khudaar, laguna soo dhexqariyay waxyaabaha Qarxa. Qaraxan ka dhacay afaafka hore ee xarunta degmada Wadajir ayaa si weyn looga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay 15 Qof oo uu ku jiro Guddoomiyaha degmada Wadajir Cumar C/laahi […]

June 20 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: DF oo ka hadashay Qaraxa ka dhacay Wadajir

DHAGEYSO: DF oo ka hadashay Qaraxa ka dhacay Wadajir

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxa duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa loo adeegsaday Gaari Caasi ah oo lagu soo raray Khudaar, laguna soo dhexqariyay Waxyaabaha Qarxa, waxaana Qaraxan laga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid […]

June 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO

DHAGEYSO: Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil Gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa KM0 iyo Garoonka Kubadda Kolleyga ee Wiish Stadium ee magaalada Muqdisho. Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari BL-ah oo ay saarnaayeenn dad shacab ah iyo Gaari Cabdi Bile ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka […]

June 15 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Waxgaradka Gobalka mudug Oo Kala Qaaday Malayshiyaad Isku Hor Fadhiyay Bariga Gobalka mudug

Dhagayso: Waxgaradka Gobalka mudug Oo Kala Qaaday Malayshiyaad Isku Hor Fadhiyay Bariga Gobalka mudug

Suldaan c/naasir jaamac seed oo  mid ah waxgardka ku howlan daminta xiisad kasoo cusboonaatay bariga gobalka mudug ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Idaacada Codkamudug ee magaalada gaalkacyo  kaga hadlay malayshiyaad lagu kala qaaday bariga gobalka mudug. Suldaanka ayaa sheegay in malayshiyaadkii isku hor fadhiyay bariga gobalka mudug ee kasoo kala jeeday maamulada galmudug […]

May 24 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xiriirka Labada

DHAGEYSO: Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xiriirka Labada

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimaha la xiriira biyaha gaar ahaan biyaha wabiga shabeelle, kaasi oo dhowr jeer la isku qabsaday, murana uu ka dhashay. Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha Itoobiya ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, gaar ahaan biyaha wabiga shabeelle, kadib booqasho kooban uu Madaxweynaha Soomaaliya maalin ka […]

May 5 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Hirshabeelle oo iska diiday Qorshaha Hormarinta Qaranka

DHAGEYSO: Hirshabeelle oo iska diiday Qorshaha Hormarinta Qaranka

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in ay iska diideen Qorshaha Hormarinta Qaranka, kaasi oo dhowaan ka dhacaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska. Waxa uu ku sheegay sababta ay u diideen in ay tahay Hirshabeelle in aysan jirin Qorshahan markii la sameynayay, taasina ay ku diideen. Sidoo kale waxa uu sheegay Cali C/laahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka […]

May 5 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news