Dahabshiil-Gif
 
Home » Nabadda You are browsing entries filed in “Nabadda”

Dhagayso:Doorasho Maanta Lagu Waday In Ay Muqdisho Ka Bilaabato Oo Baaqatay [Sababta]

Dhagayso:Doorasho Maanta Lagu Waday In Ay Muqdisho Ka Bilaabato Oo Baaqatay [Sababta]

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah lagu waday in ay ka bilaabato doorashada xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya beelaha dir waqooyi ee loo yaqaan soomaaliland balse gudiga doorashada gacanta ku haya uu sheegay in ay baaqatay doorashadii maanta loo balan sanaa Gudoomiyaha gudiga doorashada dadban ee soomaaliland kooshin cabdi xaashi […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Biya La,aan Ka Jirta Dagmada Bacaadwayne Ee Gobalka Mudug

Dhagayso:Biya La,aan Ka Jirta Dagmada Bacaadwayne Ee Gobalka Mudug

Wararka naga soo gaaraya dagmada bacaadwayne ee koonfur bari gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto biya la,aan ka dib markii ay gureen ceelashii ay dadku ka cabi jireen waxaana dadka ku nool aaga bacaadwayne xiligaan haysata abaar aad u daran sida ay codkamudug u sheegtay gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey In ay ku lug leedahay Colaadaha dalka Yemen.

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey In ay ku lug leedahay Colaadaha dalka Yemen.

Sida uu qoray wargayska the Guardian Mr Johnson ayaa dawladaha Sacuudiga iyo Iran ku dhaleeceeyey colaadaha ay ka hurinayaan wadanka Yemen. Balse afhayeen wasaarada arrimaha dibadda ee Britain u hadlay ayaa sheegay in sacuudigu uu yahay saaxiib weyn oo Britain ay leedahay.

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Shacabka ku nool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa si waun usoo dhaweeyay dadaalada nabadeed iyo wada hadalada gudiyada wada xaajoodka colaada gaalkacyo ee baryihii dambe ka socday gaalkacyo Qaar ka mid ah shacabka oo la hadlay radio codkamudug ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo sidii nabad ay ugu wada […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug Ee Galmudug Oo Waraysi Gaar Ah Siisay Codkamudug Arima Badana Kaga Hadashay

Dhagayso:Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug Ee Galmudug Oo Waraysi Gaar Ah Siisay Codkamudug Arima Badana Kaga Hadashay

Xaawo shiikh cali [Qaran] gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug oo waraysi gaar ah siisay codkamudug ayaa kaga hadashay arima dhowr ah sida nabad galyada gaalkacyo iyo abaaraha ka jira deegaanada galmudug Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug xaawo qaran ayaa sheegtay in ka haween ahaan ay aad usoo […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamadii Galmudug iyo Puntland oo laga saarayo Gaalkacyo

Ciidamadii Galmudug iyo Puntland oo laga saarayo Gaalkacyo

Guddiyada nabadeynta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamada labada Maamul ee magaalada ku dagaallamay laga saarayo magaalada islamarkaana la geynyo meelo ka baxsan. Guddiga isku dhafka ah ee nabadeynta Gaalkacyo ayaa waxaa ay shirku qabteen waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ,waxaana ay ka soo saareen in Ciidamada labada maamul laga fogeeyo Magaaladaasi oo […]

December 7 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Gudiga Nabadaynta Gaalkacyo oo Maanta Kormeeray Jiidaha Kala Durjinta Ciidamada iyo Kulan Ay Ku Yeesheen Waqooyiga Gaalkacyo

Dhagayso+Sawiro:Gudiga Nabadaynta Gaalkacyo oo Maanta Kormeeray Jiidaha Kala Durjinta Ciidamada iyo Kulan Ay Ku Yeesheen Waqooyiga Gaalkacyo

Gudiga isku Dhafka Ah ee Loo Xilsaaray Nabadaynta Magaalada Gaalkacyo Ayaa Maanta Markale Yeeshay Kulan Qeyb Ka Ah Dadaala Nabada ee Gudigu Ay Wadan. Waxa Gudigu Ay Maanta Kormeereen Jiidaha Kala Durjinta Ciidamada Gaar Ahaan Jiida Hore ee Ciidamada Puntland Si Ay u Qiimeeyaan Xaalada iyo Inay Dhaqan Gashay Kala Durjinta Ciidamada. Gudiga Ayaa Kormeerkooda […]

December 6 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gudiga isku Dhafka Ah ee Loo Xilsaaray Nabadaynta Gaalkacyo oo Maanta Markale Kulmaya Booqanayana…..

Gudiga isku Dhafka Ah ee Loo Xilsaaray Nabadaynta Gaalkacyo oo Maanta Markale Kulmaya Booqanayana…..

Gudiga Isku Dhafka Ah ee Loo Xilsaaray Nabadaynta Gaalkacyo oo Maalmahan Yeelanayay Kulamo Ay Kaga Hadlayaan Nabada Gaalkacyo Ayaa Maanta Markale Kulmaya Si Ay usii Amba Qaadan Dadaalada Loogu Jiro Nabada Gaalkacyo. Sida uu Qorshuhu Yahay Maanta Gudiga Waxa Ay Booqan Doonaan Galbeedka Magaalada Gaalkacyo Gaar Ahaan Fariisimaha Ciidamada Puntland Ay Dib uga Baxeen Si […]

December 6 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Gaaray Magaalada Cadaado+Sawirro

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Gaaray Magaalada Cadaado+Sawirro

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaliiya Mudane Ibraahim iidle Suleymaan  uuna qeyb ka yahay Xeer ilaaiyaha Qaranka Soomaliya Dr Axmed Cali Daahir ayaa maanta Gaaray Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG ee dowlad Goboleedka Galmudug. Garoonka Diyaradaha Magaalada Cadaado waxaa Wafdigaan kusoo dhaweeyay madax ka tirsan Maamulka Galmudug uu ugu horeeyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka […]

December 5 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha oo Booqday Jubbaland Kuna Ammaanay Doorka Doorashooyinka 2016+Sawirro

Madaxweynaha oo Booqday Jubbaland Kuna Ammaanay Doorka Doorashooyinka 2016+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee caasimada Dowlad Goboleedka Jubbaland, halkaas oo uu si diiran ugu soo dhoweeyey Mudane Ahmed Mohamed Islam (Madoobe), Madaxweynaha Jubbaland, ku xigeenadiisa, Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Abdulkadir Sheikh Ali Dini, Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Maxamed Jamac Mursal (Geele), Wasiiru Dowlaha Xafiiska […]

December 5 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news