Dahabshiil-Gif
 
Home » Nabadda You are browsing entries filed in “Nabadda”

Heshiiskii Xabad joojinta Magaalada Gaalkacyo oo aan Wali Dhaqan Galin iyo Xiisad Taagan+Dhageyso

Heshiiskii Xabad joojinta Magaalada Gaalkacyo oo aan Wali Dhaqan Galin iyo Xiisad Taagan+Dhageyso

Maamulka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa Sheegay inay dhaqan gali waayey Heshiiskii Xabad joojinta ahaa Gaalkacyo kuwa gaareen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Dhawaan ka gaareen Dagaal in mudo ah ka socday Magaalada. Gudoomiye ku-xigeenka Gobalka Mudug Cabdi Xuseen oo Waraysi Siiyay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo ayaa tilmaamay Haba yaraatee aysan jirin Wax ka dhaqan galay […]

November 29 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Banaanbax Roob Doon Ah oo Maanta Gaalkacyo Ka Dhacay

Dhagayso+Sawiro:Banaanbax Roob Doon Ah oo Maanta Gaalkacyo Ka Dhacay

Banaabax roob doon ah ayaa maanta Ka dhacay magaalada gaalkacyo ee xaruunta gobolka mudug ,iyadoona dibad baxa roob doonka ay so qaban qaabiyeen culumaudiinka ahlusuna waljmeeca ee magalada Gaalkacyo . qeybaha kala duwan ee shacabka reer gaalkacyo ayaa kasoo qeybgalay dibadbaxa roob doonka ah ee alle looga baryayo raxmadiisa madaama inta badan deegaanada galmudug ay […]

November 27 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Michael Keating oo gaaray Magaalada Cadaado kulamana la qaatay madaxda galmudug

Dhagayso:Michael Keating oo gaaray Magaalada Cadaado kulamana la qaatay madaxda galmudug

Magaalada cadaado ee xarunta kmg ah ee galmudug waxaa maanta gaaray uqayb sanaha qaramada midoobay ee soomaaliya Michael Keating waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxda galmudug wuxuuna durbadiiba bilaabay in uu kulamo la qaato madaxda galmudug kuwaasi oo looga hadlayo arimaha doorashooyinka dalka Halkaan ka dhagayso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Arintaas Warbixin Ay Ka Diyaarisay Wariyaheena Safiina […]

November 26 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararkii ugu Dambeeyay ee Qasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Alshabaab iyo Dadka Deeganka Dumay ee Mudug

Wararkii ugu Dambeeyay ee Qasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Alshabaab iyo Dadka Deeganka Dumay ee Mudug

Inta la xaqiijiyay 6 qof ayaa ku geeriyotay halka kuw dhaawacmeen tira intasi ka badan kuwasi oo dhamaantooda ahaa dhinacyadii halkaasi ku dagaalamay Deegaanka Dumay oo 50Km waqooyi Kaga Beegaan Dagmada Xarar Dheere ee Gobolka Mudug isalmrkaana ay dagalameen Dadka deegaanka iyo kooxda alshabab ayaa lagu soo waramaya in wali Halkaasi ay ka taagan tahay […]

November 25 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Kismaayo oo lagu dooranayo kursigii ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose

Kismaayo oo lagu dooranayo kursigii ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose

Kismaayo-CodkamudugFM- Magaalada Kismaayo mudo Todobaadyo ah waxaa ka socday Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Jubbaland, waxaana dadka wax dooranayay ay ahaayeen Ergo la isku keenay oo ka soo jeeda Degaanada Jubbaland. Maanta ayaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Jubbaland, maadaama la doortay 42 Mudane oo keliya uu […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Galmudug Oo Digniin U Dirtay Gaadiidka Ka Howl Gala Galmudug Kuna Amartay In Ay Qaataan Taargada Galmudug

Dhagayso:Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Galmudug Oo Digniin U Dirtay Gaadiidka Ka Howl Gala Galmudug Kuna Amartay In Ay Qaataan Taargada Galmudug

Isku duwaha wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka galmudug ee gobalka mudug nuur maxamed xuseen nuur ganeey ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay codkamudug waxa uu ka hadlay halka ay marayaan howlaha ay shacabka galmudug u hayso wasaaradu wuxuuna sheegay in gobalka mudug gaar ahaan gaalkacyo dib looga bilaabi doono bixinta taargada galmudug oo dhawaan […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Deegaanka Dumaaye Ee Gobalka Mudug Oo Saaka Dagan Ka Dib Markii Shalay Alshabaab Ay La Wareegeen

Xaalada Deegaanka Dumaaye Ee Gobalka Mudug Oo Saaka Dagan Ka Dib Markii Shalay Alshabaab Ay La Wareegeen

Wararka saaka codkamudug ay ka helayso deegaanka dumaaye ee gobalka mudug oo dhanka waqooyi 50 km uga beegan dagmada xarardheere ee gobalka mudug ayaa sheegaya in xaalada deegaanku ay saaka tahay mid dagan ka dib markii shalay galinkii dambe ay shabaabku halkaasi la wareegeen oo ay kula dagaalameen malayshiyaad deegaanka ah Dagaalka shalay halkaasi ku […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dad Abaaro ugu geeriyoodey Degaanada Sool iyo Sanaag

Dad Abaaro ugu geeriyoodey Degaanada Sool iyo Sanaag

Warark inaga soo gaaraya Degaano ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Abaaro darteed ugu geeryoodeen 10 Qof, maadaama Abaarta Degaanadaasi ka jirta ay tahay mid sii darsatay. Dadkan Abaaraha ugu geeryoodey Degaanada Sool iyo Sanaag waxaa Idaacadda codkamudug u xaqiijiyay mid ka mid ah Dadka Degaanka. Waxgarad iyo […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha oo ka hadlay Doorashooyinka Golaha Shacabka

Madaxweynaha oo ka hadlay Doorashooyinka Golaha Shacabka

Muqdisho-CodkamudugFM- Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha dowlad gobolleedyada dalka, dhowaanna ka bilaaban doona magaalada Muqdisho “Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), Guddiga Dowlad Goboleedka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka, waxaan ku ammaanayaa sida hufnaanta leh oo […]

November 24 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Goobaha Waxbarashada Gaalkacyo Oo Dib Loo Furay Mudo Ka dib

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Goobaha Waxbarashada Gaalkacyo Oo Dib Loo Furay Mudo Ka dib

Maanta oo taariiqdu ay ku beegnayd 20 bisha 11 sanadka 2016 ayaa waxaa dib loo furay qaar ka mid ah goobaha waxbarashada ee magaalada gaalkacyo oo xirnaa mudo ku dhow laba bil ka dib markii gaalkacyo uu dagaal xoogani ka qarxay 7 dii bishii october ee sanadkaan dagaalkaasi oo u dhexeeyay labada maamul ee galmudug […]

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news