Dahabshiil-Gif
 
Home » Nabadda You are browsing entries filed in “Nabadda”

Dhagayso:Salaadiinta Galmudug Oo Kulmay Saraakiil Maraykan Ah Kalana Hadlay Dhacdadii Jeexdin

Dhagayso:Salaadiinta Galmudug Oo Kulmay Saraakiil Maraykan Ah Kalana Hadlay Dhacdadii Jeexdin

Suldaan c/naasir jaamac seed oo ka mid ah salaadiinta galmudug ayaa sheegay in ay kulan la qaateen saraakiil maraykan ah oo ay kala hadleen xasuuqii dronska maraykanku ay u gaysteen ciidanka galmudug ee 28 bishii september ku sugnaa deegaanka jeexdin ee bariga gaalkacyo oo ay duqayn u gaysteen kuna dhinteen 13 askari oo ciidanka galmudug […]

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warbixin Xiiso Leh oo Idaacada Codkamudug Ay Ka Diyaarisay Nabada Gaalkacyo

Dhagayso:Warbixin Xiiso Leh oo Idaacada Codkamudug Ay Ka Diyaarisay Nabada Gaalkacyo

Idaacada Codkamudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Warbixin Gaar ah Ka Diyaarisay waxa soo cel celiya Dagaalada Gaalkacyo iyo Sida ugu Fudud ee Bulshada Gaalkacyo ayku heli karaan Nabad ayku Taamaan Hadaba Halkaan Hoose Ka Dhagayso Warbixinta Wariye Cali gaab ayaa soo jeedinaya

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug By Mahad America

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug By Mahad America

Dhagaystayaasha iyo aqristayaasha ku xiran wabkeena codkamudug.com waxaan halkaan idiin kusoo gudbinaynaa barnaamijka tusmada codkamudug oo uu soo jeedinayo Wariyaheena Mahad Daahir Maxamed Mahad America Waxaa Soo Saaray Barnaamijka Maxamed Cabdirixmaan Salaad Galgacal HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA TUSMADA OO XIISA GAAR AH XAMBAARSAN    

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug Council Of Elders Briefed Communtiy Members After U.S. Ambassador’s Meeting

Galmudug Council  Of Elders Briefed Communtiy Members After U.S. Ambassador’s Meeting

galmudug-elders    

November 20 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:isku Shaandheyn Lagu Sameeyay Gudigii Nabada Gaalkacyo ee 18 Xubnood Kadib Kulan Dhexmaray….

Dhagayso:isku Shaandheyn Lagu Sameeyay Gudigii Nabada Gaalkacyo ee 18 Xubnood Kadib Kulan Dhexmaray….

Guddiyada dhinacyada Galmudug iyo Puntland oo ay wehliyeen Wakiilada Caalamiga ah & Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa yeeshay kulan xasaasi ah oo ay uga wada hadleen xaaladda magaalada Gaalkacyo. Guddigan oo ay magacaabeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa isku afgartay in ay sii wadaan xabad joojintii horey loo gaaray, ayna muhiim tahay […]

November 19 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warka Subax Ee Radio Codkamudug By Mahad America

Dhagayso:Warka Subax Ee Radio Codkamudug By Mahad America

Dhagaystayaal Waxaan Halkaan idiin kusoo gudbinaynaa warkii subaxnimo ee radio codkamudug waxaana soo jeedinaya wariye mahad daahir maxamed mahad America Soo saaristii: Safiina Daahir Shire HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO WARKA SUBAX

November 19 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro”M/weynayaasha Galmudug iyo Puntland iyo R/Cumar C.rashiid oo Kulan Kuyeeshay Dooxada Gaalkacyo Kadib Kala Qaadisti Ciidamada

Sawiro”M/weynayaasha Galmudug iyo Puntland iyo R/Cumar C.rashiid oo Kulan Kuyeeshay Dooxada Gaalkacyo Kadib Kala Qaadisti Ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake,Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen”Odawaa” iyo Madaxweyneyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa kulan ku yeeshay Dooxada Galbeed ee Magaalada gaalkacyo halkaas oo ay isku hor fadhiyeen Ciidamada Labada Maamul balse Galabta lagu guuleystay in la kala qaado. Kulanka ayaa looga hadlayay Sidii  dardar galin lahaa Waxyaabaha dhiman oo […]

November 18 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

R/wasaare Sharmaake iyo Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland Ayaa Hada kulan kuleh Goobtii Ciidamada lagu kala qaaday

R/wasaare Sharmaake iyo Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland Ayaa Hada kulan kuleh Goobtii Ciidamada lagu kala qaaday

\ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake,Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen”Odawaa” iyo Madaxweyneyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa hadda kulan ku leh Dooxada Galbeed ee Magaalada gaalkacyo halkaas oo ay isku hor fadhiyeen Ciidamada Labada Maamul balse Galabta lagu guuleystay in la kala qaado. Kulanka ayaa looga hadlayaa  dardar galin lahaa Waxyaabaha dhiman […]

November 18 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde oo muddo kooban xayiray Malaayiin Dollar oo loo waday Cadaado

Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde oo muddo kooban xayiray Malaayiin Dollar oo loo waday Cadaado

Ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyey Radio Codkamudug in Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho ay gacanta ku dhigeen lacag dhan 3 milyan oo Dollar oo la saari lahaa Diyaarad Rakaab oo ku sii jeeday Caasimadda KMG ee Maamulka  Galmudug ee Cadaado. Baaritaan iyo Wada-xaajood dheer kadib, waxay Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka […]

November 16 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxda Galmudug oo Lagu Eedeeyay in ay Hor taagan Yihiin Howlaha Golaha Wasiirada+Dhageyso

Madaxda Galmudug oo Lagu Eedeeyay in ay Hor taagan Yihiin Howlaha Golaha Wasiirada+Dhageyso

Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee dowlad Goboleedka Galmudug oo iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka ayaa madaxda Galmudug ku eedeeyey in ay hor taagan yihiin howlaha Golaha Wasiirada Galmudug.     Cawil C/laahi Jaamac Kheydar oo ahaa Wasiirkii ku-xigeenkii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee dowlad Goboleedka Galmudug oo la hadlay Warbaahinta […]

November 16 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news