Dahabshiil-Gif
 
Home » Nabadda You are browsing entries filed in “Nabadda”

Idaacadda Codkamudug oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah u Sameesay Dadka Ay Abaaruhu Saameyeen ee Gobolka Mudug Kunool-Dhagayso+Sawiro

Idaacadda Codkamudug oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah u Sameesay Dadka Ay Abaaruhu Saameyeen ee Gobolka Mudug Kunool-Dhagayso+Sawiro

Idaacadda Codkamudug Ayaa horraantan waxaa ay bilaabeen Barnaamij loogu magic-daray Gurmad iyo Gargaar Walaal looguna gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay ku saameeyeen deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Ka Mid Ah Gobolada Ay Aadka U Taabay Abaartu.   Barnaamijkan Gurmadka ah ayaa waxaa Kaalinta ugu weyn ku leh dhageystayaasha Idaacadda Codkamudug ee Gaalkacyo oo […]

April 6 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro:Kulan Muhiim Ah oo Ka Dhacay Hobyo iyo Qodobo Lagasoo Saaray

Sawiro:Kulan Muhiim Ah oo Ka Dhacay Hobyo iyo Qodobo Lagasoo Saaray

  Kulanka Waxaa ka Qeyb Galay Odayaasha Degmada Hobyo iyo Wasiiro Xil horey uga soo Qabay Galmudug Ahna Xildhibaan Hore C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor kuwaasi oo ka shiray Midnimada iyo Hormarka Hobyo.     inta uu kulanka uu socday Waxaa looga hadlay Hormarka Magaalada Hobyo Dhibaatooyinka ka taagan Dhanka Bada iyo Dhismayaasha ka socda Magaalada. […]

April 6 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom oo Raashin Gar gaar Ah u Qeybisay Dadka Abaaruhu Sameyeen ee Kusugan Tuulooyinka Ceel Akhwaan iyo Daarusalam

Daawo Sawirada:Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom oo Raashin Gar gaar Ah u Qeybisay Dadka Abaaruhu Sameyeen ee Kusugan Tuulooyinka Ceel Akhwaan iyo Daarusalam

Shirkada is gaarsiinta Golis Telecom Somalia Ayaa Gobolka Mudug Ka Wada Gurmad Ay Gaarsiinayso Dadka Abaarta Ku Ceyrtoobay ee Kunool Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug.   Tuulooyinka Ceel Aqwaan iyo Daarusalaam oo Ay Kusugan Yihiin Dad Abaarta Ay Aad u Saameesay Ayee Maanta Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom Somalia Gaarsiisay Deeq Raashin Ah.   Maamulaha […]

March 21 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro+Dhagayso:Shirkada Golis Telecom oo Gobolka Mudug Ka Bilowday u Gurmashada Dadka Tabaalaysan ee Abaartu Sameesay

Sawiro+Dhagayso:Shirkada Golis Telecom oo Gobolka Mudug Ka Bilowday u Gurmashada Dadka Tabaalaysan ee Abaartu Sameesay

Shirkada isgaarsiinta ee Golis Telecom Somalia Ayaa Maanta Gobolka Mudug Waxa Ay Ka Bilowday Caawinta Dadka Tabaalaysan ee Abaartu Ay Ceyrteesay.   inkabadan 200 oo Qoys oo Kusugan Deegaanka Xaar Xaar ee Duleedka Gaalkacyo oo Abaarta Darteed uugasoo Hayaamay Deegaanadii Ay Ku Noolaayen Madaama Abaartu Ay Leesay Xoolihii Ay Dhaqanayeen Ayee Shirkadu Maanta Gaarsiisay Deeq […]

March 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wariyaal ka tirsan Codkamudug oo Socdaal Ku Maray Deegaanada Galmudug ee Abaartu Aadka U Sameesay(Barnaamij Gaar Ah)

Dhagayso:Wariyaal ka tirsan Codkamudug oo Socdaal Ku Maray Deegaanada Galmudug ee Abaartu Aadka U Sameesay(Barnaamij Gaar Ah)

Wariyaal Ka Tirsan Radio Codkamudug Ayaa Kormeer Shaqo oo La Xariirta Qiimeenta Abaaraha Ka Jira Gobolka Mudug Waxa Ay Ku Tageen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Abaarta Ka Jirta Ay Saameen Xoogan Ku Yeesheen Dadka Reer Galmudug ee Gobolka Mudug Kunool.   Deegaanada Miyiga Gobolka Mudug ee Aan Socdaalka Ku Marnay Ayaa Waxaa Ka […]

March 16 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

LIVE:Idaacadda Codkamudug oo Bilowday Barnaamijyo Loogu Gurmanayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

LIVE:Idaacadda Codkamudug oo Bilowday Barnaamijyo Loogu Gurmanayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Idaacada Codkamudug ayaa bilowday barnaamij gaar ah oo ay kaga hadleyso abaaraha dalka ka jira ee sameynta ku yeeshay qaar kamid ah bulshada Somaliyed kaasi o si toos ah kaga bixa idacadda Codkamudug Habeen Walba 1 Ama 7 Fiidnimo ilaa 9 Ama 3 Caweysnimo.   Barnaamijkaan oo u jeedkiisu yahay sidii gurmad ay ugu sameyen […]

March 14 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Warbixin Gabdhaha Galmudug ee Magaalada Pristol ee Dalka Uk oo Deeq Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Ay Sameyeen

Daawo Warbixin Gabdhaha Galmudug ee Magaalada Pristol ee Dalka Uk oo Deeq Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Ay Sameyeen

Deeqadan Oo ay iska Soo Aruuriyeen Qaar Ka mida Gabdhaha Jaaliyada Galmudug Magaalada Pristol ee Dalka Uk ayaa waxaa la Gaarsiiyay Qaar Ka mida Dadka ay Baaruhu dhaafiyeen xoolahoodii ee hada Ku Sugan Xero ku taal Deegaanka Xaar Xaar oo ku yaala Duleedka Koonfureed Ee Magaalada Gaalkacyo… Cabdi qarad Daahir Warsame Ducaale Oo u qaybiyay […]

March 12 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Oo Amaro Soo Saaray.

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Oo Amaro Soo Saaray.

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amaro la xiriira arimaha Amaanka Iyadoo maalmihii Dambe Magaalada Muqdisho Uu kusoo Badanaayay Dilka. Waxaana uu amar ku Bixiyay in Guddaha Magaalada Muqdisho aan lagu Dhex arki karin Gawaarida aan lahayn Taargada isagoona Sheegay in Cidii lagu Arko Gaarigiisa oo an lahayn wax taarga ah ay u […]

March 11 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Furaya wadooyinkii Ku Xirmay dagaaladii Ka Dhacay magaalada Gaalkacyo

Dhagayso: Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Furaya wadooyinkii Ku Xirmay dagaaladii Ka Dhacay magaalada Gaalkacyo

Ayadoo dagaaladii sokeeye ee sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2016 ka dhacay magaalada ee gaallakacyo ee xarunta gobalka mudug ee u dhexeeyay maamulada galmudug iyo puntland ay ku xirmeen wadooyin muhiim ah oo ay iskaga kala gooshi jireen gaadiidka labada dhinac ee waqooyiga iyo koonfurta magaalada gaalkacyo ayaa labada maamul ee galmudug iyo puntland waxa […]

March 9 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Puntland Oo Tira Dad Ah usoo Qabtay Qarax Ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Ciidamada Puntland Oo Tira Dad Ah usoo Qabtay Qarax Ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa saakay howlgalo ka wada waqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxana howlgalada lagu xaqiijinayaa amaanka Magaalada. Ciidamada ayaa Magaalada ka baadigoobaya shaqsiyaadki ka danbeeyay dhaawaca Xildhibaan ka atirsan baarlamaanka Maamulka Puntland kaas oo ku dhaawacmay qarax gaarigiisa logu xiray. Gadiidka iyo guryaha ayey Ciidamada saakay baarayaan waxana aad u yar isku socodka ganacsiga iyo […]

March 9 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news