Dahabshiil-Gif
 
Home » Nabadda You are browsing entries filed in “Nabadda”

Dhagayso:Galmudug oo Maxkamadeesay Ajaanib Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ciidamadu Ay Soo Qabteen

Dhagayso:Galmudug oo Maxkamadeesay Ajaanib Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ciidamadu Ay Soo Qabteen

  Maxkamada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug Ayaa Maanta Xukun Ku Riday Ajaanib Saarna Doon Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ay Soo Qabteen Ciidamada Bada Galmudug.     Taliye Kuxigeenka Ciidamada Bada Galmudug C/rashiid Maxamed Axmed Cimri oo Waraysi Gaar Ah Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Ka Warbixiyay Sida Ay udhacday Maxkamadeenta […]

January 11 2017 | Posted in Fishing, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo isku Dhagan Kadib Xilka Qaadistii C/Kariin Xuseen Guuleed

Dhagayso: Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo isku Dhagan Kadib Xilka Qaadistii C/Kariin Xuseen Guuleed

Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo intiisi ugu Badnaa Ay SHaaciyeen inay Xilkii Ka Qaadeen C/kariin Xuseen Guuled Ayaa Waxa Ay Sheegeen Xildhibaanadu in C/kariin Aysi Sharci Ah Xilka uuga Qaadeen Xildhibaanada.   Xildhibaan Maxamuud Diini oo ka Mid Ah Xildhibaanada Galmudug oo Codkamudug La Hadlay Kana Mid Ah Xildhibaanada Xilka Ka Qaaday Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed […]

January 11 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Xilka Qaadista Guuleed Ma Xaqbaa Mise Xal [Faallo Xiiso Leh] By Mahad America

Dhagayso:Xilka Qaadista Guuleed Ma Xaqbaa Mise  Xal [Faallo Xiiso Leh] By Mahad America

Xildhibaanada baarlamaanka galmudug ayaa 8 dii bishaani January ee sanadka 2017 kulan ay ku yeesheen magaalada cadaado ee gobalka galgaduud waxa ay ku shaaciyeen in mooshin xilka qaadis ah ay ka keeneen madaxwaynaha galmudug cabdi kariin xuseen guuleed oo ay sheegeen in uu jabiyay dastuurka u yaala maamulka galmudug Mooshinkaasi ayaa waxaa soo gudbiyay 50 […]

January 10 2017 | Posted in maqaalo, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

War Dag Dag Ah Xildhibaanada Galmudug oo Xilkii Ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug

War Dag Dag Ah Xildhibaanada Galmudug oo Xilkii Ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug

  Kulan Ay Cadaado Ku Yeesheen Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug Ayee u Codeeyeen Xilka Qaadista Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed. 54 Mudane oo Ka Tirsan Xildhibaanada Galmudug Ayaa Xilkii Ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed. La Soco Faah Faahin insha Allaah

January 10 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

FAALLO: Ma laga yaabaa inay Doorashadda Guddoonka Barlamaanka saamayn ku yeelato Doorashadda Madaxtinimadda?

FAALLO: Ma laga yaabaa inay Doorashadda Guddoonka Barlamaanka saamayn ku yeelato Doorashadda Madaxtinimadda?

Ololihii ugu dambeeyey ayey ku jiraan Murashixiinta u taagan Guddoomiyayaasha Labada Aqal ee Barlamaanka cusub iyo Ku-xigeenadooda, iyadoo ay Xilalkaasi ku loolami doonaan 22-Murashax.     Waana Hiddo-siyaasadeed iyo Hanqal-taag Xil-doon inay Murashixiin badan ku loolamaan Xil-qaran, balse waxaa mudan in Halbeeg lagu sameeyo Murashaxiinta iyo heerka u ugaarsiisan yahay Hankooda Siyaasadeed.     Xaallad […]

January 9 2017 | Posted in maqaalo, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Taliye Xigeenka Canshuuraha Galmudug oo lagu dhaawacay Gaalkacyo

Taliye Xigeenka Canshuuraha Galmudug oo lagu dhaawacay Gaalkacyo

Maxamed Cali Gurey,oo ah Taliye ku xigeenka Laanta Canshuuraha  Galmudug ayaa lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Dhaawaca Taliye xigeenka ayaa la dhigay isbitaalka Magaalada Gaalkacyo,waxaana dhaawacay Ganacsade uu ka qaadayay canshuurta. Ganacsadaha toogashada geystay ayaa ka baxsaday goobta waxaana kaddib goobta haaray Ciidanka Maamulka Galmudug.  

January 7 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warka Subaxnimo Ee Idaacada Codkamudug By Mahad America

Dhagayso:Warka Subaxnimo Ee Idaacada Codkamudug By Mahad America

Hoos Ka Dhagayso Warka Subaxnimo Ee Idaacada Codkamudug

January 7 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Ciidanka AMISOM oo dilay labo wiil oo walaalo ah

DHAGEYSO: Ciidanka AMISOM oo dilay labo wiil oo walaalo ah

Ciidamada AMISOM ayaa shalay duleedka Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen labo wiil oo walaalo ah sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka. Kolonyo ay la socdeen Ciidanka AMISOM oo ka amba baxay Magaalada Muqdisho, kuna sii jeeday Degmada Baraawe, ayaa la sheegay in ay geysteen dhacdaan Xanuunka badan. Wiilashan oo […]

January 7 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Shacabka Mandera oo codsi u diray dowladda Kenya

Shacabka Mandera oo codsi u diray dowladda Kenya

Shacabka kunool degmada Mandera  ee gobolka NFD ayaa ka codsaday dowladda Kenya in laga qafiifiyo Bandowga dowladda Kenya ay kusoo rogtay degmadaasi. Sidoo kale maamulka degmada Mandera ayaa dowladda Kenya u sheegay in ay hoos u dhaceen weeraradii Al-Shabaab ay ka geysan jireen gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya. Gudoomiyaha degmada Mandera ayaa sheegay in […]

January 7 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Hashiiskii Gaas Iyo Guuleed Oo Aan Wali Dhaqan Galin Iyo Waxgaradka Gobalka mudug Oo Dalbaday In Dag Dag Loo Dhaqan Galiyo Hashiiska

Hashiiskii Gaas Iyo Guuleed Oo Aan Wali Dhaqan Galin Iyo Waxgaradka Gobalka mudug Oo Dalbaday In Dag Dag Loo Dhaqan Galiyo Hashiiska

Xili dhawaan muqdisho ay heshiis ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug islamarkana ay jireen qodobo lagu heshiiyay ayaysan muuqan ilaa iyo haatan dadaalo lagu dhaqan galinayo hashiiskaas Qodobada Heshiiska waxaa ugu muhiimsanaa kala qaadista ciidamada labada dhinac ee isku horfadhiya gaalkacyo iyo in ladhiso ciidan ilaaliya ammaanka magaalada oo isku dhaf ah ama boolis […]

January 5 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news