Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Magaalada Hobyo

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Magaalada Hobyo

Maalintii 3-aad ayaa wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa ay ku suganyihiin magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ka socdaan kulamo maamulka bulshada kula tashanayo si loo dhiso maamulkii degmada Hobyo. Wafdiga madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo ay qayb ka yihiin wasiirada maamulka, Xildhibaano, ganasato iyo mas’uuliyiin kale ayaa […]

February 8 2016 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Kuxigeenkiisa oo La Doortay

Daawo Sawirada: Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Kuxigeenkiisa oo La Doortay

Munasabadaan oo aheyd mid ay ka soo qeyb galeen masuliyiin, waxradka qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa lagu doranayey Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo ku xigeenkiisa waxaan ay ka dhacaday xarunta madaxtoyada Galmudug. Maayarka degmada gaalkcyo ayaa wax u tartamayey ilaa labo musharax oo kala ah siciid galdaani iyo xirsi yusuf bare sido kale […]

February 7 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi la socday oo gaaray Hobyo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi la socday oo gaaray Hobyo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, iyadoo sidoo kale halkaasi ay gaareen ganacsato ka socota dalka Ciraaq oo doonaya in ay dhisaan dekadda Hobyo. Wafdiga Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo isugu jira Xildhibaanno iyo ganacsato ka tirsan rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa […]

February 5 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararki Ugu Dambeyay Madaxweynaha Galmudug oo Hobyo ku Wajahan

Wararki Ugu Dambeyay Madaxweynaha Galmudug oo Hobyo ku Wajahan

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa Maanta lagu wadaa in ay tagaan Degmada Hobyo oo ka tirsan gobolka Mudug. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiirro,Xildhibaanno iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka,waxaana ujeedka wafdigan lagu sheegay dhismaha Dekadda Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug oo maalmihii dambe ay ka socdeen howlo […]

February 4 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::Waxgarad iyo Siyaasiyiin Kasoo Horjeestay Qaabka Looso Xulay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo

Dhagayso::Waxgarad iyo Siyaasiyiin Kasoo Horjeestay Qaabka Looso Xulay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo

Shirjaraaid oo Maanta Gaalkacyo Ay Ku Qabteen Qaarka Mid Ah Waxgaradka Gaalkacyo iyo Siyaasiyiin Ayaa Waxa Ay Kasoo Horjeesteen Qaabka Looso Xulay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Waxa Ay Sheegen Waxgaradkan in Aysan Sax Ahayn Qaabka Loosoo Xulay Golaha Deegaanka islamarkaana Ay Tahay Cadaalad Daro, Madaxweynaha Galmudug ayee ugu Baaqeen inuu Soo Faragaliyo Arintan oo uu […]

February 3 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidanka Puntland oo ku raad jooga Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari

Ciidanka Puntland oo ku raad jooga Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari

Ciidanka AMaanka Maamulka Puntland ayaa baadi goob uga jira Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Galan,kaas oo ku eedeysan in uu ka dambeeyay Rabshado ka dhacay Magaalada Boosaaso oo ay Dad ku dhinteen. Gallan oo La hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Max’ed Cali Gaas oo takoor ku hayo dadka Gobolka Bari […]

February 3 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawiro: Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Siweyn Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Nairobi

Daawo Sawiro: Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Siweyn Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Nairobi

Munaasabadani oo ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxay ahayd mid lagu soo dhaweynayay Wafdi uu hor kacayay Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi Carabeey oo howlo shaqo u yimid Kenya. Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya,Wasiiro […]

February 3 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada::Dorashadii Golaha Degaanka Degmada Gaalkacyo oo Soo Gabo Gabowday

Daawo Sawirada::Dorashadii Golaha Degaanka Degmada Gaalkacyo oo Soo Gabo Gabowday

Dorashada xubnaha golaha degaanka oo bilabatay malin ka hor ahayd isla markaana xubnaha gudiga soo xulisda daadihinta shaqada hormuud u ahaa ayaa waxaa galabta galinkii danbe lagu soo gaba gabeyay magaalada gaalakcyo ee xaruunta gobolka mudug. xubnaha golaha degaanka dagmada gaalkacyo ayaa ahaa 24 xibnood kuwaas oo cod ay ka heleen bulshada xafadaha ay iska […]

February 3 2016 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

SAWIRO: Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xeryaha ay dagan yihiin Ciidamada Milatariga Soomaaliya

SAWIRO: Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xeryaha ay dagan yihiin Ciidamada Milatariga Soomaaliya

Cadaado–VOM–Kormeerka madaxweynaha Galmudug uu maanta ku sameeyay cerooyinka ay ciidamada dowlada federaalka soomaaliye ee qeybta 21 ay kaga suganyihiin Magaalada cadaado ee xarunta KMG u ah Galmudug waxaa ku weyliyay wasiirka amniga galmudug saraakiil ciidan iyo mas’uuliin kale . C/kariin Xuseen Guuleed maxaweynaha Galmudug ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka soomaaliyeed qeybtooda 21 ay howlo […]

February 1 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wasiiro iyo Xildhibano Ka Tirsan Galmudug oo Gaaray Degmada Bacaadweyne iyo Kulamo Xiligan Socda

Dhagayso:Wasiiro iyo Xildhibano Ka Tirsan Galmudug oo Gaaray Degmada Bacaadweyne iyo Kulamo Xiligan Socda

Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Tirsan Maamulka Galmudug Ayaa Gaaray Degmada Bacadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug kuwaasi oo Ka Qeybgalay Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Qubees Iyadoo Caawana Kulamo is Xogwaraysi ah Ay Ka Soconayaan Magaaladasi. Wafdiga Galmudug ee Gaaray Degmadasi Waxaa Hogaaminaya Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Barlamanka Galmudug Xareed Cali Xareed iyadoo Ay ka Mid yihiin […]

January 31 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news