Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Dowladda Somaliya oo sheegtay in Markabka sameyn lahaa Internetka uu ka soo baxay Cumaan

Dowladda Somaliya oo sheegtay in Markabka sameyn lahaa Internetka uu ka soo baxay Cumaan

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Markabka sameynaya Fiilada Internetka ee ka go’day Soomaaliya uu ka soo baxay Dalka Cumaan Islamarkaana ku soo wajahan yahay xeebaha Soomaaliya.     Agaasimaha Wasaaradda postada,Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Soomaaliya Axmed Xaaji Cabdi,ayaa sheegay in Markabka sameynaya Fiilada Internet-ka uu ka soo baxay Dekad ku taalla Dalka Cumaan.     Sabtigii […]

June 28 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso ::-Barnaamijka Salamaha iida iyo Damaashadka Wariyaasha idaacada Codkamudug

Dhageyso ::-Barnaamijka Salamaha iida iyo Damaashadka Wariyaasha idaacada Codkamudug

Halkan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka Salaamaha Wariyaasha Codkamudug oo Aad iid Walba Ka Dhageysataan idaacada Codkamudug Waxana Barnamijkan Alaba ka Qayb Gala Wariyasha idaacada Codkamudug Meel Waliba Ay Joogaan iyadoona U jeedka Barnamijku u Yahy in Wariyasha Codkamudug ay Faraxada Ciida idin la Qayb Sadaan Wariyaasha Barnaamijka Ka Qayb Galaya 1: Hanad Cabdi Farax {Nasta} […]

June 28 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Deegaanada Galmudug Oo Maanta Si Wayn Looga Ciiday

Deegaanada Galmudug Oo Maanta Si Wayn Looga Ciiday

Inta Badan deegaanada dawlad gobaleedka galmudug ayaa maanta si wayn looga dabaal dagay munaasabada ciida fidriga waxaana ay dadku iskugu soo baxeen magaalooyinka waa wayn ee ku yaala deegaanada galmudug.     Magaalooyinka maanta laga ciiday ayaa waxaa ka mid ah magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug oo ay shacabka si wayn ciida ugu soo […]

June 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro:Galmudug oo Afur usameesay W/arimaha gudaha somalia iyo Masuliyin Puntland Ka Tirsan

Sawiro:Galmudug oo Afur usameesay W/arimaha gudaha somalia iyo Masuliyin Puntland Ka Tirsan

Dowlada Galmudug Ayaa Cawa Magaalada Gaalkacyo Gaar Ahaan Hotelka Five Star Afur uugu Sameesay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia oo Gaalkacyo Soo Gaaray iyadoo Sidoo kale Ay Qeyb Ka Ahaayeen Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug,Kan degmada Gaalkacyo ee Puntland. Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Xuquuqda Sawirada Waxaa leh Codkamudug.com

June 21 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo Gaalkacyo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Dhagayso+Sawiro:Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia oo Gaalkacyo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Fadraalka Somaliya ayaa manta soo gaaray Magalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug, Wasiirka ayaa Garoonka Diyaaradaha wax Ku soo Dhaweyey Wasiiro iyo Mamulada Gobolka Galmudug  iyo Sidokale Sarakiil Ciidan Waxaana Loo Soo Galbiyay Kunfurta Magalada Gaalkacyo Ee Galmudug Halkaasi oo Si Rasmi ah wasiirka Iyo Xubnaha Ka Socoday Maamulka Puntland Afur […]

June 21 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxwaynaha Galmudug Oo Ka Amba Baxay Magaalada Cadaado Kuna Sii Jeeda….

Madaxwaynaha Galmudug Oo Ka Amba Baxay Magaalada Cadaado Kuna Sii Jeeda….

Axmed ducaale geele madaxwaynaha galmudug ayaa ka amba baxay magaalada cadaado ee caasimada kmg ah ee galmudug asagoo kusii jeeda magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya.     Madaxwaynaha ayaa magaalada muqdisho kula kulmi doono masuuliyiin kala duwan ka tirsan dawlada soomaaliya iyo madaxda hay.adaha samafalka wuxuuna socdaalkiisu la xariiraa arimo badan.     Madaxwaynaha ayaa […]

June 21 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso Dhamaan Qudbadihii Laga Jeediyay Hashiiska Gaalkacyo Ku Dhex Maray Galmudug iyo Puntland

Dhagayso Dhamaan Qudbadihii Laga Jeediyay Hashiiska Gaalkacyo Ku Dhex Maray Galmudug iyo Puntland

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa hashiis ku gaaray maamulada galmudug iyo puntland hashiiskaasi oo ku saabsab adkaynta nabadgalyada guud ee gobalka muudg gaar ahaan tan gaalkacyo.     Waxana qodobada hashiiskaani ugu muhiimsan in laseemyo ciidan isku dhaf ah oo suga amniga guud ee gaalkacyo iyo in la furo wadooyinkii ku xirmay […]

June 21 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Akhriso:-Heshiiska Galmudug iyo Puntland

Akhriso:-Heshiiska Galmudug iyo Puntland

Qodobo wax ku ool ah ayaa ka soo baxay, Shirarkii u dhexeeyay Galmudug iyo Puntland ee looga hadlayay Nabad-geylada magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobalka Mudug. Halkaan Hoose Ka Akhriso Wrsaxaafadeedka  

June 21 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DAAWO SAWIRRADA:- Qaraxa ka dhacay Wadajir

DAAWO SAWIRRADA:- Qaraxa ka dhacay Wadajir

Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari Hoomey ah, kaasi oo la soo saaay Khudaar, laguna soo dhexqariyay waxyaabaha Qarxa. Qaraxan ka dhacay afaafka hore ee xarunta degmada Wadajir ayaa si weyn looga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay 15 Qof oo uu ku jiro Guddoomiyaha degmada Wadajir Cumar C/laahi […]

June 20 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: DF oo ka hadashay Qaraxa ka dhacay Wadajir

DHAGEYSO: DF oo ka hadashay Qaraxa ka dhacay Wadajir

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxa duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa loo adeegsaday Gaari Caasi ah oo lagu soo raray Khudaar, laguna soo dhexqariyay Waxyaabaha Qarxa, waxaana Qaraxan laga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid […]

June 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news