Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wafdi ka socda Midawga Yurub

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wafdi ka socda Midawga Yurub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula Kulmay Wafdi ka socda Midawga Yurub,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo Dhowr ah.     Wafdiga Maanta kulanka la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa ay ka wada hadleen waxaa kamid ahaa in Midawga Yurub uu Maamulka Galmudug u […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wax Garadka Gobolka Mudug ayaa ku Baaqay in Laga Hor tago Xiisada Bariga Gobolka Mudug

Wax Garadka Gobolka Mudug ayaa ku Baaqay in Laga Hor tago Xiisada Bariga Gobolka Mudug

Xili Saacadihii Ugu danbeeyay Deegaano dhaca Bariga Gobolka Mudug ay ka jirtay Xiisad Udhaxaysa Maleeshiyaad reer Miyi ah oo Galmudug Iyo Puntlan ka soo kala jeeda Ayaa Wax Garadka Gobolka Mudug Qaarkood oo La hadlay idaacada Codkamudug ay ku baaqayaan in Maamulada Gobolka ee Galmudug Iyo Puntland Looga Baahanyahay Inay ka hortagaan Inay Xiisaddan isku […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Markab Hindiya leedahay oo Burcad badeedda ka badbaadiyay Markab ay afduubi rabeen

Markab Hindiya leedahay oo Burcad badeedda ka badbaadiyay Markab ay afduubi rabeen

  Markab dagaal oo laga leeyahay Dalka Hindiya,ayaa waxaa uu Xeebaha Gacanka Cadmeed ka fuliyay howlgal ay Markab Ganacsi ku afduuban lahaayeen Kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliya.     Markabka ayaa waxaa uu farriin ka helay Markabka kale ee laga leeyahay Dalka Leberiya kaas oo farriintiisu ahayd in uu wajahayo weerar Burcad Badeed ah.     Markabka […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Xiisad U Dhaxaysa Malayshiyaad Kasoo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug

Xiisad U Dhaxaysa Malayshiyaad Kasoo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug

Wararka naga soo gaaraya deegaanka sarjimaale ee bariga magaalada gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in halkaasi laga dareemayo xiisad u dhaxaysa malayshiyaad xoola dhaqataa oo kasoo kala jeeda galmudug iyo puntland.     Xiisadaan ayaa salka ku haysa sida ay dadka deegaanku idaacada Codkamudug ee Magaalada Gaalkacyo u sheegeen geel ay kala dheceen labada dhinac taasi oo […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Akhriso: Itoobiya oo u dirtay Somaliland Hambalyo ku aadan maalinta 18-ka May

Akhriso: Itoobiya oo u dirtay Somaliland Hambalyo ku aadan maalinta 18-ka May

  Dowladda Itoobiya ayaa ugu hambalyeysay Somaliland 26-guuradii ka soo wareegatay, markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, ayna tahay Jamhuuriyad madax banaan.     Warqad uu qoray Qunsulka Guud ee Itoobiya u fadhiya Hargeysa Gen. Berha Tesfaye ayuu ugu hambalyeeyay shacabka iyo Maamulka Somaliland maalinta ay u asteeyeen Qaranimada ee 18-ka May […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo la kulmay Saraakiil sare oo ka tirsan IOM

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo la kulmay Saraakiil sare oo ka tirsan IOM

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya Cabdi Saciid Faarax Juxa ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa ugu sareeya Hay’adda Socdaalka Adduunka Ee marka Magaceeda la soo gaabiyo la yiraado IOM.     Cabdi Saciid Faarax Juxa iyo Wafdiga IOM ayaa ka wada hadlay in Arrimo ay ka mid yihiin in Dowladda Federaalka laga Gacan […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Saraakiisha Amniga Baledweyne oo Amar Culus soo saaray

Saraakiisha Amniga Baledweyne oo Amar Culus soo saaray

Saraakiisha Ciidamada Booliska Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in aan Magaalada lagu dhex wadan karin Hub aan Sharci aheyn Ciddii lagu arkana loo Aqoonsan doono Sharwadeyaal islamarkaana lala dagaalami doono.     Saraakiisha ayaa intaas ku daray in ay Farayaan in Magaalada Gudaheeda iyo Meelaha kale ee ay Dowladda Gacanta ku hayso […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Maxkamadda Ciidamada QS oo fulisay xukun dil ah “SAWIRRO”

Maxkamadda Ciidamada QS oo fulisay xukun dil ah “SAWIRRO”

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ku eedeysnaa  in uu fuliyay Qaraxii ka dhacay suuqa beerta ee Degmada Waaberi, 26-ki November 2016.     Dilkan toogashada ah oo ka dhacay Fagaaraha ku yaalla Iskool buluusiya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiinta ugu sareysa […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

War murtiyeed- Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah ee Waxbarashada Qaranka

War murtiyeed- Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah ee Waxbarashada Qaranka

  Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday kasta waxbarashadiisa la qiimeeyaa, la diiwaan geliyaa, la keydiyaa lana ogeysiiyaa natiijada imtixaanka. Sidaa daraaddeed arday kasta oo dhaemysta Dudsiga Sare waxaa ku waajib ah inuu u fariisto imtixaanka shahaadiga ah ee qaranka.     Waxaa guul weyn […]

May 18 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho Kadib Markii uu…

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho Kadib Markii uu…

  Madaxweynaha  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ka dib markii uu dhawaan ka qeyb galay Shirkii ka dhacay Magaalada London ee Caasimadda Uk.     Madaxweynaha ayaa sheegay in balanqaadyo badan loo sameeyay Soomaaliya Shirkii ka dhacay Magaalada London ,islamarkaana uu rajeynaayo in ay dhaqan galaan.     Sidoo […]

May 15 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news