Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Dhimasho iyo Dhawaac ka dhashay Gaari Xamuul oo dhac loogu gaystay waqooyiga Gaalkacyo.

Dhimasho iyo Dhawaac ka dhashay Gaari Xamuul oo dhac loogu gaystay waqooyiga Gaalkacyo.

Kooxo hubaysan oo maleeshiyo ah ayaa duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo gaari ka leexsaday wadada laamiga ah xili uu kusoo wajahnaa Gaalkacyo kuwaas oo la aaday dhanka deegaanka Gobsho ee Waqooyiga gobolka Mudug. Kooxihii Gaarigaasi leexsaday ayaa lagu soo waramayaa inay isku khilaafeen siidaynta Gaarigaasi iyagoo kadib dagaal dhexmaray uu ku geeriyooday mid ka mid […]

July 27 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Leerarka Soolarka Cadceeda Ku Shaqeeya ee Gaalkacyo oo Habeenkii La Labaxo iyo Maayarka Gaalkacyo oo Ka Hadlay

Dhagayso:Leerarka Soolarka Cadceeda Ku Shaqeeya ee Gaalkacyo oo Habeenkii La Labaxo iyo Maayarka Gaalkacyo oo Ka Hadlay

Xirsi Yuusuf Bare Duqa Deegmada Gaalkacyo ee Galmudug oo La Hadlay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Sheegay inay Soo Banayaan Kooxo Habeenkii Labaxaya Soo Larada Leerka ee Kuxiran Wadooyinka Muhiimka Ah ee Magaalada Kuwaasi oo Qeyb Ka Qaata Bilicda Gaalkacyo. Waxa uu Sheegay Duqa in La La Baxay Soo Laro Badan kuwaasi oo Baaritaano Ay […]

July 27 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug Oo Adkeysay Baaqa Nabadeed Ee Dagaalka Xeraale

Galmudug Oo Adkeysay Baaqa Nabadeed Ee Dagaalka Xeraale

Galmudug ayaa mar kale ku celiyey baaqa nabadeed ee ku aadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in loo baahan yahay in nabad buuxda ay helaan shacabka Xeraale, sidoo kalena la joojiyo xiisad walbo oo hurin karta xaaladda deegaankaasi. Waxa uu Madaxweyne ku xigeenka […]

July 27 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Q.M: “Sucuudiga ayaa laayay Somalidii lagu dilay xeebta Yemen”

Q.M: “Sucuudiga ayaa laayay Somalidii lagu dilay xeebta Yemen”

Baarayaal ka socda Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyey in Xulafada sacuudiga ay ka dambeeyeen duqqeyntii lagu beegsaday doon ay saarnaayeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo marayey xeebta degmada Xudeydaee Yemen bishii March ee sannadkaan. Warbixin qarsoodi ah oo ay Reuters heshay ayaa  xaqiijinaysa in weerarka oo lagu dilay 42; Soomaali ah,islamarkaana lagu dhaawacay 32; kale ay ka dambeeyeen […]

July 27 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:Shirweynaha Midnimada iyo Horumarinta Beesha Sacad oo Gaalkacyo Ka Furmay iyo Qodobo Xasaasi Ah oo Kasoo Baxay

Dhagayso+Sawiro:Shirweynaha Midnimada iyo Horumarinta Beesha Sacad oo Gaalkacyo Ka Furmay iyo Qodobo Xasaasi Ah oo Kasoo Baxay

Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Maanta Waxaa Ka Furmay Shirweynaha Midnimada iyo Horumarinta Beesha Sacad ee Galmudug iyadoona Looga Aayaha Beesha iyo Arrimo La Xariira Hawlgalada Habeenadii ugu Dambeeyay Ka DHacay Gaalkacyo. Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Dhalinyaro Ayaa Ka Qeybgalay Shirka iyagoona Si Qoto Dheer iskula Falan Qeeyay Horumarinta Beesha iyo Sidii Loosii Xoojin Lahaa Midnimada […]

July 26 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Fariin udiray Puntland

Dhagayso:Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Fariin udiray Puntland

Xildhibaan Maxamed C/qaadir Xaashi Dholo-dholo oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo La Hadlay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Ka Hadlay Hawlgalada Ciidamada Huwanta Ah Ay Ka Wadaan Gaalkacyo. Xildhibaanka Ayaa Ku eedeeyay Maamulka Puntland inay Wado daandaansi Dagaal islamarkaana Ay Haboon Tahay inay Joojiso Fidnada Ay Ka Wada Gaalkacyo. Halkaan Hoose Ka Dhagayso […]

July 26 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Ciidamadii Isku dhafka Ahaa ee Gaalkacyo oo Tababarkii Loosoo Xiray

Dhagayso:Ciidamadii Isku dhafka Ahaa ee Gaalkacyo oo Tababarkii Loosoo Xiray

Taliska Booliska Gobolka Mudug ayaa Faah faahin Ka Bixiyay Tababar Loosoo Xiray Dufcadii 1-aad ee Ciidamada isku Dhafka Ah oo Ka Kala Tirsan Galmudug iyo Puntland.   Kusimaha Taliyaha Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug Maxamuud Cilmi Gulaafe oo Waraysi Gaar Ah Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Sheegay in Ciidamadan Ay Yihiin Kuwo Loogu Talagalay Adkaynta Nabad […]

July 26 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DF oo ka hadashay iska hor imaadyadii maanta ka dhacay Muqdisho

DF oo ka hadashay iska hor imaadyadii maanta ka dhacay Muqdisho

Iska hor imaad kooban ayaa Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo kala ah Millitariga iyo Nabad sugidda waxa uu maanta ku dhexmaray laba barkontorool oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Iska hor imaadyadan oo ka kala dhacay barkontoroolada Umbulotooriyo Ceelgaab iyo Tiyaatarka ayaa waxaa ku geeryooday Taliye ku xigeenkii hore ee Nabadda Sugiida gobolka Banaadir (Jiijiile) […]

July 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gaalkacyo: Waxgarad u Digey Maamulka Puntland

Gaalkacyo: Waxgarad u Digey Maamulka Puntland

Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug qaarkood ayaa uga digey maamulka Puntland iney sii wadaan howlgallada ay ciidamada maamulkaasi iyo kuwo maraykan ah ka sameeyaan Koonfurta magaaladaasi. Nabadoon Cali Diiriye oo kamid ah waxgaradkan ayaa waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in hadda Puntland ay ku xadgudubto deegaannada Galmudug. Waxa […]

July 26 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Qormadaan kooban oo aan ugu magacdaray BARLAMAANKA GALMUDUG: MOOSHIN IYO MUSHAAR, waxaan uga hadli doonaa sida ay ugu wakiilada Galmudug ugu fashilmeen howshii loo igmaday. Waxa ay foodda galiyeen sanadkii saddexaad, 23 bilood ayaa uga hartay muddada xilhayntooda, waxaa laga filayey in ay qabtaan howl badan, balse howlqabadkoodu aad ayuu uga hooseeyaa intii laga filaayey. […]

July 26 2017 | Posted in maqaalo, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news