Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Gaalkacyo oo Dollar kaliya wax lagu kala iibsanayo

Gaalkacyo oo Dollar kaliya wax lagu kala iibsanayo

Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ayaa Maanta waxaa ka taagan jahwareer dhanka iibka badeecadaha, kadib markii ganacsatadu diideen qaadashada kunka shillin oo ah lacagta kaliya ee laga isticmaalo Soomaaliya.     Goobaha Waa Weyn ee Ganacsiga Gaalkacyo Qaarkood Ayaa Maanta Xiran, Waxaana inta Furana wax lagu kala iibsanayaa dollar kaliya, tusaale koobka shaah ah […]

July 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawirro: Abaarta ka jirta deeganada Galmudug oo laga shiray

Sawirro: Abaarta ka jirta deeganada Galmudug oo laga shiray

Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Galmudug Maxamed xaashi cabdi ayaa xalay shir gudoomiyay kulan looga hadlayay wax ka qabashada abaaraha ka jira deeganada Galmudug, Shirkaan ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada magaalada cadaado.     Kulan oo ay goob joog ahaayeen gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug, xildhibaano, wasiiro, Maamulka degmada Cadaado, Culimada deegaanka iyo waxgarad kale  ayaa […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Camey:-“Saddexda Bil Ee Soo Socoto Puntland Baa Dhiibeyso Mushaarka Ciidamada Isku Dhafka ah ee Gaalkacyo”

Camey:-“Saddexda Bil Ee Soo Socoto Puntland Baa Dhiibeyso Mushaarka Ciidamada Isku Dhafka ah ee Gaalkacyo”

Cabdixakiim Xaaji Cumar  Cameey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey Ciidamo Boolis ah oo isku ah oo ka kala socda maamulada Puntland iyo Galmudug oo ay yeelaneyso Magaalada Gaalkacyo isagoo sheegay in labada maamul ay ka go’antahay in nabad ay kuwada noolaadaan. Cameey ayaa sheegay  in 50 askari oo […]

July 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Al-Shabaab oo xoojiyay Cadaadiska Sheekh Mukhtaar Roobow

Al-Shabaab oo xoojiyay Cadaadiska Sheekh Mukhtaar Roobow

Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Al-Shabaab ayaa soo cusbooneysiiyay Hanjabaada ay ku hayaan dagaalyahanada uu wato Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansoor.     Dowladda Mareykanka ayaa tan iyo markii ay shaacisay in Sheekh Mukhtaar Roobow ay ka qaaday xayiraadii lacageed ee dulsaarneyd ayaa waxaa kordhay Cadaadiska uu kala kulmaayo dagaalyahanada Al-Shabaab.     […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso Weerarka Lagu Laayay Dadka Rayidka Ah ee Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Mudug

Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso Weerarka Lagu Laayay Dadka Rayidka Ah ee Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Mudug

Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb oo La Hadlay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Ka Hadlay Weerar Geestay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Ah oo Lagu Qaaday Qoys Reer Miyi Ah oo Ku Sugnaa Deegaanka Saax-qurun ee Galbeedka Gobolka Mudug.     Wuxuu Tilmaamay Taliyuhu in Falkan uu Yahay mid Aad Looga Xumaado Laguna […]

July 19 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gaalkacyo: Waxgarad Iyo Mas’uuliyiin Galmudug Ah Oo Ka Shiray Amniga Iyo Abaaraha

Gaalkacyo: Waxgarad Iyo Mas’uuliyiin Galmudug Ah Oo Ka Shiray Amniga Iyo Abaaraha

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay odoyaasha iyo waxgaradka gobolka Mudug.   Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee gobolka Mudug, abaaraha ka jira gobolka iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaarta saameysay.   Kulankaan ayaa inta uu socday waxaa lagu go’aamiyey […]

July 19 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhalinyaro Bartay Xirfado Ay Ku Shaqeystaan oo Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyay Gaalkacyo-SAWIRO

Dhalinyaro Bartay Xirfado Ay Ku Shaqeystaan oo Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyay Gaalkacyo-SAWIRO

Iyado ay ka socanayaan magaalada galkacyo barnaamijyo ku aadan la dagaalanka shaqa la aanta dhalinyarada soomaaliyeed ayaa waxaa maanta ku dhawaad boqol iyo lixdan dhalinyara ah loogu soo gaba a gabeeyay magaalada galkacyo tababar si lacag la aan ah loogu barayay xirfado kala duwan oo ay ku shaqeeysan karaan kuna maareeyn karaan dhaqaalaha ay ka […]

July 19 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wararkii ugu Dambeeyay Dad Lagu Laayay Deegaanka Saaxqurun ee Galbeedka Gobolka Mudug iyo xiisad Taagan

Dhagayso:Wararkii ugu Dambeeyay Dad Lagu Laayay Deegaanka Saaxqurun ee Galbeedka Gobolka Mudug iyo xiisad Taagan

Wararka naga soo gaaraya deegaanka saax qurun oo dhaca galbeedka gobalka mudug ayaa sheegaya in malayshiyaad hubaysan ay weerar ku qaadeen qows reer guuraa ah oo daganaa deegaankaasi.     Malayshiyaadka weerarka qaaday oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca puntland ayaa rasaas ooda kaga qaaday dad maras ah oo ku sugnaa dhulka miyigaa […]

July 19 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO:Galmudug oo si Faah faahsan uuga Hadashay Qorshaha Isku-dhafka Ciidamada

DHAGEYSO:Galmudug oo si Faah faahsan uuga Hadashay Qorshaha Isku-dhafka Ciidamada

Galmudug ayaa markii horeysay ka hadashay qorshaha isku-dhafka ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland oo dhawaan tababar loogu furey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka  mudug. Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed  ayaa sheegay in qorshaha iskudhafka ciidamada loogu talagalay in lagu xasilayo amniga Gobolka Mudug oo ay la wadaagaan […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Degmada Gelinsoor

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Degmada Gelinsoor

  Guddoomiyaha Degmada Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud  ayaa sheegay in Xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay weli ka jiraan degmada Gelinsoor.     Guddoomiyaha ayaa sheegay in weli abaar ay ka jirto degmada isla markaana aysan jirin gurmad ay heleen dadka degaanka.     Waxa uu sheegay in marar badan ay la xiriireen dowladda […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news