Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Gaalkacyo: Waxgarad Iyo Mas’uuliyiin Galmudug Ah Oo Ka Shiray Amniga Iyo Abaaraha

Gaalkacyo: Waxgarad Iyo Mas’uuliyiin Galmudug Ah Oo Ka Shiray Amniga Iyo Abaaraha

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay odoyaasha iyo waxgaradka gobolka Mudug.   Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee gobolka Mudug, abaaraha ka jira gobolka iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaarta saameysay.   Kulankaan ayaa inta uu socday waxaa lagu go’aamiyey […]

July 19 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhalinyaro Bartay Xirfado Ay Ku Shaqeystaan oo Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyay Gaalkacyo-SAWIRO

Dhalinyaro Bartay Xirfado Ay Ku Shaqeystaan oo Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyay Gaalkacyo-SAWIRO

Iyado ay ka socanayaan magaalada galkacyo barnaamijyo ku aadan la dagaalanka shaqa la aanta dhalinyarada soomaaliyeed ayaa waxaa maanta ku dhawaad boqol iyo lixdan dhalinyara ah loogu soo gaba a gabeeyay magaalada galkacyo tababar si lacag la aan ah loogu barayay xirfado kala duwan oo ay ku shaqeeysan karaan kuna maareeyn karaan dhaqaalaha ay ka […]

July 19 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wararkii ugu Dambeeyay Dad Lagu Laayay Deegaanka Saaxqurun ee Galbeedka Gobolka Mudug iyo xiisad Taagan

Dhagayso:Wararkii ugu Dambeeyay Dad Lagu Laayay Deegaanka Saaxqurun ee Galbeedka Gobolka Mudug iyo xiisad Taagan

Wararka naga soo gaaraya deegaanka saax qurun oo dhaca galbeedka gobalka mudug ayaa sheegaya in malayshiyaad hubaysan ay weerar ku qaadeen qows reer guuraa ah oo daganaa deegaankaasi.     Malayshiyaadka weerarka qaaday oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca puntland ayaa rasaas ooda kaga qaaday dad maras ah oo ku sugnaa dhulka miyigaa […]

July 19 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO:Galmudug oo si Faah faahsan uuga Hadashay Qorshaha Isku-dhafka Ciidamada

DHAGEYSO:Galmudug oo si Faah faahsan uuga Hadashay Qorshaha Isku-dhafka Ciidamada

Galmudug ayaa markii horeysay ka hadashay qorshaha isku-dhafka ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland oo dhawaan tababar loogu furey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka  mudug. Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed  ayaa sheegay in qorshaha iskudhafka ciidamada loogu talagalay in lagu xasilayo amniga Gobolka Mudug oo ay la wadaagaan […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Degmada Gelinsoor

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Degmada Gelinsoor

  Guddoomiyaha Degmada Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud  ayaa sheegay in Xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay weli ka jiraan degmada Gelinsoor.     Guddoomiyaha ayaa sheegay in weli abaar ay ka jirto degmada isla markaana aysan jirin gurmad ay heleen dadka degaanka.     Waxa uu sheegay in marar badan ay la xiriireen dowladda […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Bangiga Aduunka oo Kordhinaya Lacagtii uu Ku Kabi jiray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

Bangiga Aduunka oo Kordhinaya Lacagtii uu Ku Kabi jiray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

  Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u qaabilsan Bangiga Aduunka, waxayna ka wada hadleen dar dargalinta howlaha shaqo uu Bangigu ka hayo Soomaaliya. Shirkaan oo daba socday shirar hore ayaa lagu falanqeeyey kordhinta lacagta […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Australia:-“Sarkaalka Soomaali Mareykanka Ah Muwaadinkeyna Xaq-Daruu Ku Toogtay”

Australia:-“Sarkaalka Soomaali Mareykanka Ah Muwaadinkeyna Xaq-Daruu Ku Toogtay”

  Raisulwasaaraha Australia Malcolm Turnbull ayaa ka hadlay toogashadii dhawaan ka dhacday  Minneapolis oo askari asal ahaantiisa Soomaali ah uu u geestay Muwaadin  Astralian ah, waxa uuna Raisulwasaare Malcolm sheegey in Dowladda uu hogaamiyo ee Australia ay jawaabo u raadineyso waxa uu ku sheegey toogasho arxan darro ah oo muwaadinkooda loo geestay. Maxamed Nuur  waa […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGAYSO: Dhamaan Khudbadihii Laga Jeediyay Kulanka Nabada ee Gaalkacyo Ka Dhacay

DHAGAYSO: Dhamaan Khudbadihii Laga Jeediyay Kulanka Nabada ee Gaalkacyo Ka Dhacay

  Dhagaystayaasha iyo Aqristayaasha Ku Xiran Www.Codkamudug.com Waxaa idiin Soo Gudbinaynaa Dhamaan Kudbadiii Laga Jeediyay Xaflada isku dhafka Ciidamada Galmudug iyo Puntland ee Lagu Qabtay Gaalkacyo,iyadoona Ay Ka Qeybgaleen Masuuliyin Ka Kala Tirsan Galmudug iyo Puntand.   Halkaan Hoose Ka Dhagayso Dhamaan Codadka @RADIO CODKAMUDUG

July 17 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gaalkacyo oo lagu qabtey xafladda isku dhafka ciidamada Galmudug iyo Puntland -SAWIRO

Gaalkacyo oo lagu qabtey xafladda isku dhafka ciidamada Galmudug iyo Puntland -SAWIRO

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacdey magaalada Gaalkacyo taas oo ahayd tababar loo furaayo iskudhafka ciidamada amniga ee Gaalkacyo ee ka kala socda Galmudug iyo Puntland.     Xafladda furitaanka waxaa ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji […]

July 17 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Gaadiidka Dadweynaha Oo Sanad Kadib Isticmaalaya Wadada Xiriirisa Degmooyinka Xarardheere Iyo Cadale

Gaadiidka Dadweynaha Oo Sanad Kadib Isticmaalaya Wadada Xiriirisa Degmooyinka Xarardheere Iyo Cadale

Deegaano hoostaga degmada Cadale eE Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa booqday Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed meyre Makaraan iyo sidoo kale Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.     Deegaanada ay booqdan aya ka mid ahaa Goobihii maalmihii la soo dhaafay ay ku wada dagaalameen labada Maleeshiyo Beeleed,waxaana la sheegay in masuuliyintaas […]

July 17 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news