Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Puntland oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay rag Shabaab ka tirsan

Puntland oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay rag Shabaab ka tirsan

Saraakiisha ciidamada Puntland, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dhalinyaro ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasi oo lagu qabtay Koontaroolka Magaalada Garowe.     Puntland ayaa ku doodaysa dhalinyaradan ay qabteen inay ku sii jeedeen Buuraha Galgala ee Gobolka Bari si ay gaaraan dagaalyahanada Shabaabka ka tirsan ee halkaasi ku dhuumaaleysta.     Saraakiisha ciidamada […]

July 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararkii ugu dambeeyay Xiisad Ka Taagan Bariga Gobolka Mudug

Wararkii ugu dambeeyay Xiisad Ka Taagan Bariga Gobolka Mudug

    Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaanka Gacma-Fale ee barriga Gobolka Mudug, waxaana uu dhexmaray maleeshiyaad ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.     Wararku waxay Tilmaamayaan in ay jiraan dhimashada 3 qof oo ah dhinacyada dagaalamay, waxaana wali jirta dhiilo colaadeed.     Iska horimaadkan hubeysan ayaa u […]

July 10 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Cadaado oo Dollar kaliya wax lagu kala iibsanayo

Cadaado oo Dollar kaliya wax lagu kala iibsanayo

Magaalada Cadaado caasimadda kumeelgaarka ah dowlad goboleedka Galmudug iyo magaalooyin kale oo ku yaala deegaanada Galmudug ayaa waxaa ka taagan jahwareer dhanka iibka badeecadaha, kadib markii ganacsatadu diideen qaadashada kunka shillin oo ah lacagta kaliya ee laga isticmaalo Soomaaliya.     Magaalada Cadaado ayaa muddo laba maalin ah oo uu ganacsigu xayirnaa kadib waxaa dib […]

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

AKHRISO: War Murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Golaha Amniga Qaranka “SAWIRRO”

AKHRISO: War Murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Golaha Amniga Qaranka “SAWIRRO”

Shirkii Golaha Amniga Qaranka  ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maanta la soo gaba gabeeyay.     Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob, iyadoo Golaha Amniga ay isku raaceen in saddexdii bilba ay shiraan.     Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa wariyeyaasha u akhriyay qodobadii […]

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Todobaadkan shir ku yeelanaya Kismaayo

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Todobaadkan shir ku yeelanaya Kismaayo

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadkan shirka Golaha Wasiirada uu ka qabsoomi doono magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.     Idaacadda Codkamudug ayaa arrintaasi waxaa u xaqiijiyay qaar ka tirsan masuuliyiinta xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.     Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa la sheegay in Golahiisa Wasiirada uu ku […]

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGAYSO: Warka Duhurnimo ee Radio Codkamudug 8:30PM (10=07=2017)

DHAGAYSO: Warka Duhurnimo ee Radio Codkamudug 8:30PM (10=07=2017)

Aqristayaasheena iyo Dhagaystayaashena Sharaftaleh ee Ku Xiran Codkamudug.com Waxaan idiin Soo Gudbinaynaa Warka Duhurnimo ee Idaacada Codkamudug ee Magaalada Gaalkacyo.   Hanad Abdi Farah Ayaa Nala Socodsiinaya   Faadumo C/risaaq Maxamed Ayaa Farsamaynaysa   Halkaan Hoose Ka Dhagayso Warka Duhurnimo

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug Oo Maamulka Hirshabelle Ku Eedaysay In Usoo Daabacay Lacago been Abuur Ah

Galmudug Oo Maamulka Hirshabelle Ku Eedaysay In Usoo Daabacay Lacago been Abuur Ah

Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay dhibaatada Shacabka reer Galmudug ka heysata Lacagta Shilin Soomaaliga oo laga diiday degmooyinka qaar.     Waxaa uu sheegay in Wasiirada Galmudug , gaar ahaan Wasaaradda Ganacsiga in ay ku guuldareysatay in ay wax ka qabtaan dhibaatada […]

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Tababar Ku Saabsan Dib U Hashiisiinta Oo Loo Furay 75 Xildhibaan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug

Tababar Ku Saabsan Dib U Hashiisiinta Oo Loo Furay 75 Xildhibaan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug

89, Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug 75 ka mid ah ayaa waxaa Maanta loo furay tababar lagu baranayay ka hortaga Askareynta Caruurta iyo sidoo kale khilaafyada iyo dib u heshiisiinta.   Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo Goobjoog ka ahaa Goobta tababarka ayaa uga mahadceliyaya ciidamada Amisom ee tababarkaan […]

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DEG DEG Janaraal Qaalib Oo Iska Casilay Goordhow Xilkii Uu Xalay U Magacaabay madaxwayne Farmaajo

DEG DEG Janaraal Qaalib Oo Iska Casilay Goordhow Xilkii Uu Xalay U Magacaabay madaxwayne Farmaajo

Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib uu iska casilay Guddoomiyaha Sanduuqa Taakuleynta Ciidamada oo xalay loo magacaabay.     Jeneraal Qaalib aya warqadiisa is casilaada u gudbiyey madaweyne Farmajo waxuuna ka cadur daartay inuu hawsha wado sida an warka ku heleyno.     Is casilaadiisa aya imaaneysa xii habeen kahor […]

July 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug oo Sheegtay in Qodobadii Heshiiska Qaarkood ay Dhanka Puntland Ka Fuli Waayen

Dhagayso:Galmudug oo Sheegtay in Qodobadii Heshiiska Qaarkood ay Dhanka Puntland Ka Fuli Waayen

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Maxamed Xayir Nuur oo uwaramay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Sheegay in Heshiiskii Gaalkacyo Ay Ku Gaareen Galmudug iyo Puntland Qodobo Ka Mid Ah Aysan Wali Fulin.     Waxa uu Tilmaamay in Dhanka Puntland Ay Ka Fuli La,yihiin Qaarka Mid Ah Qodobada Heshiiskii 7 Qodob Ka Koobnaa ee Gundhiga u […]

July 8 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news