Dahabshiil-Gif
 
Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Turkiga oo muranka Khaliijka u qabtay ilaa dhamaadka Ramadaan

Turkiga oo muranka Khaliijka u qabtay ilaa dhamaadka Ramadaan

Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajeb Dhayib Erdogan ayaa waxaa uu Waddamada Carabta ugu baaqay in ay soo afjaraan xiisadda ka dhaxeysa ee ay ku go’doominayaan Dalka Qatar.     Madaxweyne Erdogan ayaa waxaa uu Magaalada Istanbuul kula kulmay Wasiirka arrimaha Dibadda Baxreyn oo ka mid ah Waddamada xiriirka u jaray Qadar.     Wasiir arrima dibadeedka […]

June 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DAAWO SAWIRRADA: Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari ay sheegeen in ay ka gubeen AMISOM

DAAWO SAWIRRADA: Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari ay sheegeen in ay ka gubeen AMISOM

Al-shabaab ayaa soo bandhigay Sawiradda Gaari Nuuca dagaalka ah  ee ay Isticmaalaan Ciidamada AMISOM oo ay sheegeen in ay ku gubeen dagaalkii Shalay ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose.   Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalkii Shalay  AMISOM gawaari uga gubeen , islamarkaana ay iska difaaceen.   Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah […]

June 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Mid ka mid ah Ergadii xildhibaanada soo dooratay oo Muqdisho lagu dilay

Mid ka mid ah Ergadii xildhibaanada soo dooratay oo Muqdisho lagu dilay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Saaka degmada Waabari loogu geystay mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada kusoo dooratay Magaalada Jowhar ee Hirshabeelle.     Ninka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Aadan, waxaana da’diiso ay aheyd 70 sano jir sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Degmada Waabari.     Gudoomiyaha ku xigeenka […]

June 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso:-Wasiirka Amniga Oo Hanjabaad U Diray Dadka Hubeysan Ee Ku Sugan M/Muqdisho

Dhageyso:-Wasiirka Amniga Oo Hanjabaad U Diray Dadka Hubeysan Ee Ku Sugan M/Muqdisho

Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale,ayaa sheegay in la dhaqangeli doono Go’aanadii horay loo soo saaray ee ahaa in aan hubka culus iyo Gaadiidka dagaalka aan lagu dhex qaadan magaalada muqdisho. Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in mudo Sadax Bil gudahood ah amni laga dhigi doono Magaalada muqdisho islamarkaana cid kasta […]

June 10 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Magacyadda Mas’uuliyiinta loo magacaabay maamulka gobolka Hiiraan

DHAGEYSO: Magacyadda Mas’uuliyiinta loo magacaabay maamulka gobolka Hiiraan

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa xilka ka qaaday Mas’uuliyiintii gobolka Hiiraan , isagoona Magacaabay Mas’uuliyiin cusub. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay  Cumar Aadan ibraahim baadiyow oo ahaa duqa Magaalada Baladweyne. Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda waxaa loo magacaabay Maslax Maxamed Cusmaan. Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda waxaa loo magacaabay Khaalid Bashiir Cali. […]

June 10 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso;-Sawirro+ Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtoyada Gaalkacyo Kula Kulamay Saraakiil ka Socotay Hay,adaha…..

Dhageyso;-Sawirro+ Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtoyada Gaalkacyo Kula Kulamay Saraakiil ka Socotay Hay,adaha…..

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle ayaa manta Maglada Gaalkcyo Kula Kulmay Saraakil Ka Socotay Hay,adaha Wfb iyo Uncr, Waxaana Sidokale Kulan Goobjoog Ka ahaa Maamulka Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkcyo Kulankan Dhexmaray Madaxaweynha Galmudug iyo Saraakiisha Ka Socotay Hay,adaha ayaa ahaa mid Looga Hadlayay Sidii Wax Loogan qaban lahaa   Ugormashada Dadka […]

June 10 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la Afuray Ciidamada Xasilinta Caasimadda

SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la Afuray Ciidamada Xasilinta Caasimadda

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Salaadda Maqrib la Dukaday ciidanka Xasilinta Amniga Caasimadda ka dibna la Afuray si uu ugu dhiiragaliyo Howsha ay u haayaan shacabkooda. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa  ugu baaqay  Ciidamada in ay Shacabka Soomaaliyeed u adeegaan . Mudane Kheyre ayaa Ciidamada Xasilinta Caasimadda u sheegay in Mas’uuliyiinta dowladda […]

June 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Nin Hubeysan oo Dad Shacab ahaa Ku Dilay Caabud-waaq

Nin Hubeysan oo Dad Shacab ahaa Ku Dilay Caabud-waaq

Wararka ka imanaya Degmada Cabud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in nin hubeysan uu dilay 3-qof islamarkaana uu dhaawac helis ah uu gaarsiiyay 10-kale oo dhamaan shacab ah.     Dadka dhintay iyo kuwa la dhaawacay ee Shacabk ah ayaa saf ugu jirey goob raashin laga bixiyo oo ku taala gudaha Degmada Cabud-waaq ee […]

May 28 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Caleema-saarka Xaaf iyo Madaxda Ka Qeyb galaysa

Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Caleema-saarka Xaaf iyo Madaxda Ka Qeyb galaysa

Magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee Galmudug ayaa laga dareemayaa diyaar Garowgii ugu dambeeyay ee Caleema-saarka Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).     Amaanka magaalada Cadaado ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana Magaalada lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaliya, iyo kuwa Dowladda Goboleedka Galmudug iyo kuwa AMISOM kuwaasi oo […]

May 28 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Axmed Daaci” Hub dhiibi meyno ilaa Al-shabaab Dalka laga dhameeyo”

Axmed Daaci” Hub dhiibi meyno ilaa Al-shabaab Dalka laga dhameeyo”

  Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow “Axmed Daaci” oo wariyaasha siiyay hadal ku saabsan xaalada Amni ee Soomaaliya ayaa nasiib daro ku tilmaamay go’aanka hubka looga aruurinaayo Mas’uuliyiinta Hubeysan ee aan ka mid ahayn Dowladda soomaaliya iyo kuwa Dowladda ka tirsan.     Axmed Daaci ayaa sheegay in dowladda Federaalka laga doonayo […]

May 28 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news