Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Dhagayo:Wareysi Aan La Yeelanay Sargaalka Alshabaab ee Galmudug iskusoo Dhiibay

Dhagayo:Wareysi Aan La Yeelanay Sargaalka Alshabaab ee Galmudug iskusoo Dhiibay

Ciidamada Booliska Galmudug ayaa Maanta soo Bandhigay Sarkaal Sare oo ka soo goostay Al-shabaab ee ka Arimiya Degmada Xarar-dheere ee Koofurta Gobalka Mudug. Sarkaalaan oo lagu Magacaabo Maxamed daahir shuuriye ayaa waxaa Ciidamadu Maanta  ay ku Soo bandhigeen Saldhiga Ciidamada Booliska Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo kaasi oo la Tilmaamay in iskiis uu iskaga soo baxay […]

July 21 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Ka Qeybgalay Xaflad Shahaadoyin lagu Gudoonsiinayay Macalimiin Tababar Ku Qaatay(G U)

Daawo Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Ka Qeybgalay Xaflad Shahaadoyin lagu Gudoonsiinayay Macalimiin Tababar Ku Qaatay(G U)

July 21 2016 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Adeeg Cusub Oo Aan Soo Kordhinay

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Adeeg Cusub Oo Aan Soo Kordhinay

Dhamaan asxaabta sharafta meelkasto dunida ka joogtaan waxaan idin ku wargelineynaa inaa soo kordhinay adeeg cusub oo ah News Mobile kaasi oo ugu magac darnay War Sidaha Idaacada Codkamudug. Adeegaan ayaa ku sahlaya in Mobeylkaga aad kala socoto Wararki ugu dambeeyay meelkasta oo dunida ka joogid hadii aad wadato Lambar Hormuud ah. War Sidaha Idaacada […]

July 19 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Tacsi Tiraanyo Leh Oo Ay Dirayaan Masuuliyinta Galmudug

Tacsi Tiraanyo Leh Oo Ay Dirayaan Masuuliyinta Galmudug

1:Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Max’ed Xaashi Cabdi Carabeey 2:Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casar Iyo Kuxigeenadiisa 3:Wasiirka Aminga Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed 4:Wasiirkada Dekadaha Iyo Burhaan Warsame Cigaal. 5:kuxigeenka dastuurka Galmudug.Max’ed Xayir. 6:kuxigeenka W.Maalyada. Max’ed Axmed Macalin Alif 7:Wasiirka Jaaliyadaha Iyo Dhiiragalinta Maalgashiga Xuseen Sh.Nuur 8:Wasiirka Warfaafinta Max’ud Aadan Cismaan (Masagawaa) 9:Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Max’ed […]

July 17 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dag Dag:Allaha unaxaristo Wasiru Dowlihi Maalyada Galmudug ,Nabadon C/lahi yusuf iyo Gudomiyihi hore ee Gobolka Mudug oo Shil gari Ku Geeriyoday Degmada Sadex Higlo

Dag Dag:Allaha unaxaristo Wasiru Dowlihi Maalyada Galmudug ,Nabadon C/lahi yusuf iyo Gudomiyihi hore ee Gobolka Mudug oo Shil gari Ku Geeriyoday Degmada Sadex Higlo

Waxaa Goordhow Shilgaari Ku Geeriyooday Degmada Sadexhiglo ee Gobolka Mudug Wasiiru Dowlihii Maaliyada Galmudug, iyo Nabadoon C/laahi Yuusuf Guuleed Digsi iyo Aweys Cali Siciid Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug Dhamaan Waan uuga Tacsiyadeenaynaa Shacabka Galmudug Geerida Naxdinta Leh insha Allaah Faah Faahin Dheeri Ah La Soco

July 16 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Ardayda Jamacada Gaalkacyo University Oo Galabta u Fariistay imitixanka teeramka iyo Gudiga Jaamacada Oo Balan qaday

Daawo Sawirada:Ardayda Jamacada Gaalkacyo University Oo Galabta u Fariistay imitixanka teeramka iyo Gudiga Jaamacada Oo Balan qaday

Aradyada dhigta Jaamacada Gaalkacyo University ayaa galabta u farsiistay imitxaanka teeramka ah waxaana imitixankaasi galay dhamaan ardayada dhigata kulyaha kala duwan ee lagu barto jamacadasi waxaana sidoo kale mudda 6 sano kadib jaamacada waxbarashadooda dhameystay araday dhameystay culuunta caafimaadka . Xaflad Kooban oo ardaydaasi lagu dhiira galinayay ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka jaamacada Gaalkacyo University […]

July 9 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso: Magaalada Gaalkacyo oo maanta si weyn looga ciiday

Daawo Sawirada+Dhagayso: Magaalada Gaalkacyo oo maanta si weyn looga ciiday

iyadoo maanta ay tahay maalinta koowaad ee ciidul fadriga ayaa Bulshada Kunool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug si wadajir ah ugu ciideen magaalada. Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada oo si Qurux Badan Ulabisan Ayaa Lagu Arkayay Wadooyinka Muhiimka Ah ee Magaalada Iaygoo iskugu Hambalyeenayay Maalinta Koowaad ee Ciida. Masjidka Shiiq ilka Dahab oo kuyaala […]

July 6 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Agoonta Gaalkacyo oo Markale Laga Farxiyay

Daawo Sawirada:Agoonta Gaalkacyo oo Markale Laga Farxiyay

Agoonta ku Nool Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Markale waxaa loo qeybiyay Deeq Lacaged oo ay soo dhiiben walale soomaaliyeed kuwasi oo ay ugu tagalen Caruurta agoonta in ay kaga qeyb qaatan Munaasbada Ciida Oo Fooda Nagu Soo Hayso, Ururka Xanaano oo Deeqdan Loosoo Marsiiyay Caruurta Agoonta Ayaa Maanta Markale Ugu Qeybiyay Magaalada Gaalkacyo Halkaan Hoose […]

July 5 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Dhacdooyinka Ramadaanka Ee Codkamudug Radio Oo Xiisa Gaar Ah Xambaarsan

Dhagayso:Barnaamijka Dhacdooyinka Ramadaanka Ee Codkamudug Radio Oo Xiisa Gaar Ah Xambaarsan

Dhagaystayaasha iyo aqristayaasha ku xiran wabkeena codkamudug.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa barnaamijka dhacdooyinka ramadaanka oo ah barnaamij codkamudug radio kabaxa inta lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan Waxaa caaway barnaamijka soo jeedinaya mahad daahir maxamed mahad America Soosaaristii:Maxamed muxiyadiin Saxansaxo Farsamadii:Cali xasan barqadle Cali Gaab HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA OO DHAMAYSTIRAN W:Q:Cali […]

July 3 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ciidanka XDS oo la wareegay deegaanka Ceel-Hareeri, Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka oo la daahfuray, Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Belguim, Ciidanka Dowladda oo dib […]

July 2 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news