Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Donald Trump

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Donald Trump

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hamblayo u diray Donald Trump oo noqday Madaxweynahii 45-aad ee soo mara Dalka, kadib markii uu ka guuleystay Hillary Clinton. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu horeyn hambalyo gaar ah u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Donald Trump iyo dhamaan shacabka Dalka […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Mareykanka oo Yeeshay Madaxweyne Cusub

Mareykanka oo Yeeshay Madaxweyne Cusub

Doorashada Madaxtimada dalka Mareykanka ayaa waxaa ku guuleystay Donald Trump ka dib loolan adag uu la galay Hillary Clinton. Donald Trump  ayaa noqonaya ninkii ugu horeeyay ee maalqabeen ah ee ku guuleysta Madaxtinimada Dalka Mareykanka. Xisbiga Madaxweyne Obama ayaa ku guuldareystay in ay hogaanka u qabtaan doorashada dalka Mareykanka. Donald Trump  ayaa inta badan helay codadkii […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AKHRISO: Magacyada xubnaha Aqalka Sare ee lagu doortay Jowhar

AKHRISO: Magacyada xubnaha Aqalka Sare ee lagu doortay Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe caawa waxaa lagu doortay xubnaha xildhibaanada Aqalka Sare ee ka imaanaya Deegaanada Hirshabeelle. Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay Baarlamaanka Hirshabeelle, Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo xubno kale. Senatarada caawa lagu doortay Magaalada Jowhar ayaa dhamaantood waxa ay ku sugnaayeen Hoolka ay ka dhacday Doorashada. Hadabada waa […]

November 9 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Codkamudug Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Dhintay Wariye Mahad Cali maxamed Oo Ka tirsanaa Codkamudug

Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Codkamudug Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray  Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Dhintay Wariye Mahad Cali maxamed   Oo Ka tirsanaa Codkamudug

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warbaahinta codkamudug ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray Ex Wariye Marxuum mahad cali maxamed mahad honeski oo ka tirsanaa howl wadeenada codkamudug oo maanta dhaawac culus oo kasoo gaaray dagaalka gaalkacyo ka dib markii xabad wiifta ah ay ku dhacday xili uu kasoo baxay xaafadiisa kuna soo wajahnaa xarunta idaacada codkamudug […]

November 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faahfaahin Dheeri Ah Oo Ku Saabsan Dagaalka Gaalkacyo Oo Haatan Qaboobay

Faahfaahin Dheeri Ah Oo Ku Saabsan Dagaalka Gaalkacyo Oo Haatan Qaboobay

Dagaal xoogan ayaa saaka waabarigii hore ka qarxay magaalada gaalkacyo wuxuuna dagaalkaasi ka bilowday dhinaca galbeed ee gaalkacyo balse dagaalka ayaa saacada ka dib ku fiday xaafadaha gaalkacyo gaar ahaan xaafada garsoor aaga cagaar wayne dhamaan xaafadaha gaalkacyo ayaa laga maqlay dhawaqa hoobiyaasha ay labada dhan isku ridayeen Dagaalka ayaa sababay qasaare iskugu jira dhimasho […]

November 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dagaal saaka ka socda Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug

Dagaal saaka ka socda Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug

Dagaal xoogan ayaa haatan ka socda magaalada gaalkacyo gaar ahaan dhinaca galbeed ee gaalkacyo waxaana haatan dhamaan xaafadaha gaalkacyo laga maqlayaa daryanka rasaasta iyo madaafiicda ay labada dhinac ee galmudug iyo puntland is waydaarsanayaan Dagaalkaan ayaa daba socda dagaal kooban oo shalay galinkii dambe gaalkacyo ka dhacay kaasi oo sababay qasaaro kala duwan Dhawaan ayay […]

November 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warbixin Cajiib Ah:Maxaa Laga Dhaxlay Colaada Gaalkacyo By Wariye Mahad America

Dhagayso:Warbixin Cajiib Ah:Maxaa Laga Dhaxlay Colaada Gaalkacyo By Wariye Mahad America

Dhagaystayaasheena ku xiran wabsiteka codkamudug.com waxaan halkaan idiin ku soo gudbinaynaa warbixin aad u xiisa badan oo la magac baxday maxaa laga dhaxlay colaadaha soo noq noqday ee gaalkacyo waxaa diyaariyay soona jeedinaya wariye mahad daahir maxamed [America] ee dhagaysi wacan

November 3 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Magaalada Gaalkacyo Oo Saaka Dagan Ka Dib Dagaal Kooban Oo Shalay Galinkii Dambe Magaalada Ka Dhacay

Xaalada Magaalada Gaalkacyo Oo Saaka Dagan Ka Dib Dagaal Kooban Oo Shalay Galinkii Dambe Magaalada Ka Dhacay

Xaalada magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa ah saaka mid laga dareemayo daganayaasho ka dib dagaal shalay galinkii dambe magaalada ka dhacay Dagaalka shalay ayaa dhacay daqiiqada ka hor adinka salaada maqrib waxaana labada dhinac ay is waydaarsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan Dagaalka ayaa gaystay qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ilaa 6 ruux […]

November 3 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xog:Dawlada Eithopia Oo La Ogaaday In Ay Hurinayso Colaada gaalkacyo [Warbixin]

Xog:Dawlada Eithopia Oo La Ogaaday In Ay Hurinayso Colaada gaalkacyo [Warbixin]

Dawlada dalka itoobiya ayaa mudo cadow ku ahayd ku ahayd umadda soomaaliyeed ka dib dagaalkii dheeraa ee ay wada galeen itoobiya iyo soomaaliya sanadkii 1977 dii kaasi oo ladoonayay in lagu xoreeyo dhulka soomaali galbeed ogaadeeniya ee haatan loo yaqaan dawlad deegaanka soomaalida itoobiya Markii ay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya itoobiya ayaa ku dhex […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxawyne ku xigeenka galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyay howlaha doorashooyinka dalka

Dhagayso:Madaxawyne ku xigeenka galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyay howlaha doorashooyinka dalka

Maxamed cabdi xaashi carabeey madaxwayne ku xigeenka galmudug ahna ku simaha madaxwaynaha ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howlaha doorashooyinka dalka gaara ahaan qaybta galmudug Madaxwayne ku xigeenka galmudug ayaa shaaciyay in wixii tabasha ah oo ay qabaan beelaha galmudug ay gudiga doorashooyink dadban qaybta galmudug xalin doonaan balse maamulku uusan shuqul ku lahayn […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news