Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Dhagayso:Madaxawyne ku xigeenka galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyay howlaha doorashooyinka dalka

Dhagayso:Madaxawyne ku xigeenka galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyay howlaha doorashooyinka dalka

Maxamed cabdi xaashi carabeey madaxwayne ku xigeenka galmudug ahna ku simaha madaxwaynaha ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howlaha doorashooyinka dalka gaara ahaan qaybta galmudug Madaxwayne ku xigeenka galmudug ayaa shaaciyay in wixii tabasha ah oo ay qabaan beelaha galmudug ay gudiga doorashooyink dadban qaybta galmudug xalin doonaan balse maamulku uusan shuqul ku lahayn […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dadka ku nool magaalada gaalkacyo oo walaac ka muujiyay diyaarado dul heeheebaya gaalkacyo

Dadka ku nool magaalada gaalkacyo oo walaac ka muujiyay diyaarado dul heeheebaya gaalkacyo

    Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa baryihii dambe waxaa kusoo batay hawadeeda diyaarado iskugu jira kuwa wax basaasa iyo kuwo dagaal oo dul meeraysanayay hawada magaalada gaalkacyo oo ay mar kasta ku dul wareegayaan Qaar ka mid ah dadka ku nool gaalkacyo oo codkamudug u waramay ayaa sheegay in ay ka walaacsan […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Galmudug oo dagaal ku qaadaysa kooxaha burcadbadeeda

DHAGEYSO: Galmudug oo dagaal ku qaadaysa kooxaha burcadbadeeda

Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen. Kadib markii ciidanka Nabadsugidda Qaranku xalay hawlgal ay ka fuliyeen  deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ay ku soo badbaadiyeen Loise  Njoki Weru oo ah haweeney Kenyan ah oo 2-sano u qafaalneed koox burcad ah ayaa […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

K/Galbeed oo ka hadashay Dagaalkii Goof-gaduud

K/Galbeed oo ka hadashay Dagaalkii Goof-gaduud

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay Deegaanka Goof-gaduud ee duleedka Magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku dagaalameen Ciidanka K/Galbeed iyo Dagaalyahano ka tirsan Shabaab. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed, Xasan Cabdi Maxamed (Eelaay)  ayaa sheegay Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM in ay xaqiijiyeen gacan ku haynta Goofgaduud, sidoo kalena […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Hooyo Asli Xaaji“ Colaada Gaalkacyo waxaa ku dhimanayo wiilkii aan dhalay iyo kii ila dhashay [Dhagayso Waraysi murugo leh]

Dhagayso:Hooyo Asli Xaaji“ Colaada Gaalkacyo waxaa ku dhimanayo wiilkii aan dhalay iyo kii ila dhashay [Dhagayso Waraysi murugo leh]

Hooyo asli xaaji nuur oo ka mid ah hooyooyinkii ka cararay colaada gaalkacyo oo waraysi gaar ah siiyay shabakada warbaahinta codkamudug xili ay ku sugnayd goob baadiya ah oo ay ku barakacday ayaa sheegtay in dhibaato wayn ay kasoo gaartay colaada gaalkacyo “Anaga waxaa nasoo barakiciyay maamulada galmudug iyo puntland mid anaa u dhashay oo […]

October 31 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Nin Mindi ku Hubeysnaa oo Caawa Weeraray Safaarada Mareykanka ee Magaalada Nairobi

Nin Mindi ku Hubeysnaa oo Caawa Weeraray Safaarada Mareykanka ee Magaalada Nairobi

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in Nin ku hubeysnaa Mindi islamarkaana looga shakisan yahay shabaab in ay toogasho ku dileen Ciidamada ilaalada safaarada Mareykanka ay ku leeyahay Magaalaas, kadib markii uu weeraray askari ilaalo ka ahaa safaaradda. “Safaarada Maraykanka waxa ay xaqiijinaysaa in toogasho ka dhacday meel ku dhow […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Kulan amniga looga hadlayay oo ka dhacay Hiiraan

Kulan amniga looga hadlayay oo ka dhacay Hiiraan

Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan barkhanimadii maanta waxaa gaaray Safiirka Dalka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xuseen Aadan, Taliyaha Ciidanka Jabuuti iyo saraakiil ciidan. Wafdigan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka, waxaana intaa kadib ay kormeer ku tageen xarumaha Ciidanka AMISOM ay ku […]

October 27 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Waraysi Xiiso Leh:Gudoomiyaha Hobyo Oo Codkamudug Uga Waramay Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Ee Hobyo Ka Socda

Dhagayso:Waraysi Xiiso Leh:Gudoomiyaha Hobyo Oo Codkamudug Uga Waramay Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Ee Hobyo Ka Socda

Dhaq dhaqaaq xoogan oo dhanka ganacsiga ah ayaa xiligaan laga dareemayaa magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug waxaana magaalada maalmihii dambe soo gaarayay doonyo iyo maraakiib sida shixnado ganacsi maalinimadii shalay ayaa hobyo waxaa soo gaaray markab sida shactar loogu tala galay in lagu dajiyo badeecooyinka kasoo dagaya dakada magaalada hobyo Gudoomiyaha dagmada hobyo ee […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Safiirka Jabuuti u Fadhiya Soomaaliya oo Gaaray Baladweyne

Safiirka Jabuuti u Fadhiya Soomaaliya oo Gaaray Baladweyne

Wafdi uu Hogaaminayo Safiirka Dowladda Jabuuti ufadhiya Soomaliya, Amb Aden Xassan Aden ayaa goordhow gaaray magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan. Safarka Safiirka waxaa ku wehlinayo saraakiil ka tirsan ciidamada jabuuti waxaana sababaha ay u gaareen magaalada baladweyne ay tahay sida ay ugu kuur geli lahaayeen howlgalka ciidanka amisom gaar ahan kuwa jabuuti iyo sida […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Dhaq-dhaqaaq Ganacsi oo ka Bilowday Dekadda Hobyo Ee Gobalka Mudug

Daawo Sawirada:Dhaq-dhaqaaq Ganacsi oo ka Bilowday Dekadda Hobyo Ee Gobalka Mudug

Waxaa dhaq dhaqaaq Ganacsi oo aad u xoogan xiligaan uu ka jiraa dekadda magaalada Hobyo ee gobolka mudug. Dhawaan waxaa dekadda Hobyo la geeyay shactar loogu talagalay in uu gacan ka geysto socodsiinta howlaha gacansi ee dekadda. Maamulka galmudug ayaa maalmihi la soo dhaafay waday qoshe lagu hormarinayo dekadda degmada hobyo ee gobolka mudug. Weli […]

October 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news