Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Britten oo Golaha amaanka QM hordhigaysa xabad joojinta Yemen

Britten oo Golaha amaanka QM hordhigaysa xabad joojinta Yemen

Wakiilka UK ee QM ayaa sheegay inay golaha amaanka QM ay horgeen doonan mashruuc qaraar qabyo qoraal ah oo lagu doonayo in xabada Yemen ka socota lagu joojiyo. Mas’uulkaan waxa uu xusay in sidoo kale ay Golaha amaanka ka doodidoonan in la amba qaado wada hadalada siyaasadeed ee xalka looga gaarayo colaada Yemen. Dalka Yemen ayaa waxaa ka […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Xildhibaan Qalabxoor’ Ra.iisul Wasaaraha Soomaaliya Dhex Dhexaad Kama Aha Colaada Gaalkacyo

Dhagayso:Xildhibaan Qalabxoor’ Ra.iisul Wasaaraha Soomaaliya Dhex Dhexaad Kama Aha Colaada Gaalkacyo

Xildhibaan C/qaadir Cali Jaamac (Qalab-Xoor) oo ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa Mid aan waxtar la hayn ku Sifeeyey Wada Hadalka Raisulwasaaraha Soomaaliya uu Doonaayo in uu ka Dhex Bilaabo Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Dagaalamaya Gacan ku Heynta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug. Xildhibaan Qalab-Xoor ayaa Sheegay Raisulwasaarada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Gaalkacyo Oo Wali ah Mid Kacsan [WARBIXIN]

Xaalada Gaalkacyo Oo Wali ah Mid Kacsan [WARBIXIN]

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa wali waxaa ka taagan xiisada dagaal ee udhaxaysa labada maamulka ee galmudug iyo puntland xili maalinimadii khamiista uu dhacay dagaalkii ugu xooganaa ee dhex mara labada dhinac Dagaalkaasi ugu dambeeyay ayaa sababay in dadkii kolkii hore magaalada ku haray ee ka raja qabay in xaaladu soo hagaagi doonto […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

QM oo shaacisay Tirada dadkii ka barakacay Gaalkacyo

QM oo shaacisay Tirada dadkii ka barakacay Gaalkacyo

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan isku xirka Bani’aadanimada OCHA ayaa ku waramay in ku dhawaad 50,000 kun  oo ruux ay ka barakaceen Magaalada Gaalkacyo tan iyo markii todobaadkii ay hore ay bilowdeen dagaalada u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug. OCHA ayaa sidoo kale walaac weyn ka muujisay xaalada noleed ee ay kunool yihiin dadkii ka […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Goormee la dooranaya Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle

Goormee la dooranaya Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle

Qabanqaabada Doorashada ,Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa saaka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo sidoo kale ku xigeenkiisa ayaa lagu wadaa in la doorto berri. Ciidanka ammaanka ayaa si weyn u adkeeyay ammaanka magaalada Jowhar iyo sidoo kale goobta uu shirku ka socdo ka dib markii shalay Maleeshiyo hubeysan […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo Saxafada u Aqriyay Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Galmudug oo Looga Hadlay Dagalada Godinlabe iyo Gaalkacyo

Dhagayso:Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo Saxafada u Aqriyay Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Galmudug oo Looga Hadlay Dagalada Godinlabe iyo Gaalkacyo

    Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan Masagawaa Ayaa Goordhow Saxaafada u Aqriyay Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Madaxtooyada Galmudug oo Looga Hadlay Dagaalka Galmudug Ay La Gashay Puntland iyo Ahlusuna ee Ka Dhacay Degmooyinka Gaalkacyo iyo Godinlabe. Wasiirka Warfaafinta Waxa uu Sheegay in Dagaalada Ka Kala Dhacay Godinlabe iyo Gaalkacyo Wixii Ka Dhashay Ay Masuliyadeeda […]

October 13 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Deg Deg:Dagaalka Gaalkacyo Oo Xoogaystay Iyo Hoobiyaal Haatan Lagu Garaacayo Xaafadaha Gaalkacyo

Deg Deg:Dagaalka Gaalkacyo Oo Xoogaystay Iyo Hoobiyaal Haatan Lagu Garaacayo Xaafadaha Gaalkacyo

Dagaal xoogan oo maanta ka bilowday magaalada gaalkacyo ayaaa xoogaystay duhurnimadii maanta waxaana haatan dagaalka xoogiisu uu ka socdaa galbeedka gaalkacyo Dagaalka haatan socda ayaa ka xoog badan kii subaxnimadii hore ee saaka bilowday waxaana xaafadaha magaalada lagu garaacayaa hoobiyaal ay isku ridayaan labada dhinac dad rayid ah ayaa ku wax yeeloobay dagaalka haatan socda […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Dagaal maanta Ka qarxay gaalkacyo iyo dhawaqa Rsaasta Oo Haatan Laga Maqlayo Galbeedka Gaalkacyo

Dhagayso:Dagaal maanta Ka qarxay gaalkacyo iyo dhawaqa Rsaasta Oo Haatan Laga Maqlayo Galbeedka Gaalkacyo

Dagaal ayaa maanta mar kale ka qarxay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug kaasi oo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan galmuudg iyo puntland dagaalka ayaa yimid ka dib markii maamulka puntland uu bilaabay dhismaha dhulka la isku haysto ee galbeedka gaalkacyo Dagaalka maanta ka socdo gaalkacyo ayaa ka duwan kuwii hore ayadoona la isku adeegsanayo […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Gudoomiye Jawaari oo gaaray Jowhar

Gudoomiye Jawaari oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa goor dhow waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka shabeelaha Dhexe. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka, Odhayaasha Dhaqanka iyo xubno kale. […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Gaalkacyo Oo Maalinkii Sedexeed Dagan Iyo Xaafadaha Gaalkacyo Oo Inta Badan Haawanaya Ka Dib Markii Dadkii Ku Noolaa Ay Barakaceen

Xaalada Gaalkacyo Oo Maalinkii Sedexeed Dagan Iyo Xaafadaha Gaalkacyo Oo Inta Badan Haawanaya Ka Dib Markii Dadkii Ku Noolaa Ay Barakaceen

Jawiga guud ee magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa ah maalinkii sedexaad mid dagan mana jirto wax rasaas ah oo gudaha magaalada laga maqlayo ama galbeed gaalkacyo halkaasi oo maalinkii jimcaha ee todobaadkii aynu soo dhaafnay uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan galmudug iyo puntland xiisadaasi oo aan wali xalwaara laga […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news