Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

DHAGEYSO: Magacyadda Mas’uuliyiinta loo magacaabay maamulka gobolka Hiiraan

DHAGEYSO: Magacyadda Mas’uuliyiinta loo magacaabay maamulka gobolka Hiiraan

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa xilka ka qaaday Mas’uuliyiintii gobolka Hiiraan , isagoona Magacaabay Mas’uuliyiin cusub. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay  Cumar Aadan ibraahim baadiyow oo ahaa duqa Magaalada Baladweyne. Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda waxaa loo magacaabay Maslax Maxamed Cusmaan. Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda waxaa loo magacaabay Khaalid Bashiir Cali. […]

June 10 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso;-Sawirro+ Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtoyada Gaalkacyo Kula Kulamay Saraakiil ka Socotay Hay,adaha…..

Dhageyso;-Sawirro+ Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtoyada Gaalkacyo Kula Kulamay Saraakiil ka Socotay Hay,adaha…..

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle ayaa manta Maglada Gaalkcyo Kula Kulmay Saraakil Ka Socotay Hay,adaha Wfb iyo Uncr, Waxaana Sidokale Kulan Goobjoog Ka ahaa Maamulka Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkcyo Kulankan Dhexmaray Madaxaweynha Galmudug iyo Saraakiisha Ka Socotay Hay,adaha ayaa ahaa mid Looga Hadlayay Sidii Wax Loogan qaban lahaa   Ugormashada Dadka […]

June 10 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Arday Loo Diiday In Ay Galaan Imtixaanka dawlada Soomaaliya Qaadayso 20 Bisha May Ee Sanadkaan

Arday Loo Diiday In Ay Galaan Imtixaanka dawlada Soomaaliya Qaadayso 20 Bisha May Ee Sanadkaan

Dallada Waxbarashada FPENS oo ay hoos tagaan dugsiyo badan oo waxbarasho ayaa sanadkan diidday in ay imtixaanka dugsiga sare u fadhiistaan in ka badan 400 oo arday, kuwaasoo sanadkan dhammaynaysa fasalka 12aad ee Dusiyadda Sare. Ardaydaan ayaa sanado ka hor u soo bedeshay dugsiyada hoos taga FPENS, iyagoo ka soo wareegsaday Dallado kale, maamulka dugsiyada […]

April 29 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DAAWO SAWIRRADA: Taliyaha Ciidamada oo booqday askar dhaawac ah

DAAWO SAWIRRADA: Taliyaha Ciidamada oo booqday askar dhaawac ah

Taliyaha ciidamada Xooga Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa booqday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ku dhaawacmay Qaraxyadii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho kuwaa soo ku jira Isbitaalka Madiina. Askartaan uu booqday taliye Cirfiid ayaa u badnaa kuwii kusoo dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Warshadda Nacnaca ee degmada Wadajir. Taliyaha ayaa sheegay in Askarta […]

April 15 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Idaacadda Codkamudug oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah u Sameesay Dadka Ay Abaaruhu Saameyeen ee Gobolka Mudug Kunool-Dhagayso+Sawiro

Idaacadda Codkamudug oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah u Sameesay Dadka Ay Abaaruhu Saameyeen ee Gobolka Mudug Kunool-Dhagayso+Sawiro

Idaacadda Codkamudug Ayaa horraantan waxaa ay bilaabeen Barnaamij loogu magic-daray Gurmad iyo Gargaar Walaal looguna gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay ku saameeyeen deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Ka Mid Ah Gobolada Ay Aadka U Taabay Abaartu.   Barnaamijkan Gurmadka ah ayaa waxaa Kaalinta ugu weyn ku leh dhageystayaasha Idaacadda Codkamudug ee Gaalkacyo oo […]

April 6 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro:Kulan Muhiim Ah oo Ka Dhacay Hobyo iyo Qodobo Lagasoo Saaray

Sawiro:Kulan Muhiim Ah oo Ka Dhacay Hobyo iyo Qodobo Lagasoo Saaray

  Kulanka Waxaa ka Qeyb Galay Odayaasha Degmada Hobyo iyo Wasiiro Xil horey uga soo Qabay Galmudug Ahna Xildhibaan Hore C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor kuwaasi oo ka shiray Midnimada iyo Hormarka Hobyo.     inta uu kulanka uu socday Waxaa looga hadlay Hormarka Magaalada Hobyo Dhibaatooyinka ka taagan Dhanka Bada iyo Dhismayaasha ka socda Magaalada. […]

April 6 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom oo Raashin Gar gaar Ah u Qeybisay Dadka Abaaruhu Sameyeen ee Kusugan Tuulooyinka Ceel Akhwaan iyo Daarusalam

Daawo Sawirada:Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom oo Raashin Gar gaar Ah u Qeybisay Dadka Abaaruhu Sameyeen ee Kusugan Tuulooyinka Ceel Akhwaan iyo Daarusalam

Shirkada is gaarsiinta Golis Telecom Somalia Ayaa Gobolka Mudug Ka Wada Gurmad Ay Gaarsiinayso Dadka Abaarta Ku Ceyrtoobay ee Kunool Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug.   Tuulooyinka Ceel Aqwaan iyo Daarusalaam oo Ay Kusugan Yihiin Dad Abaarta Ay Aad u Saameesay Ayee Maanta Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom Somalia Gaarsiisay Deeq Raashin Ah.   Maamulaha […]

March 21 2017 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro+Dhagayso:Shirkada Golis Telecom oo Gobolka Mudug Ka Bilowday u Gurmashada Dadka Tabaalaysan ee Abaartu Sameesay

Sawiro+Dhagayso:Shirkada Golis Telecom oo Gobolka Mudug Ka Bilowday u Gurmashada Dadka Tabaalaysan ee Abaartu Sameesay

Shirkada isgaarsiinta ee Golis Telecom Somalia Ayaa Maanta Gobolka Mudug Waxa Ay Ka Bilowday Caawinta Dadka Tabaalaysan ee Abaartu Ay Ceyrteesay.   inkabadan 200 oo Qoys oo Kusugan Deegaanka Xaar Xaar ee Duleedka Gaalkacyo oo Abaarta Darteed uugasoo Hayaamay Deegaanadii Ay Ku Noolaayen Madaama Abaartu Ay Leesay Xoolihii Ay Dhaqanayeen Ayee Shirkadu Maanta Gaarsiisay Deeq […]

March 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wariyaal ka tirsan Codkamudug oo Socdaal Ku Maray Deegaanada Galmudug ee Abaartu Aadka U Sameesay(Barnaamij Gaar Ah)

Dhagayso:Wariyaal ka tirsan Codkamudug oo Socdaal Ku Maray Deegaanada Galmudug ee Abaartu Aadka U Sameesay(Barnaamij Gaar Ah)

Wariyaal Ka Tirsan Radio Codkamudug Ayaa Kormeer Shaqo oo La Xariirta Qiimeenta Abaaraha Ka Jira Gobolka Mudug Waxa Ay Ku Tageen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug oo Abaarta Ka Jirta Ay Saameen Xoogan Ku Yeesheen Dadka Reer Galmudug ee Gobolka Mudug Kunool.   Deegaanada Miyiga Gobolka Mudug ee Aan Socdaalka Ku Marnay Ayaa Waxaa Ka […]

March 16 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

LIVE:Idaacadda Codkamudug oo Bilowday Barnaamijyo Loogu Gurmanayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

LIVE:Idaacadda Codkamudug oo Bilowday Barnaamijyo Loogu Gurmanayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Idaacada Codkamudug ayaa bilowday barnaamij gaar ah oo ay kaga hadleyso abaaraha dalka ka jira ee sameynta ku yeeshay qaar kamid ah bulshada Somaliyed kaasi o si toos ah kaga bixa idacadda Codkamudug Habeen Walba 1 Ama 7 Fiidnimo ilaa 9 Ama 3 Caweysnimo.   Barnaamijkaan oo u jeedkiisu yahay sidii gurmad ay ugu sameyen […]

March 14 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news