Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Dhagayso:Tarsan Oo Balan Qaad U Sameeyay Dhalinyarta Soomaaliyeed Haduu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya

Dhagayso:Tarsan Oo Balan Qaad U Sameeyay Dhalinyarta Soomaaliyeed Haduu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah Musharax Madaxweyne ayaa soo bandhigay qorshe Farxad geliyay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay. Waxa uu Tarsan sheegay in uu shaqo siinayo dhamaan Dhalinyarada Waxbaratay ee Jaamacadaha ka soo baxay hadii uu Xilka Madaxtinimo ku guuleysto. Waxa uu sidoo kale sheegay in Shaqo abuur uu u sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan […]

December 10 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO:- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka hadlay Gooni isku taaga Somaliland, Fariina u diray Madaxweynaha Somaliland

DHAGEYSO:- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka hadlay Gooni isku taaga Somaliland, Fariina u diray Madaxweynaha Somaliland

Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle Ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Qurbaha. Waxa uu sidoo kale sheegay in Qaxootiga Soomaalida ay dhibaatooyin kala duwan Qurbaha ku heystaan. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in dadkaasi lagu soo celiyo Dalkooda […]

December 10 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka Dagmada Hobyo Oo Ka Hadlay Markab Kusoo Xirtay Dakada Hobyo

Maamulka Dagmada Hobyo Oo Ka Hadlay Markab Kusoo Xirtay Dakada Hobyo

Magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug ayaa waxaa kusoo xirtay markab sida xamuul iskugu jira raashin,shidaal iyo gawaari kaasi oo kasoo amba baxay magaalada dubai ee dalka isku taga imaaraadka carabta wuxuuna shalay galinkii dambe soo gaaray dakada mac milka ah ee hobyo oo haatan si kmg ah isii shaqaysa Dakada hobyo ayaa tan iyo […]

December 10 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Wado in uu Iscasilo Kadib Doorashada Soomaliya Ka Dhacaysa

Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Wado in uu Iscasilo Kadib Doorashada Soomaliya Ka Dhacaysa

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG ee Maamulka Galmudug kadib safar uu dalka dibadiisa ugu maqnaa maalmihii dambe. Xubno ka tirsan Labada Golle ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa wafdiga Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guulleed kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaarahada Magaalada Cadaado […]

December 10 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Alshabaab Oo Gaaray Deegaano Hor Leh Oo Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Iyo Galmudug Oo Ka Hadashay

Alshabaab Oo Gaaray Deegaano Hor Leh Oo Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Iyo Galmudug Oo Ka Hadashay

Wararka ka imaanaya saaka deegaano ka tirsan gobalka galgaduud gaar ahaan deegaanada hoostaga dagmada baxdo ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu arkayo ciidamo hor leh oo ka tirsan alshabaab oo deegaanadaasi soo gaaray waxayna deegaanada shabaabku ay soo gaareen ay yihiin deegaano miyi ah oo ku teedsan dagmada baxdo waxayna dadka u […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AKHRISO: Wasiirka Dhalinyarada Dawlada Soomaaliya oo Tartanka Aqalka Hoose laga reebay

AKHRISO: Wasiirka Dhalinyarada Dawlada Soomaaliya oo Tartanka Aqalka Hoose laga reebay

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa waxaa looga hadlay shaqaadii ka dhacday Magaalada Jowhar. Guddiga Doorashooyinka ayaa waxa ay Tartankii Doorashada Aqalka Hoose ka reebeen Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Xasan Nuux.  

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Doorasho Maanta Lagu Waday In Ay Muqdisho Ka Bilaabato Oo Baaqatay [Sababta]

Dhagayso:Doorasho Maanta Lagu Waday In Ay Muqdisho Ka Bilaabato Oo Baaqatay [Sababta]

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah lagu waday in ay ka bilaabato doorashada xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya beelaha dir waqooyi ee loo yaqaan soomaaliland balse gudiga doorashada gacanta ku haya uu sheegay in ay baaqatay doorashadii maanta loo balan sanaa Gudoomiyaha gudiga doorashada dadban ee soomaaliland kooshin cabdi xaashi […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Biya La,aan Ka Jirta Dagmada Bacaadwayne Ee Gobalka Mudug

Dhagayso:Biya La,aan Ka Jirta Dagmada Bacaadwayne Ee Gobalka Mudug

Wararka naga soo gaaraya dagmada bacaadwayne ee koonfur bari gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto biya la,aan ka dib markii ay gureen ceelashii ay dadku ka cabi jireen waxaana dadka ku nool aaga bacaadwayne xiligaan haysata abaar aad u daran sida ay codkamudug u sheegtay gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey In ay ku lug leedahay Colaadaha dalka Yemen.

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey In ay ku lug leedahay Colaadaha dalka Yemen.

Sida uu qoray wargayska the Guardian Mr Johnson ayaa dawladaha Sacuudiga iyo Iran ku dhaleeceeyey colaadaha ay ka hurinayaan wadanka Yemen. Balse afhayeen wasaarada arrimaha dibadda ee Britain u hadlay ayaa sheegay in sacuudigu uu yahay saaxiib weyn oo Britain ay leedahay.

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Shacabka ku nool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa si waun usoo dhaweeyay dadaalada nabadeed iyo wada hadalada gudiyada wada xaajoodka colaada gaalkacyo ee baryihii dambe ka socday gaalkacyo Qaar ka mid ah shacabka oo la hadlay radio codkamudug ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo sidii nabad ay ugu wada […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news