Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Shacabka ku nool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa si waun usoo dhaweeyay dadaalada nabadeed iyo wada hadalada gudiyada wada xaajoodka colaada gaalkacyo ee baryihii dambe ka socday gaalkacyo Qaar ka mid ah shacabka oo la hadlay radio codkamudug ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo sidii nabad ay ugu wada […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug Ee Galmudug Oo Waraysi Gaar Ah Siisay Codkamudug Arima Badana Kaga Hadashay

Dhagayso:Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug Ee Galmudug Oo Waraysi Gaar Ah Siisay Codkamudug Arima Badana Kaga Hadashay

Xaawo shiikh cali [Qaran] gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug oo waraysi gaar ah siisay codkamudug ayaa kaga hadashay arima dhowr ah sida nabad galyada gaalkacyo iyo abaaraha ka jira deegaanada galmudug Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug xaawo qaran ayaa sheegtay in ka haween ahaan ay aad usoo […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Ka Hadlay Amniga Deegaanada Galmudug Fariina U diray Shacabka Galmudug

Dhagayso:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Ka Hadlay Amniga Deegaanada Galmudug Fariina  U diray  Shacabka Galmudug

Maxamed cabdi xaashi carabeey madaxwayne ku xigeenka galmudug ayaa sheegay in hadii laga shaqeeyo amniga deegaanada galmudug ay hormar buuxa gaari doonto galmudug wuxuuna ugu baaqay shacabka reer galmudug in ay adkeeyaan amniga deegaanadaado Madaxwayne ku xigeenka ayaa sheegay in maamulku uu wado mashaariic badan haatana uu ku dadaalayo siidii uu u hormari lahaa deegaanada […]

December 5 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Idlib, Suuriya

Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Idlib, Suuriya

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay duqeyn ka dhacday magaalo ku taalla Idlib ee dalka Suuriya. Sidaasi waxaa sheegtay hay’ad fadhigeedu yahay Britain oo kor kala socoto xaaladda dalka Suuriya. Dadka duqeynta ku dhintay oo dhan ayey sheegeen inay shacab yihiin, cunug yarna uu ka mid yahay. Hay’adda xuquuqda aadanaha Suuriya ilaaliso waxay sheegeysaa […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Puntland oo Qandala la wareegay

Ciidamada Puntland oo Qandala la wareegay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Puntland ay Goor dhow Dagaal kula Wareegeen Magaalada oo Mudo Bil iyo 10 Cisho ah ay joogeen Kooxda Xariirka la leh Daacish. Ciidamada Puntland ayaa Dagaal Cir iyo dhul ah ku qaaday Kooxda Daacish ee Qandala joogtay,waxaana halkaas ka dhashsay Khasaare […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug oo Maanta dhagax-dhigay Wadooyin laga dhisayo Magaalada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud

Daawo Sawirada:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug oo Maanta dhagax-dhigay Wadooyin laga dhisayo Magaalada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud

Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Maxamad Xaashi Cabdi Carabay iyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado ee Galmudug Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xuseen Tootole ayaa Maanta dhagax dhigay 3 wado oo jaay ah kuwaasi oo ah wajigii labaad ee mashruuca tababar wadaag. Gudoomiyaha Dagmada Cadaado Cabdulaahi Cabdi Raxmaan Xuseen {Tootoole} ayaa sheegay in Mashruuca uu yahay Midki labaad oo […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Daawo Sawirada:Gudiyada Wada Xaajoodka Colaada Gaalkacyo Oo Sheegay In La Dhaqan Galiyay Xabad Joojintii Horay Loo Gaaray

Dhagayso+Daawo Sawirada:Gudiyada Wada Xaajoodka Colaada Gaalkacyo Oo Sheegay In La Dhaqan Galiyay Xabad Joojintii Horay Loo Gaaray

Gudiyada labada dhan ayaa maanta kormeer waxa ay ku mareen galbeedka gaalkacyo oo laga kala qaaday ciidamadii labada dhan ee dirirtu dhex martay waxayna u kuur galayeen wararka sheegaya in qaar ka mid ah ciidamadaasi ay galbeedka kusoo laabteen balse gudiyada ay sheegeen in ay soo xaqiijiyeen in wax ciidan ah aysan halkaa joogin waxayna […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warbixin Xiisa Leh:Xagee Ku Dambeeyeen Wada Hadaladii Colaada Gaalkacyo Maxaasa Hortaagan By America

Dhagayso:Warbixin Xiisa Leh:Xagee Ku Dambeeyeen Wada Hadaladii Colaada Gaalkacyo Maxaasa Hortaagan By America

Magaalada gaalkacyo baryihiii dambe waxaa dadka dhagahooda kusoo dhacaysay dhawaqa rasaasta oo ka dhacaysay galbeedka gaalkacyo iyo gudaha suuqa gaalkacyo waxayna cabsi badan ku abuurtay shacabka gaalkacyo  hadaba waxa keenay rasaastaas iyo halka ay ku dambeeyeen wada hadaladii colaada gaalkacyo ee u dhexeeyay galmudug iyo puntland ayaa waxaa warbixintaan ka diyaariyay wariyaheena mahad daahir maxamed […]

December 1 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah faahin Dhaawaca Gudoomiyaha Jalalaqsi

Faah faahin Dhaawaca Gudoomiyaha Jalalaqsi

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dhaawaca Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidoow. Dhaawaca Gudoomiyaha ayaa yimid kadib markii ay wadada u galeen kooxo hubeysan, sidoo kalena ay Rasaas ku fureen kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Gudoomiyaha, waxaana lagu dhaawacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Jowhar iyo Jalalaqsi. Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi ee […]

December 1 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dunida oo maanta laga xusayo Maalinta AIDS-ka

Dunida oo maanta laga xusayo Maalinta AIDS-ka

Ururada Caafimaadka iyo Hayadaha gar gaarka ee caalamiga ayaa maanta xusaya maalinta AID-ska adduunka, iyadoo la samaynayo Munaasabado lagu dhiiragalinayo ogaanshaha cudurka AIDS-ka. Soomaaliya bukaanada qaba virus-ka dhaliya cudurka AIDS-ka waa la takooraa, taas oo adkaysa in bukaanku helo dawo, iyagoo inta badan qarsada cudurkan, waxaana ay ka baqayaan in lagu ogaado taasina waxa ay ka […]

December 1 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news