Dahabshiil-Gif
 
Home » Waxbarashada You are browsing entries filed in “Waxbarashada”

Dhagayso:Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Galmudug Oo Digniin U Dirtay Gaadiidka Ka Howl Gala Galmudug Kuna Amartay In Ay Qaataan Taargada Galmudug

Dhagayso:Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Galmudug Oo Digniin U Dirtay Gaadiidka Ka Howl Gala Galmudug Kuna Amartay In Ay Qaataan Taargada Galmudug

Isku duwaha wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka galmudug ee gobalka mudug nuur maxamed xuseen nuur ganeey ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay codkamudug waxa uu ka hadlay halka ay marayaan howlaha ay shacabka galmudug u hayso wasaaradu wuxuuna sheegay in gobalka mudug gaar ahaan gaalkacyo dib looga bilaabi doono bixinta taargada galmudug oo dhawaan […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Deegaanka Dumaaye Ee Gobalka Mudug Oo Saaka Dagan Ka Dib Markii Shalay Alshabaab Ay La Wareegeen

Xaalada Deegaanka Dumaaye Ee Gobalka Mudug Oo Saaka Dagan Ka Dib Markii Shalay Alshabaab Ay La Wareegeen

Wararka saaka codkamudug ay ka helayso deegaanka dumaaye ee gobalka mudug oo dhanka waqooyi 50 km uga beegan dagmada xarardheere ee gobalka mudug ayaa sheegaya in xaalada deegaanku ay saaka tahay mid dagan ka dib markii shalay galinkii dambe ay shabaabku halkaasi la wareegeen oo ay kula dagaalameen malayshiyaad deegaanka ah Dagaalka shalay halkaasi ku […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dad Abaaro ugu geeriyoodey Degaanada Sool iyo Sanaag

Dad Abaaro ugu geeriyoodey Degaanada Sool iyo Sanaag

Warark inaga soo gaaraya Degaano ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Abaaro darteed ugu geeryoodeen 10 Qof, maadaama Abaarta Degaanadaasi ka jirta ay tahay mid sii darsatay. Dadkan Abaaraha ugu geeryoodey Degaanada Sool iyo Sanaag waxaa Idaacadda codkamudug u xaqiijiyay mid ka mid ah Dadka Degaanka. Waxgarad iyo […]

November 24 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha oo ka hadlay Doorashooyinka Golaha Shacabka

Madaxweynaha oo ka hadlay Doorashooyinka Golaha Shacabka

Muqdisho-CodkamudugFM- Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha dowlad gobolleedyada dalka, dhowaanna ka bilaaban doona magaalada Muqdisho “Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), Guddiga Dowlad Goboleedka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka, waxaan ku ammaanayaa sida hufnaanta leh oo […]

November 24 2016 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Goobaha Waxbarashada Gaalkacyo Oo Dib Loo Furay Mudo Ka dib

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Goobaha Waxbarashada Gaalkacyo Oo Dib Loo Furay Mudo Ka dib

Maanta oo taariiqdu ay ku beegnayd 20 bisha 11 sanadka 2016 ayaa waxaa dib loo furay qaar ka mid ah goobaha waxbarashada ee magaalada gaalkacyo oo xirnaa mudo ku dhow laba bil ka dib markii gaalkacyo uu dagaal xoogani ka qarxay 7 dii bishii october ee sanadkaan dagaalkaasi oo u dhexeeyay labada maamul ee galmudug […]

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Salaadiinta Galmudug Oo Kulmay Saraakiil Maraykan Ah Kalana Hadlay Dhacdadii Jeexdin

Dhagayso:Salaadiinta Galmudug Oo Kulmay Saraakiil Maraykan Ah Kalana Hadlay Dhacdadii Jeexdin

Suldaan c/naasir jaamac seed oo ka mid ah salaadiinta galmudug ayaa sheegay in ay kulan la qaateen saraakiil maraykan ah oo ay kala hadleen xasuuqii dronska maraykanku ay u gaysteen ciidanka galmudug ee 28 bishii september ku sugnaa deegaanka jeexdin ee bariga gaalkacyo oo ay duqayn u gaysteen kuna dhinteen 13 askari oo ciidanka galmudug […]

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warbixin Xiiso Leh oo Idaacada Codkamudug Ay Ka Diyaarisay Nabada Gaalkacyo

Dhagayso:Warbixin Xiiso Leh oo Idaacada Codkamudug Ay Ka Diyaarisay Nabada Gaalkacyo

Idaacada Codkamudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Warbixin Gaar ah Ka Diyaarisay waxa soo cel celiya Dagaalada Gaalkacyo iyo Sida ugu Fudud ee Bulshada Gaalkacyo ayku heli karaan Nabad ayku Taamaan Hadaba Halkaan Hoose Ka Dhagayso Warbixinta Wariye Cali gaab ayaa soo jeedinaya

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug By Mahad America

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug By Mahad America

Dhagaystayaasha iyo aqristayaasha ku xiran wabkeena codkamudug.com waxaan halkaan idiin kusoo gudbinaynaa barnaamijka tusmada codkamudug oo uu soo jeedinayo Wariyaheena Mahad Daahir Maxamed Mahad America Waxaa Soo Saaray Barnaamijka Maxamed Cabdirixmaan Salaad Galgacal HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA TUSMADA OO XIISA GAAR AH XAMBAARSAN    

November 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Warka Subax Ee Radio Codkamudug By Mahad America

Dhagayso:Warka Subax Ee Radio Codkamudug By Mahad America

Dhagaystayaal Waxaan Halkaan idiin kusoo gudbinaynaa warkii subaxnimo ee radio codkamudug waxaana soo jeedinaya wariye mahad daahir maxamed mahad America Soo saaristii: Safiina Daahir Shire HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO WARKA SUBAX

November 19 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Qowlo Dhaan Laga Diray Abaaraha Dalka Ka Jira

Dhagayso:Qowlo Dhaan Laga Diray Abaaraha Dalka Ka Jira

Iyadoo deegaano badan oo ka tirsan dalka soomaaliya aysan ka di,in roobabkii dayrta ayna ka jiraan abaara baahsan oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa arintaasi waxaa qowlo dhaan ka diray madaxda galmudug iyo puntland iyo raysal wasaaraha dalka cumar cabdirishiid cali sharmaake Madaxwaynaha galmudug cabdikariin xuseen guuleed oo ka hadlayay kulan shalay ka dhacay gaalkacyo […]

November 14 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news