Dahabshiil-Gif
 
|

Ciidamada Dowlada oo Hawul Gal Aan Dhamad Lahayn Ka Bilaabay Muqdisho

888

Sida ay ku Soo Waramayan Wariyaasha Codkamudug uga Soo Warama Magalada Muqdisho ee Xarunta Jamhuuriyada Somaliya Ayaa Waxa ay soo Shegayan in Maanta Cutubto taabacsan Ciidamada Xooga Dalka Somaliya ay Hawulgalo Lagu Xajiinayo Amaanka Caasimada Ay Ka Bilaabeen Dagmooyin Dhawra Iyadon Hawul Galkaasi Lagu soo Qab Qabtay Tiro Dad ah oo looga Shakiyay in ay ka Danbeeyan Falalka Amni Dari ee ka Dhaca Magalada Muqdisho

Maxamuud Jaamc Cali oo Ka Tirsan Ciidamada Xoga Dalka Somaliya ayaa Saxaafada u Shegay in ay soo Qabteen Hawulgalkii Maanta Dad iyagu Rabshadu Kala Duwan ka Waday Magalada Muqdisho Kuwaasi oo uu Shegay in Dhawan la Hor Geen Doono Maxkamada Ciidamada Qalabka Siga ee Somaliya Si Loogu Qaado Dacwado La Xirira Argagixisnimo .

Degmooyinka Maanta Hawul Galka Laga Sameyay Ayaa La Soo Shegaya in Qaar Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada Somaliya Lagu Arkayo Wadooyinka Xaafadaha Qaar Kuwaai oo Rxaan Raxo u Maraya Wadooyinka Xaafadihi iyagu Hawulgalka Laga Sameeyay Maanta

Sikastaba M a Ahan Markii Ugu Horeysay ee Ciidamada Somaliya ay Hawul KA Fuliyaan Magalada Muqdihso Waxana Xusid Mudan in Dadkii lagu soo Qab Qabtay Hawul galadii ugu Danbeeyay ay ku Jiraan Xabsiyada Muqdisho ilaa iyo hatana Aan la Soo Saarin Maxkamad

WWW.CODKAMUDUG.COM

Email: codkamudugfm@gmail.com

Galkacyo Galmudug

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news