Dahabshiil-Gif
 
|

Ciidamada Dowlada Somaliya oo Dhibaato ku Haya Shacabka Shabelaha Dhaxe

British-Soldier

Shacabka Ku Nool Degano ka Tirsan Shabeelaha Dhaxe ayaa Xilgan waxa y ka Cabanayan Dhibaatooyin ay ku hayan Ciidamada Dowlada Fadaraalka Somaliya kuwaasi oo ay shegeen in ay jir dil u Gaystaan Dadka ku nool Shbelaha Dhaxe Xiliyad ay Hawulga Fulinayaan

Waxa ay sheegeen in shacabka Gobalka Shabeelaha dhexe gaar ahaan Jowhar habeenkii xilliga ay doonaan ay seexan jireen balse iminka ay seexdaan xilli hore iyaga oo dhanka ammaanka ka baqanaya.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen in ciidanka ay ku sameeyaan dhac joogto ah islamarkaana aysan jirin ciidanka dhibaatadaasi geysanaya talis looga ashtakoodo.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan Magaalada Jowhar kadib markii Magaaladaasi ay Shabaab kala wareegeen dhowr bilood ka hor,waxaana iminka soo yeeraysa cabasho kasoo baxaysa shacabka Jowhar oo ku aadan in dhac loo geesto.

Sikstaa Hadalkan ka soo Baxay sahcabka ku Nool Shabelaha DHaxe ayaa Waxa uu imanaya Xili Degano ka tirsan Shabelaha Dhaxe laga soo shegayay dhibaatooyin ay ku hayan sacabka ciidamo taabacsan ku dowlada somaliye ee ku sugan sh./dhaxe

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news