Dahabshiil-Gif
 
|

Daad Guraynta Dadkii Ku Xayirnaa Magaalada Xalab Oo Dib U Bilaabatay

160428121356_aleppo_rubble_624x351_afp_nocredit

Saraakiisha caafimaadka wadanka suuriya ayaa sheegay in dib loo bilaabay daad guraynta dadkii ku xayirnaa magaalada xalab ee dalka suuriya oo baryihii dambe ay dagaalo ka socdeen
shan bas oo kuwo rakaabka ah ayaa qaybo ka mid ah xalab kasoo qaaday 350 ruux oo magaaladaasi ku go,doonsanaa
Dhanka kale golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa maanta ka shiraya sidii ay u heli lahaayeen qaraar u ogalaanaya in ay kor kala socdaan daad guraynta dadka ku sugan mgaalada xalab ee wadanka suuriya

W:Q:Mahad Daahir Maxmed [America]

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news