Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada Arday Ka Qalan Jabisay Jaamacada Mudug University kuwaasi oo bartay Umulisoooyinka

12

Xaflad si Heer sare ah loo soo agaasimay isla amrkaana ay ka soo qayb galeen ardayda jaaamacada mudug university ,mas,uulyin ka socotay dowlad gobaledka galmudug iyo qaybaha waxbarashada dowlada galmduug ayaa waxa ay ka dhacday xarunta jaamcada mudug university ee magalada galkacyo

xafladan oo ahayd mi shahaadooyin lagu gudoon siinayay arday dhamaysatay umulisoonyinka ayaa waxa qudbado kala duwan soo jeediyay mas,uuliyinta dowlada gobaleedka galmduug iyo Maamulka dhaxe ee jaamcada mudug university.

Wasiirka Waxbarshada Dowlad Gobaledka Galmug Maxmad Cabdul Qaadir Xaashi oo Xafladaasi lagu Casumay ayaa Waxa uu Shegay in ay Maanta Tahay Guul u Soo Hoyatay Wasarada Waxbarashada Galmduug iyo Jaamacada Mudug university Waxana uu ku Amaanay Jaamacada Mudug Horumarka ay tiigsatay .

Dhan Kale Wasiirka Caafimadka Galmudug Cabdulaahi Jeemis oo Asna Dhankiisa Qudbad jeediyay Ayaa Waxa uu kula Dardaarmay Ardaydii Baratay Umulisooyinka in ay Sii Korar Sadaan Aqoontooda Si wayna loo gu Baahan Yahay Xirxada ay Barteen .

Sikastaba Xaflada ayaa ku Soo Dhamatay Jawi Dagan iyadoona Dhaman Ardaydii Baratay Xirfada Umulisooyinka la gudoon siiyay Shahaadooyinkii ay in muda ah dhoorayeen.

BY: samiir xasan adan

Email: codkamudugfm@gmail.com

                                     HAL KAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA ARDAYDA

1

2

3

4

05

12

13

14

15

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news