Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada: Kulan Lagu Dar Dar Galinayay Waxbarashada Dugsiga Jaamac Seed Oo Gaalkacyo Lagu Qabtay

2

Munaasabadaani Lagu Qabtay Schoolka Jaamac Seed Ee Magaalada Gaalkacyo Ayaa Waxaa Kaqayb Galay Madax Katirsan Galmudug, Waalidiin Iyo Qaybo Katirsan Bulshada Rayidka

Ujeedku Waxa Uu Ahaa Sidii Waalidiintu Kaalin Muuqata Ay Uga Qaadan Lahaayeen Dardar Galinta Waxbarashada Dugsiga Jaamac Seed Ee Magalada Galkacyo Waxaana Walidiinta Lagu Booriyey In Ay Kaalin Kaqataan Sidii Loo Dardar Galin Lahaa Waxbarashada Is Kuulkaasi

Waxaana Maamulka Scholkaasi Uu Walidiinta Kadalbaday In Iyaga Iyo Ubadkooda Ay Kafa ideystaan Waxbarashada Scholka

Waxaa Munaasabada Kahadlay Maamulaha Schoolka SiciidXasan Cusoble ,Madax Katirsan Wasaarada Waxbarashada Galmudug Iyo Qaar Kamid Ah Kaqayb galayaashii Munasabadaasi

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

6

7

8

9

10

11

12

13

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news