Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada: Kulan Lagu Tagerayay Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug oo Dowlada Hoose Lagu Qabtay

11

Xarunta Dowlada Hoose e Magaalada Gaalkacyo Ayaa Maanta Waxaa Lagu Qabtay Kulan lagu Taageerayay Golaha wasiirada Cusub ee uu Soo magacabay Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid Waaxaana Kulankaais ka Soo Qayb Galay Qaar Ka Tirsan Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug ,Qaybaha Kala duwan ee Bulashada . iyo Sidoo Kale Shacab ka kala YimiD 4 Xaafadood ee ay ka Kooban Tahay Magaalada Gaalkacyo iyadoona intii Ay Socodtay Xaflada ay Qubdado Kala duwan ka SOo jeediyeen Madax ka Tirsan Galmudug ,Odayaal Dhaqmeed iyo Sidoo Kale Mas,uuliyiin ka kala Socday 4ta Xaafafood ee Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid oo Qudbad Jeediyay aya Waxa uu Sheegay in isbadal Laga Sugayo Golaha wasiirada Cusub ee uu Mgaacabay Waxaana uu Tilmaamay in Dowlada ay Sii Wadaysi Dadaalada Lgau Hormarinayo Shacabka Dowlad Gobaleedka Galmudug

intii ay Socday Xaflada aya Waxa Goobta ku Sugnaa Dhalinyaro ku Labisan Clanka Soomaliya Kuwaasi oo isaga kala yimid Degmooyinka Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo Qayb Ka ahaa Xafladii Lagu Taagerayay Mgacaabista Golaha wasiirada Cusub ee Dowlad Gobaleedka Galmudug

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

6

7
8

9

10

12

55

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news