Dahabshiil-Gif
 
|

( Daawo Sawirada) Madaxwaynaha Galmudug oo maanta soo garay Galkacyo

Madaxwaynha Dawlad Gobaledka Galmudug Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid Ayaa Maanta Soo Garay Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka mudug

Soo dhawenta Madaxwaynaha Galmudug Ayaa Waxa ka Qayb Qaatay Mas,uuliyin Ka Tirsan Dawlada Gobaledka Galmudug ,Ardayda Gobalka ,Salaadiin iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Galmudug .

Madaxwaynaha Galmudug oo Qudbada Ka jediyay Garoonka Ciyaaraha cabdulaahi ciise ee Magalada Galkaacyo Ayaa Waxa uu Shegay in uu Wax Ka Qabanayo Dhisida Xafiisyada Iyo Hormarinta Arimaha Bulshada ee Deganada Dawlada Galmudug

ISku soo wada Dubo imanshaha Madaxwaynaha Galmudug ee Magalada Galkacyo Ayaa Waxa ay ku Soo Begmaysa Xili uu Safaro Kala duwan Madaxwaynaha uu ku kala Baxshay Degano Hoos YImaada Dowlad Gobaledka Galmudug

W/Q/   samiir xasan adan

rcmudug@hotmail.com

 

2 Responses for “( Daawo Sawirada) Madaxwaynaha Galmudug oo maanta soo garay Galkacyo”

  1. heersare says:

    madaxweyne qaybdiid waa hero waxuuna qabtay shaqo muhiima good job inu soo booqdo dhaman deganada galmudug, waxan ka fileyna inuu wax weyn ka badalo maamulka iyo dhibadata ka jirto deeganada galmudug, , laakin dad weynaha reer galmudug waxan kula talinaya iney midooban oo qilaafka iska dhaafan , ayna tageeraan dawlada cusub , wabillahi tawfiiq

  2. waxaa i farxad gelisay sida loosoodhaweeyey madaxweynaha galmudug abdi qaydiid waxaa muuqata isbedel iyo nolol cusub oo nafarxad gelisay hadaanahay shacabka galmudug ee qurbajoogta ah

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news