Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo sawirada Qaraxii Madaxtooyada DFS

DSC_0611Qaraxii 1-aad ee lagu furtay Albaabka Madaxrooyada Dhinaca Boodheere Shabaabkuna ay galeen gudaha Madaxtooyada

DSC_0564

Gaari ay ka dageen shabaabka hubaysan ee dagaalamay ee maydadkooda la soo bandhigay kadibna qaraxay

DSC_0575

Maydadka Alshabaabka ee DF ay soo bandhigtay Qaraxyada kadib

DSC_0579

Maydad kale oo al shabaab ah oo lagu bandhigay Banaanka Madaxtooyada Soomaaliya

DSC_0582

Maydad Shabaab ah oo laga soo Saaray Gudaha Madaxtooyada lana soo Bandhigay

DSC_0583

Dadkii oo Daawanaya maydadka Al shabaab ee weerarka ku qaaday Madaxtooyada

DSC_0584

 

Dadkii oo Daawanaya maydadka Al shabaab ee weerarka ku qaaday Madaxtooyada

DSC_0586

Ciidan Boolis ah oo ag taagan Maydadka iyo Wariye Sawiro ka qaadaya Maydadka

DSC_0588

Qaar ka mid ah Alshabaabka DF ay toogteen kuwaasoo tiradoodu tahay 7 Qof

DSC_0590

Wasiirka Amniga Qaranka oo shir jaraaid ku qabtay goobta lagu soo bandhigay Maydadka Shabaabka

DSC_0592

Gaarigii labaad ee ku qarxay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya

DSC_0594

Gaarigii labaad ee ku qarxay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo ay ag taagan yihiin Ciidamo iyo Wariyayaal

DSC_0608

Maydadka oo dadku Daawanayaan

DSC_0613

Darbiga Madaxtooyada ee uu ku qarxay Gaariga 1-aad oo Ciidamadu ay ilaalinayaan

DSC_0616

Qaar kale oo ka mid ah Maydadka

DSC_0619

Maydadka Shabaabka oo ku lebisan Dharka Ciidanada Dawladda oo maydkooda la soo bandhigay

DSC_0621

 

Cagafyada lagu soo qaaday Maydadka iyo Ciidamada oo ag taagan

 

qar

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news